Sign in to follow this  
Abwaan

Dr.Bashiir Nuur-Bidaar Xasan Looyaan Oo Ka Mid Noqon Doona Musharaxiinta Bisha August 2012

Recommended Posts

Abwaan   

Here is the presidential candidate that Somalia needs! I endorse Dr. Bashir Nur Hassan Loyan to be the next president of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

loool abwaan. waxa tahay kaftanle. waa sheekadii maslax miyaa. aabihii nuur bidaar was good example of corruption in somalia. it was wrong what moqdisho people did to him finaly but it gives you idea of how much he was hated by people.

 

ii wad shekada ninyow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge, Nuur Bidaar anigu shakhsiyan ma aqoon AUN laakiin dadka garanayey wax xun iigama sheegin. Waxaan ogahay in ubadkiisu ay yihiin dad wanaagsan, nolol horumar lehna gaarey Ilaah ha u siyaadiyee. Nuur Bidaar AUN sidaan filayo isagoo mas'uul dowladeed ah ayuu Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed dhiganayey. Just because he was killed in Mogadishu does not mean people hated him that much and to proof you wrong, others were also killed on different dates e.g. Prof. Ebyan, was he hated? No. Saaxiib dadka qabiil iyo dano kale haddii aad leedahay ha xagxagan. Was Cabdi Bashiir Indhabuur hated by dowladda Soomaaliya just because military police individuals killed him? No. Anigu codkayga Bashiir baan siinayaa, Soomaali baanan wadaagnaa, kuwo iiga sokeeyana ma doorteen waayo isagaa ka mudan! Qabyaaladda iyo xasadka hallaga gudbo please.

Anigu Dr. Bashir kuma cabsiinayo but even if you think his father made mistakes, this has nothing to do with him.

FYI Maslax is different, dhibka Soomaaliya ayuu shakhsiyan qayb ka ahaa anigu sidaan qabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

ciyarta naga daa abwaa iyo aflagadada yaan kugu xanaaqin.

 

ina nuur bidaar maahee yaa kale oo haysaa abwaan? noloshooda dad badan baa dhisay haday tasi tahay the only quality required. lol.

 

saxiib hadaa tihiin ninka noo sheeg dee oo waxad tirhada mooge saxbikeey hala tageero. looooooool. wasiir ba lagu balan qaday hada wax buunbunisid noo sheeg runta. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Mooge - Reer aakhiro wax kastooy shaqaysteen - ma dhashoodaad gunta ooga xiri kartaa, inuu raadiyo ama helo president waa xuquuqdiisa.

 

Abwaan - you will forsake your beloved shareef for Bashiir. sheekaad la timid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Yunis;836436 wrote:
Mooge - Reer aakhiro wax kastooy shaqaysteen - ma dhashoodaad gunta ooga xiri kartaa, inuu raadiyo ama helo president waa xuquuqdiisa.

 

Abwaan - you will forsake your beloved shareef for Bashiir. sheekaad la timid.

Yunis, This is politics saaxiib, and here is the candidate I was talking about the other day. I wasn't joking at all. Sharif is our president, just because I did not admire Farmaajo does not mean I am a Sharifist:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;836435 wrote:
ciyarta naga daa abwaa iyo aflagadada yaan kugu xanaaqin.

 

ina nuur bidaar maahee yaa kale oo haysaa abwaan? noloshooda dad badan baa dhisay haday tasi tahay the only quality required. lol.

 

saxiib hadaa tihiin ninka noo sheeg dee oo waxad tirhada mooge saxbikeey hala tageero. looooooool. wasiir ba lagu balan qaday hada wax buunbunisid noo sheeg runta. lol.

Mooge, waxba la iima ballan qaadin. I just don't understand waxa ku gubaya? Qabiil? Masayr? Oh, your name says all, Waxba lama socotid oo wax walba waad moogtahay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

abwaan waa mooge. waxaan ogahay oo keliya runta. lool. inta kale moogi.

 

hadalkaga waxan ka dhadhansaday ninku saxiib ba tihin. wasiirkee rabtaa? loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liban   

Brother Abwaan,

 

Don't you get it. It is not about I hold 10 different degrees so i deserve to be president. Such candidates with impressive, exaggerated CV's have no chance. You can campaign all u want. Trust me though, next president coming from the circle u are used to in the past 10 years. May be he can get prime minister if he fits the 4.5 bill depending on elections out come.

 

In my humble opinion, shariif sakiin deserves that seat not coz he holds10 degrees and is an intellectual, but because he is the best politician in Somali politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

One of the most well qualified Somali men I have ever had the chance to meet. A long time executive at IBM with strict professionalism and impressive work ethic. He is one of the main go-to-guys for Asia-Pacific rim region and is based in Japan. The man is simply cut above any actor I have seen in Somalia's politics the last 20 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this