Sign in to follow this  
Somalia

Faroole: Talks with secessionists not in the interest of Somalia

Recommended Posts

Somalia   

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirkii ay madaxweyneyaasha dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Somalilan shalay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraatka Carabta ku yeesheen.

 

Dr Faroole oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa tilmaamay in shirkaasi uu gaar u ahaa Shiriif iyo Siilaanyo islamarkaana uusan ahayn mid ay umadda Soomaaliyeed dani ugu jirto.

 

“balan gaar ah oo ay iyagu ku balameen buu ahaa, iyagaana dowladda Imaaratka ka codsaday inay istusto marka qoraal yar oo aan nina wax tareyn baa kasoo baxay sida meesha ku qoran” Faroole ayaa yiri

 

Mar la weydiiyey waxa uu is oran karo shirkaas wax kasoo baxeen ayuu madaxweynaha Puntland yiri: “waxay ku xiran tahay wixii la sheegay, meesha wixii ka yeeray wax Soomaali u dan ah ma ahayn”.

Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyey: “Sheekh shiriif wuxuu ku jiraa Kaambeyn doorasho, Siilaanyana Ictiraaf buu doonayaa marka waxay isu tari karayaan ma aqaan”.

Puntland ayaa horay u qaadacday shirkii ay dhowaan duleedka magaalada London ku yeesheen ergooyinkii ka kala socdey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland kadib markii laga tegey xubnihii metelayey Punltand ee dhinaca Federaalka ku jirey.

 

Haseyeeshee kulanka Shiriif iyo Siilaanyo oo noqday mid taariikhi ah waxaa soo dhoweeyey in badan oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid Soomaaliya midnimo iyo horumar u horseedi kara.

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Faroole hadii aanu ka mid ahayn wufuudda shirka ka qaybgalaysa waxaa loo qaatay in uu iska aamusnaado ilaa iyo inta uu shirku ka dhamaanayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Showqi;846553 wrote:
Faroole hadii aanu ka mid ahayn wufuudda shirka ka qaybgalaysa waxaa loo qaatay in uu iska aamusnaado ilaa iyo inta uu shirku ka dhamaanayo.

Ahem...:D

 

JIB_0506

 

JIB_0498

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Somalia;846535 wrote:
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirkii ay madaxweyneyaasha dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Somalilan shalay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraatka Carabta ku yeesheen.

 

Dr Faroole oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa tilmaamay in shirkaasi uu gaar u ahaa Shiriif iyo Siilaanyo islamarkaana uusan ahayn mid ay umadda Soomaaliyeed dani ugu jirto.

 

“balan gaar ah oo ay iyagu ku balameen buu ahaa, iyagaana dowladda Imaaratka ka codsaday inay istusto marka qoraal yar oo aan nina wax tareyn baa kasoo baxay sida meesha ku qoran” Faroole ayaa yiri

 

Mar la weydiiyey waxa uu is oran karo shirkaas wax kasoo baxeen ayuu madaxweynaha Puntland yiri: “waxay ku xiran tahay wixii la sheegay, meesha wixii ka yeeray wax Soomaali u dan ah ma ahayn”.

Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyey: “Sheekh shiriif wuxuu ku jiraa Kaambeyn doorasho, Siilaanyana Ictiraaf buu doonayaa marka waxay isu tari karayaan ma aqaan”.

Puntland ayaa horay u qaadacday shirkii ay dhowaan duleedka magaalada London ku yeesheen ergooyinkii ka kala socdey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland kadib markii laga tegey xubnihii metelayey Punltand ee dhinaca Federaalka ku jirey.

 

Haseyeeshee kulanka Shiriif iyo Siilaanyo oo noqday mid taariikhi ah waxaa soo dhoweeyey in badan oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid Soomaaliya midnimo iyo horumar u horseedi kara.

 

 

Horseed Media

NGONGE, Artikalka sida uu u oqoranyahay iyo sidaa uu Faroole u hadlayo waxaan u qaatay in aanu shirkaba ka qayb galin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Somalia;846558 wrote:
^^

 

WHY did you post it??!?!!!
:D
:D

Because it makes the Imam look even more foolish of course! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Jacaylbaro;846561 wrote:
So he was actually there , , looooooooooooooooool

Lol JB you get my point......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this