Sign in to follow this  
Abwaan

Dr.Bashiir Nuur-Bidaar Xasan Looyaan Oo Ka Mid Noqon Doona Musharaxiinta Bisha August 2012

Recommended Posts

Abwaan   

Mooge....:D Dr. Bashir wuxuu ku xisaabtamayaa, codadka xildhibaanno badan oo Soomaaliyeed not beel qura, beeshuna Soomaalida ayay ka mid tahay ee ogoow. What are the three votes that you are talking about? you know that he has a better chance than Farmaajo and Abdiweli. :D causee they are being accused of stealing public money HE HAS NOT. Also, You don't become a Somali presdient by paying IDPs, websites or having more clan volunteers at Fadhi-ku-dirir.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

abwaan, so far nur bidar has secured 3 solid votes ninyoow. farmaajo actualy asked few odeyaal to stop bidar from dividing the votes meel ma gaaraye. but odayashi way ku gacan sayreen. this is fadhikudirir fact ninyoow and you know it is always almost true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge, adna fadhi-ku-dirir iyo waxaad ku-tiri-kuteen ka soo uruurisay baan hayaa, aniguna xog toos ah oo aan shakhsiyan helay baan hayaa yaase kuu sheegaaya wixii jira.

Hadda ka dibse hadalladaadu waa ka fiirsi haddiiba waxaanoo kale aad noo sheegtid.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Shabakada wararka ee Gedotimes oo raali galin kabixineysa warbixin shalay si khaldan nagu soo gaartey

 

*

 

Muqdisho 27 August 2012 (GT)- Dhamaan Shaqaalaha iyo Hawl wadeenada shabakadda wararka ee Gedotimes.net *waxay raali galin kabixi nayaan warbixin shalay si khaldan uga baxdey webkaan gedotimes warbixintaas oo kusaabsaneyd in mudane Bashiir Nuur Looyaan uu kamid ahaa musharixintii utanaasushey mudane Farmajo iyadoo xiri uu gedotimes lasoo sameeyeyne uu arinkaasi kaga cawdey,

*

Mudane bashiir Nuur looyaan ayaa kamid ah musharixiinta utaagan xilka madaxtinimada soomaaliya isagoo xusey inuu rajo wanaagsan kaqabo inuu kuguuleysto xilka madaxtinimada Soomaaliya oo kal hore uu shaaciyey inuu yahay musharax utaagan xilka madaxweynanimo ee soomaaliya*

Bashiir Nuur looyaan waa aqoonyahan soomaaliyeed haystana darajada PHD isagoo shaaciyey inuu yahay musharax utaagan xilka madaxtinimada soomaaliya*

Mudane Bashiir oo lasoo xiriirey xafiiska wararka gedotimes ee Muqdisho ayaa tibaaxay ineysan jirin wax tanaasul ah oo uu sameeyey isagoo hoosta kaxariiqey inuu yahay musharax utaagan xilka madaxweynanimada soomaaliya kuna raja weyn inuu kuguuleeysto,

*

"waa been abuur la iga sameeyey inuu jiro wax tanaasul ah oo aan sameeyey waxaan usheegayaa maamulka shabakada wararka ee gedotimes inuu warkaas yahay mid aan sal iyo raad toonaa laheyn waana idin kaga mahadcelinayaa sida aad ushaqeyneysaan ayaa hadaladiisa kamid aheyd "*

ugu danbeyntii maamulka iyo hawl wadeenada shabakada warara ee Gedotimes waxay marlabaad raali galin buuxda kabixinayaan warbixintaas sida khaldan nagu soo gaartey inagoo sidaas usameyneyna sumcada iyo xushmada aan kudhexleenahay bahweynta saxaafada*

*

mahadsanidiin*

maamulka shabakada wararka ee gedotimes

 

http://www.gedotimes.net/index.php?option=com_content&view=article&id=1245:shabakada-wararka-ee-gedotimes-oo-raali-galin-kabixineysa-warbixin-shalay-si-khaldan-nagu-soo-gaartey&catid=53:menu-items&Itemid=101

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MUSHARAXA DR. BASHIIR NUUR XASAN LOOYAAN OO HAMBALYO U DIRAY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE BAARLAMAANKA PROF. MAXAMED CISMAAN JAWAARI.

Written by* Administrator

on Aug, 29 2012

*

*

Dr. Bashiir Nuur Xasan Looyaan oo ka mid ah musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweyne ee lagu wado inay dhacdo maalmaha foodda nagu soo hayo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, taasoo ku aadan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee loo doortay.

Waxaa sidoo kale uu musharaxu hambalyo iyo bogaadin* tan la mid ah u diray Guddoomiye ku-xigeenka kowaad Jeylaani Nuur Iikar iyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad Mahdi Cabdulle Cawad.

*

*

Waxaa musharaxa Dr. Bashiir uu Guddoomiyaha cusub iyo ku-xigeenadiisaba Ilaahay oga baryay in uu fududeeyo Masuuliyaddaan culus ee loo igmaday,isagoo dhammaan mudanayaasha kale *ee Baarlamaankana ugu baaqay inay ula shaqeeyaan si daacadnimo iyo ismaqal ku dhisan.

 

Mushaxa Dr. Bashiir oo ka mid ah mushaxiinta ugu aqoonta badan ayaa xusay *in Baarlamaanka ama Golaha Shacabka oo ah* hay,adda ugu saraysa Dalka ay saaran tahay musuuliyad aad u weyn oo u baahan hawlkarnimo iyo* caddaalad.

 

Dr. Bashiir Nuur Bidaar waxaa sidoo kale uu Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto ugu baaqay in ay kaalin lixaad leh ka geystaan dibu-dhiska Dalkooda hooyo, isla markaana ay si xushmad leh ula shaqeeyaan Dawladda Cusub ee dhalan doonto, si looga baxa marxaladda bur-burka ee waqtiga badan soo jiitamaysay.

 

Ma,aha musharixii ugu horeeyay ee Guddoomiyaha Baarlamaanka Cusub u diray hambalyo noocaanoo kale ah, waxaanna tallaabadaan ay ku soo beegmaysaa iyadoo ay horey musharixiin kale hambalyo tan la mid* ugu direen Prof. Maxamed Cismaan Jawaari.

 

Gedonews, Xafiiska Muqdisho

Webmastergedonews@gmail.com

*

Print Email

 

http://gedonews.com/index.php?option=com_k2&view=item&id=589:musharaxa-dr-bashiir-nuur-xasan-looyaan-oo-hambalyo-u-diray-guddoomiyaha-cusub-ee-baarlamaanka-prof-maxamed-cismaan-jawaari&Itemid=192

Share this post


Link to post
Share on other sites

You cant reason with a fool. Just their nicknames enough to tell a lot about these individuals. Dr. Looyaan needs not approval from some sick low self-esteem nobodies. His educational and professional achievements speaks volume for itself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Allamagan support Farmaajo for the president . Loyan is educated man no doubt but Farmaajo is more experience in terms of Somali politics and has solid support of people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Allamagan;864430 wrote:
You cant reason with a fool. Just their nicknames enough to tell a lot about these individuals. Dr. Looyaan needs not approval from some sick low self-esteem nobodies. His educational and professional achievements speaks volume for itself.

Allamagan - sxb the guy has a commendable qualifications, laakiin don't fell into Abwaan's trap. lets be honest, Loyaan chances are very slim, its Farmaajo who enjoys enormous following.

 

Abwaan - So, Gedo Times recanting their story means he has base support?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka & Yunis, I agree with you, I though some people here was questioning whether he is qualified for this or not. What I am talking about is who can get us out of this mess, who has what it takes to be a good president and Looyan is amongst those few I believe they can. You right Farmajo is favorite even according to William Hills bookies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Yunis;864432 wrote:
Allamagan - sxb the guy has a commendable qualifications, laakiin don't fell into Abwaan's trap. lets be honest, Loyaan chances are very slim, its Farmaajo who enjoys enormous following.

 

Abwaan - So, Gedo Times recanting their story means he has base support?.

Yunis, you are the one with the trap and hiding sub sub sub clan support for Farmaajo. Dr. Bashir is way more edcated and experienced than this emotion-driven Farmaajo that few Aala-Shiikh friends of his picked for the PM post and could not do his job but got busy on khidbooyin qiiro leh iyo dadkoo been loo sheego.:D

 

Macallinka;864435 wrote:
^ @ Yunis, waa run Abwaan waa sharif sakiinka SOL
;)

Macallinka loooool....Waaba la is caynayaa miyaa?:D War ninkaan Yunis ha dhegeysan ee please support Dr.Loyan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Addow is my second candidate so waan isu dhawnahay, balse Dr. Loyan is my 1st choice. Sorry, Farmaajo haba igu sheegin.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan,

Qof farmaajo kaa dhiciyaad u baahan tahay sida Mooge Gaas kaaga dhiciyey. Cadow baad rabtaa markaasaad farmaajo wax ka sheegaysaa. Maalin hore waxaad lahayd Farmaajo wuxuu yiri ciidanka mushaar lama siin. soo runtiis ma ahan? aflagaadad jooji ninyohow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this