Sign in to follow this  
Siciid1986

Weftigii Somaliland oo ka hadlay shirkii Istanbul

Recommended Posts

005-1024x768.jpg

 

 

 

“Arrimihii aanu shirkan Istanbuul u nimid waxay ahayd casuumad iyo marti-qaad aanu ka helay dalka Turkiga. Waxyaabihii aanu u nimidna waxa ka mid ahayd 1-Inaanu Somaliland qeybteeda ka hesho wax kasta oo taageero ah sida dhaqaalaha iyo mucaawimooyinka. 2. Waxa kale oo aanu u nimid inaanu dawladda Turkiga oo u soo banaan baxday inay arrimaha Soomaalida wax ka qabato inaanu u sharaxno kana dhaadhicino himiladda iyo qadiyadda Somaliland. 3- in aanu wadamadda aduunka ee shirkan ka qeyb galay la yeelano shir doceedyo ah kala yeelano arrimaha siyaasadda iyo horumarka ee Somaliland ka socda,”ayuu yidhi Wasiirka arrimaha dibadda oo shirkaasi markii uu soo xidhmay la hadlayay saxaafaddu.

 

Wasiirka oo ka hadlayay qodobadda Shirkaasi ka soo baxay ee khuseeyay Somaliland wuxuu yidhi “Qodobadda muhiimka ah ee shirkaasi ka soo baxay ee Somaliland khuseeya ee aanu filaynay inay nooga soo baxaan waxa nooga hirgalay 1-In balan-qaadkii baaqa ahaa ee ka soo baxay shirkan in dawladda Turkiga iyo dawladihii kale ee shirkan balan qaadka ka sameeyayba ay balan-qaadeen inay wixii dhaqaale ah iyo horumarin ah ay toos u siinayaan Somaliland wixii kaga soo hagaaga mucaawimaddii halkan lagaga dhawaaqay. 2-Waxa nooga soo baxay waxaanu shir la yeelanay Raysal wasaare ku xigeenka Turkiga iyo wasiirka arrimaha dibadda waxay sheegeen inay Somaliland ka furaynayso xafiis qunsuliyad ah iyo xaga horumarinta ah si ay muwaacimadda Turkiga iyo Somaliland u noqoto mid toos ah.3- waxay Somaliland fursad u heshay shirkan oo ay ka soo qeyb galeen lixdan dal inay ka soo jeediso dareenka shacbiga iyo himilooyinka qaranka Somaliland. 4- qodobkii ku baaqayay inay wada hadal Somaliland iyo Soomaaliya yeeshaan wada hadal ayaa ka mid ahaa isna qodobaddii ku soo baxay war-murtiyeedkii shirkaasi laga soo saaray.”

 

Dr. Maxamed Cabdilaahi wuxuu intaasi ku daray inay Raysal wasaare Ku xigeenka dawladda Turkigu uu dhawaan socdaal rasmi ah ku iman doono Somaliland.

 

481252_3616331679920_226751054_n.jpg

 

542370_3616350760397_1022676373_32748683

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This another positive step forward after the Londen Conference. Somaliland politicians sitting around a table with politicians from Somalia.

 

I hope they meet again after august and meet without foreign players. the next conference should be in Somalia, my preference goes to Lascanood or Taleex, Somaliland and Somalia politicians hosted by Khatumo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very good more than what i was expecting (Istanbul is not London) Their is alot of work to do to change Istanbul. Turki madax buur maaha dad fudayd ku dhaqaaqa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samsung   

Somalia;837422 wrote:
These niggas, relax everyone has one.

 

al.jpg

Why you had to ruin it for them horta? Siciid1986 really thought Istanbul conference recognized beesha Somaliland. :eek:

 

Now their little card of recognition, they were hoping to run to Hargeysa with seems recognized names of the different political entities and regions in Somalia. Comprehension is not so great in the Triangle take it easy on them from now on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this