Somalia

Edna Aden Ismail Says All Somalis Terrorists

Recommended Posts

Abwaan   

XX...caddaaladdaada waan arkay oo "waa ciddaydan wixii ahi ma khaldamaan, waloow uu xitaa argagaixiso yahayna, wixii xun oo kastana Koofur baa leh". Taas cod kaa akhrisanaysa ma leh. Haddii Edno eeddadaeey ahaan lahayd xitaa arrintaan kuma taageereen. Waxaanse kunleeyahay "Waa la doogiyo, yaan lamdacaroon" oo wax halla iskula haro, su'aashii khiyaamahana waa naga dambeysaaa? Lol Ma qori bay wadatey, Soomaaliya qori keliya laguma burburin, ee aalado badan baa la isticmaalay. Malaha qaaraanka, Qabyaaladda, nacaybka, taariikh been ka sheegidda, hadalka, been-abuurka, taageerada indho-la'aanta ahi wax ma burburiyaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan bal waxad i sheegta halkay adna ku tageeri jirtay jabhadi jiri jiray ma ii sheegi karta anigu ma odhan reer Somaliland ma qaldaman laakin adigu waxad eed dusha uga saartay edna adan oo waligeed jabhad na tageerin dakhtar ka shaqeyn jiray marna marwo ahayd raisal wasaare marna hayada caafimadka ka shaqeyn jirtay. Abwaan adigu manad ahayn ninki hore u tageeri jiray kooxii islamiyinta eeh la dagaalaami jiray dawladi cabdilahi Yusuf maanta laakin wa kula fiicanyihin ciidamada shiisheeye eeh dalka dhex mushaaxaya, ta maxa la odhan kara?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

So you are telling me weligeed siyaasad kamay qayb qaadan, haddana caafimaad bay ka sheekeynaysaa?:D. Horta ma dhakhtarad baa mise ummuliso caan ah? XX...I was anti warlords and Ethiopian dominated politics and still am. Labadiiba meesha waa ka bexeen oo dowlad wax badan dhaanta tii C/llaahi ayaa joogta, waxaana daliil kuu ah, degaannadii laga qaxay intii itoobiya iyo dowladdii AY joogeen maanta waa lagu soo noqday, aqoonsi buuxda ayay caalamka ka haysataa, dad ka wanaagsan kuwii horena siyaasadda waa horboodayaan iyadoo weliba la filayo in kuwo ka sii wanaagsan ay beddelaan Ma dhaw Insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;840812 wrote:
So you are telling me weligeed siyaasad kamay qayb qaadan, haddana caafimaad bay ka sheekeynqysaa? XX...I was anti warlords and Ethiopian dominated politics and still am. Labadiiba meesha waa ka bexeen oo dowlad wax badan dhaanta tii C/llaahi ayaa joogta, waxaana daliil kuu ah, degaannadii laga qaxay intii itoobiya iyo dowladdii AY joogeen maanta waa lagu soo noqday, aqoonsi buuxda ayay caalamka ka haysataa, dad ka wanaagsan kuwii horena siyaasadda waa horboodayaan iyadoo weliba la filayo in kuwo ka sii wanaagsan ay beddelaan Ma dhaw Insha Allaah.

 

Siyaasada Somaliland bay ka qeyb qaadatay waxay ahayd wasiir taasi ma denbi ba anigaga kula hadlayo ba Somaliland wax ka so dhisay, Laakin adigu waxad leedahay waxbay so burburisay wa halkanu isku khilaafsanahay, iyado dagaal kama qeyb qadaan. Dawladu wa tii Cabdilahi yusuf uun Xabashida dalka joogu wa isla iyagi uun , waxa is badalay uun Alshabaab ba qaraxyadi is midaminta badiiyey. Dowladi cabdilahi Yusuf ba aqoonsi buuxda wa haysatey tana wa haysata beriga ciidan xabashi uun ba joogay hada ciidamo kale ba jooga oo dheraad ah. Dhinac hada laga eego Cabdilahi Yusuf dawladisa waxay arkeysey islamiyintan kalee eeh so badanaya laakin adigu beriga waad ka so horjeeday waxad odhan karta sheikhan hada meesha haysta ba dhama oo mala dee meelaha qaar u dhago nugul.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Man I love Edna. She tells it like it is. Enough with the excuses, Somalia shape up. Somalia is synonymous with Piracy, Terrorism, and Starvation. It is time to make a U-Turn and get off the path of destruction. Don't hate Edna for stating the obvious nobody wants to be part of Somalia. In fact if Somalia had an alternative they too would not want to be a part of this failed state.

 

P.S. Abwaan I fail to realize how Somaliland contributed to the chaos that is Somalia. Maybe you could explain to us why Somalia should blame their failings on Somaliland. I'd really like to hear this one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX...Soomaalidu waxay tiraahdaa "Af qoyani hadal ma daayo" meesha ma hadal un baan ku haynaynaa? Dagaalkii Cigaal Waqooyiga ka ridaey horta taariikhda waa ka saari rabtaan miyaa? Siyaasaddii Koofurta jagasareerka ku riddey bay iyada, Cigaal iyo kuwo kale oo badan oo Waqooyi ka soo jeedaba hormuud ka ahaayeen. Taasna ma inkiri kartid. Adigu wax dhisid iskaba caaye, kuwa Joofur ina degto ka soo horjeeda ayaadu horraysaa, markii la miisaamo fikirkaaga SOL. Marka Koofur sidaas ku sii baabi'i mayso, Waqooyina sidoo kale, shalayba markii la burburiyey waxbaa ka haray haddana waa ka soo kabsatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;840823 wrote:
XX...Soomaalidu waxay tiraahdaa "Af qoyani hadal ma daayo" meesha ma hadal un baan ku haynaynaa? Dagaalkii Cigaal Waqooyiga ka ridaey horta taariikhda waa ka saari rabtaan miyaa? Siyaasaddii Koofurta jagasareerka ku riddey bay iyada, Cigaal iyo kuwo kale oo badan oo Waqooyi ka soo jeedaba hormuud ka ahaayeen. Taasna ma inkiri kartid. Adigu wax dhisid iskaba caaye, kuwa Joofur ina degto ka soo horjeeda ayaadu horraysaa, markii la miisaamo fikirkaaga SOL. Marka Koofur sidaas ku sii baabi'i mayso, Waqooyina sidoo kale, shalayba markii la burburiyey waxbaa ka haray haddana waa ka soo kabsatay.

Lets say the late Cigaal was responsible for the short clashes in Somaliland what does that have to do with Edna adan since when is Edna adan Cigaal. Sorry i don't see the logic behind you're argument. Here is the problem with you in Somaliland they don't blame their problems on others i have never seen a Somalilander blaming the clashes in-between 1994 and1996 on Koonfurians?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;840785 wrote:
Adigu jawaab waxad edna adan ku masibaday maxay xumeysey? ma qori bay sidatay 1991 ma qori bay sidatay 1981 , haweeney odaygi cigaal qabi jiray bay ahayd siday wax u xumeysey maxay baas eeh horseeday anigu cidna reer kuma difaacayo laakin dee cadaladaan ka shaqeya?

XX, hadalka iyo ereyga waqooyi waxba kama aha. koonfuur wuxu noqdaa xabad camal. waxa dhacday bari qaar ayaa yidhi hala laayo reer hebel, and many did attack reer hebel.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.