Sign in to follow this  
Somali philosopher

Danguud Mogadishu

Recommended Posts

^^

Hore xataa waan arkay adigo arimahaan oo kale laguugu heysto marka shey cusub mahan. Tarzan aniga 3 jeer aan is aragnay, 2 jeer London baan isku aragnay markii 3aad Xamar aan isku aragnay and i believe waa guddomiyaha gobolka ugu fiican since dowladda dhexe dhacday, waa nin karti leh oo waxqabad daacad ka tahay, dadka ceynkaas waa in laso dhaweeyaa lana taageera, waa ninkii ka danbeeyay xarigii Maxamed dheere rageedi weeye

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tarzan Oo aad 3 jeer xididnimo iyo xigaalo middood isku aragteen baad rabtaa inaad iiga sheekeysid, waa adduunyo wareersan. Waryaa isagoo the British Parliament building laga saari rabey shir ka socdey oo security lagu dalbaday ma aragtay?:D anshax xumo awgeed. Waxyaabo aannan rabin inaan halkan ka sheegno hannagu khasib ninyahow ee na dhaaf!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Macallinka;849146 wrote:
SXB horta wax laqoro sifiican u akhri inta aadan comment kabixin. Aan kuugu celiyo:

Waxaan ku uri waan ka soo horjeeday ficiladiisa markuu wax uu ka dhiidhiyi jiray uu asaga layimid magartay? Laakiin si looga baxo midi midi kutaaga waxaa haboon qofkii wax wanaag aha layimaado in lagu taageero ama at least looqiro wuxuu qabtay ama qabanayo in ay yihin wax wanaagsan. Mafahamtay?

Muucaarad un yaa lagu jirin , qofka si kastoo u nicibtahay markuu wax wanaagsan samaynayo yaan la mucaaradin intaa magaratay?

Macallinka anigu Tarzan shakhsiyan uma haysto laakiin dadka yaan been loo sheegin baan qabaa......haddiise aan adiga taada kuu raaco Maxamed Dheere arrintiisa maxaad uga hadli weysey? Asba soo wax fiican muusan samayn oo Jowhar nabad kamuu dhigin, TFG-na kuma uusan soo dhaweyn?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;849154 wrote:

Maxamed Dheere warlord ayuu ahaa oo dil iyo qasab ayuu meesha ku joogay laakin this guy meesha sharci ayuu ku yimi si sharci ahna waa lgau badali that is the difference .

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol....he just didnt get the opportunity That M Dhere got that is what I beleive ee kama yaraysteen. Maxamed Dhere duqa Magaalada Muqdisho TFGbaa ka dhigtay ee xoog kumuu qabsan taasna ogoow. I did not agree with that balse just because meel baa laguu magacaabay does not mean that you are the right man for the Job; atleast not in Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;849158 wrote:

lool la iskuma haysto in M Dhere uu duqa magaalada ahaa laakiin arintu waxay tahay Tarzaan shaqo wanaagsan ayuu qabtay wuuna ku mahadsanyahay. The next Duqa magaalada waxaa laga rabaa asagana intaas iyo in ka wanaagsan uu qabto.....!

Marka adigu intaas unbaad u qiri la dahay sabatoo ah waxaa leedahay Personal ayaan u aqaanaa ! Taas af ma aha ee maxaa kaloo ninka ku haysataa?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this