Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Vice President Officially Opens The New Parliament For The 28th Session Seating. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Baarlamaanka Puntland oo maanta uguuraya Dhismaha cusub ee Baarlamaanka, Xafladii oo saacado dib u dhacdey

Posted by Pi on June 16th, 2012

 

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxwayne ku xigeenka Puntland Jen. cabdisamad Cali Shire ayaa saacadaha soo socda furi doona Dhismaha cusub ee Baarlamaanka Puntland isagoo khudbad u jeedin doona Xildhibaanada Puntland oo maanta ka howl bilaabi doona dhismohooda cusub.

 

Qaban qaabada furitaanka Dhismaha baarlamaanka cusub ayaa iminka socota, xaaladaha kasoo cusboonaadey Degmada Tukaraq ayaa sacado dib u dhigey Madaxweyne ku xigeenka oo iminka isagu ah kusimaha Madaxweynaha iyo ninka ay talada guud ee Ciidanku ka go`do.

Dhismaha Baarlamaanka cusub ayaa waxaa isla maanta ka bilaabanaya kalfadhigii Xildhibaanada.

 

Faahfaahinta kala soco Pi

 

Puntlandi.com

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Garoowe: Kalfadhiga 28aad ee Baarlamaanka Puntland oo furmay

 

Updated:- 2 hours ago| 0 Commnets

 

Magaala madaxda Puntland ee Garoowe waxaa maanta ka furmay kalfadhigii 28-aad ee goalaha Baarlamaanka.

 

Furitaankii kalfadhiga waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin badan oo dowladda ka tirsan islamarkaana uu horkacayey madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayana xilka madaxweynaha Gen. Cabdisamed Cali Shire iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada.

 

Madaxweyne ku xigeenka oo isagu si rasmi ah kalfadhiga u furay ayaa Baarlamaanka warbixin ka siiyey waxqabadka dowladda ee ku aadan dhinaca siyaasadda, dhaqaalaha, la dagaalanka Burcad-badeeda iyo ammaanka.

 

Gudoomiyaha golaha Baarlamaanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa isna madaxweynaha warbixin ka siiyey waxqabadka Baarlamaanka isagoo sheegay in ay ku guuleysteen ansixinta shuruuc badan oo la horkeenay.

 

Kalfadhigan oo ah kii 28-aad ee ay isugu yimaadaan golaha Baarlamaanka ee Puntland waxaa soo xaadiray 48-mudane oo ka tirsan xildhibaanada Puntland.

 

Sawirada, khudbadaha mas’uuliyiinta iyo faah faahin dheeri ah dib ayaan idiinka soo gudbin doonnaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

 

 

im not happy with the parliament. disgraceful. Where is the electronic voting systems. Where is the PROPER parliamentary furniture. What a disgrace. Congratulations Somaliland you have outbeaten this crap parliament

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is a disgrace, wallahi I am quite let down about how this parliament turned out. Where the hell is this proper parliament furniture and electronic voting systems anything less it is a disgrace

IMG_1650.JPG

IMG_1654.JPG

IMG_1659.JPG

IMG_1662.JPG

IMG_1669.JPG

IMG_1673.JPG

IMG_1674.JPG

IMG_1675.JPG

IMG_1696.JPG

IMG_1703.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

How would anyone be able to read anything on that LCD TV? A projector would've been around the same price without the downside of being utterly useless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

The DR thinks PL is loaded with money~ the budget didn't allow for any fancy interior designers mate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

Puntland is short of Carpenters & Joiners imo ~ the way they installed the seats looks hideous, very cheap.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

They should have hired Dr Osman.

 

What bothers me the most is there is no one in that room with the balls to stand up and call a spade a spade. This is a disgraceful looking parliament for one of the major states in the Republic. What's with the Times Roman- lettering on the desks, or the silk covers on the tables, is this a soccer-match slash xaflad?

 

I again set my hopes too high when it comes to Somalis. Well at least S-;land did a reasonable job, and the reconstructed Federal parliament has the classic design to put us on par with the rest of the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As far as I know the SL parliament was entirely funded by Hay'adda Aweba, But at the same time they only funded 47% of Puntland's parliament. There are many many priorities before a fancy parliement building. Hospitals, schools, roads, etc should be first

 

 

 

Garowe (RBC Radio):- Kalfadhiga 26aad ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa waxaa saaka si Rasmi ah u furay Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr, C/raxmaan Sh.Maxed Faroole.

 

Madaxweynaha ayaa markii uu soo Gaaray Aqalka Golaha Baarlamanka ayuu Xariga ka jaray Dhisme Cusub oo loo Dhisay Gudiyada Hoogtada ah ee Baarlamaanka Puntland kuwaasoo ka kooban 11 Xafiis iyo Hool.

 

Waxaana kadib la guda galay Furitaanka shirka Golaha ,Gudoomiyaha Golaha C/rashiid Maxamed Xirsi ayaa ugu Horeyn ka warbixiyey Dhismaha Maanta Xariga laga jaray waxaana uu sheegay in ay ku Baxday Lacag Dhan $ 85000 oo Doolar ayna kala ahayd lacagtaas 47% waxaa Bixiyey Musharixiintii u Tartamay Doorashii Puntland ,$ 35,000 kun oo Doolarna

waxaa Bixisay Hay,ada AWEBA , Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in ay Haraa u tahay Golaha lacag dhan $3000 kun oo Doolar oo ka Hartay Dhismaha.

 

Qalabaynta 6 Xafiis oo ka mida waxaa ku Baxday Dhismahaan $45,000 kun oo Doolar waxaana Qalabaysay Hay,ada AWEBA, Gudoomyuhu waxaa uu u Mahad celiyey Shirkada Mubaarak oo Dhistay Xarunta uuna madax u yahay Eng, C/qaadir Ciise ,Waxaana iminka noo Haray oo aan ku Howlanahay Dhismaha Shirarka ee Golaha ,waxaan Rabaa

in aad Madaxweyne ka Qaybqaadato Dhismahaas.

 

Madaxweyne Faroole ayaa lagu soo Dhaweeyey Codbaahiyaha si uu ujeediyo Khudbadii ku aadanayd Kalfadhiga waxaana uu ka Hadlay Madaxweynuhu Khudbad dheer oo Dhinacyo Badan taabanaysa,waxaana uu ugu Horayn uga Mahadceliyey sida ay u Beekhaamiyeen Dhaqaalaha soo Galay Khasnadooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Now lets talk about what I do like.

 

I like this. Flags on the pole. I like the speaker in the middle with the government on the frontbench. Its Puntland's Front bench of ministers and leaders becuz they are the govt and accountable to the people. I also like the xog-haya the auditors below. its good for transparency so noone forgets what they said and what was agreed upon

IMG_1675.JPG

 

I like the tiles on the floor and the roof and the lights and windows. Its look clean but empty. I like the barricade for the Isimo on the left hand side and the press gallery at the top-end, but please get rid of the plastic chairs. The white barricade should have a replaceable alpine wood covering it, that clearly says what each section is. Like ISIMADA DAWLADA PUNTLAND. It should say also Press Gallery for the guys in the back. I wouldn't mind some red carpet thown in theyre to divide up the different m.p rows but that can only be done when the seating is thrown out and updated

IMG_1659.JPG

 

I am happy with the doors

IMG_1669.JPG

 

Finally the deal cruncher the m.p seating need to go. Its out-dated, un-necessary, and unacceptable. We need to invest into parliament proper equipment that will last for 20-30 years. Not re-use the same old thing

IMG_1673.JPG

 

Please like I said do not write on the walls. This is what happens when u do u start to cover it up with blue cloth

IMG_1673.JPG

IMG_1654.JPG

IMG_1696.JPG

 

If you want to use the walls theyre is many mediums out there that you can use like replaceable pine wood or even billboards. Leave the walls alone because the functions within that building can change but the wall will not and stay the same.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this