Sign in to follow this  
Aaliyyah

Saado Cali Warsame | New Song 2012 - Buuhoodle Maxaa Kayaala?..

Recommended Posts

Aaliyyah   

Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Sool joogto-

Lasanod Online. Saturday, June 09, 2012

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Buhoodle, ayaa sheegaya in jiida hore deegaanka Sool joogto uu ka qaraxay..

 

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada maamulka Khaatumo iyo maleeshiyada maamulka Somalidiidka.

 

Wararku waxay intaas ku darayaan in dagaalkani yahay mid xoogan islamarkaana gurxanka rasaasta waa weyn laga Maqlayo gudaha Magaalada Buuhoodle iyo Deegaano kale.

 

Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada xaq u dirirka maamulka Khaatumo ee Dagaalka kula jira maleeshiyada Somalidiidka, ayaa sheegay In dagaalku yahay mid xoogan ayna weerarka soo qaadeen maleeshiyada Hargeysa..

 

Dagaalkan ayaa hada weli ka socda jiidaha hore , iyadoo laysu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, ilaa hada lagama war hayo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan.

 

Kala socda Lasanod Online wixii kasoo kordha dagaalkan ka socda deegaanka Sool joogto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isn't it Ironic that this same Saado was only yesterday dancing to the tune of the one-clan secessionist against Siad Bare and today she is all of sudden for united Somalia. Spare me pleeeeease!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ms Garowe, sxb Saado yaga way tageertay oo way garabjoogtay markii la dulminayey oo dulmi marnaba ma tageerto, maantana way kasoo horjeesatay maanta oo ay yagii umad dulminayaaan.I don't think that is too hard to grasp. Dulmi diidow dulmi doon ha noqon ayeey horay Saado utidhi.

 

Waa yaabe laascaanod iyo buuhodle maxa ka yaala

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

warbixin:dagaalo goos goos ah oo xalay ka dhacay degaanka sooljoogto ee gobolka cayn

 

Deegaanka Sool-joogto Oo katiran Gobolka CAYN ayaa degan Kadib markii Xalay uu dagaalka halkaa kudhex maray Ciidamo katirsan maamulka Khaatumo iyo Ciidanka Soomaalidiidka ,Dagaalkan oo ahaa mid Mudo kooban soconayay ayaa waxaa khasaare ba,an kasoogaadhay ciidamada sNM Ee iyagu kusoo duulay Deegnaada Khaatumo.

 

Dagaalkasi aya ahaa,dagaalka looyaaqono ”Gorile War ”Kasoo ay qaadeen cutub kamid ah Ciidamada Khaatumo Ee Kusugan Jiidaha Ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Khaatumo Iyo Kuwa somaliland.

 

Mid kamid ah Saraakisha Hogaaminaysay Ciimada Maamulka Khaatumo ayaa Warbaahinta usheeegay usheegay Inay qaare aad uwayn ay Gaar siiyeen Ciidamada sida Gardarada ah ugu sooduulay Gobolada khaatumo.

 

Sarkalgan ayaa sheegay inay gawadhi tikniko ah aykagubeen Ciidamada SNM ah,Sidoo kalena ay halkaa kaga dileen ciidamo badan ayna dhawac badan gaarsiyeen Cusbitaaladada Burco iyo Caynaba.

 

Dagaalkan ayaa kuso beegmaya xili dhawaantan ciidamada Maamulada Puntland iyo SNM ay dhawaan werar kuqaadeen Magaalada Turakaraq Ee gobolka sool.

 

Wixii ka soo baxa warraka danbe kaga bogo Insha Allah

 

horufadhi.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ walee waa runta. Laakin dhib ma leh ninki caqligiisa ku fahmi wayey in uu gurigiisa ku ekaato ma kolay guri kale hadiyad lugu siin? mayee, ninki laha ba difacanaya.

 

Reer Khaatumo xaq bay ku taganyihiin. Gurigoodana ayeey difacanayan, marka ilaahay waa arka inay xaq ku taganyihiin oo wuu garab joogi.

 

Walee dulmi ma waaro. Ya ku dhaha reer waqooyi galbeed dib isku noqda oo dulmiga kuwa hogaamiya u horseedayaan iska qabta

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clashes like this happen all the time but some say the Militia from Buhoodle attacked the army because they wanted to proof that Xaglatoosiye didn't represent them. When he made peace with president Siilaanyo of Somaliland, it was just a desperate attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

A_Khadar;847891 wrote:
Dhib baahasto ninkii dad waalan deris la noqda..

Dadkaas iska dayee xitaa riyahoodii ayaan wadada laga mari karin Bacaaaaaaaaac-daas ayuun bay hayaan! waa wax wada qaadiraysan...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this