Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalilands Wadani party opens political office in Belgium+PICS

Recommended Posts

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo xafiiskiisii u horeeyay ka furay magaalada Brussels gudoomiye cusbna u magaabay wadanka Belgium

 

Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid(Daawo Sawiro)

 

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa si rasmi ah xafiis uga furay una magacaabay gudoomiyaha ururka Wadani ee Belghium Mr Yasiin Cabdilaahi, xaflada wanqalka xafiiska aya waxa kasoo qayb galay taageerayaal fara badan oo ka kal yimid wadamo badan oo europe ah.

 

Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid wadamada jaarka lah Belgium , waxaana si doo kale xaflada wanqalka ka soo qayb galay saxaafada Somaliland iyo marti sharaf kale.

 

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa u qudbad uu ka jeediyay madasha lagu furayay wanqalka xafiiska Wadani Belgium ayaa sheegay in loo baahan yahay in isku duubni markasta la muujiyo markastana danta umada laga horaysiiyo tan gaarka ah, xisbigiisana hadafkiisu yahay kaasi oo hadii uu xukunka ku gulaystana uu wax badan ka qaban doono wadanka , waxaanu ilaahay uga baryay gudomiyaha cusub ee wadankan Belgium Yaasiin Cabdilaahi Cali in ilaahy u fududeeyo xilka loo dhiibay

 

w3-600x450.jpg

 

w-600x450.jpg

 

w14-600x450.jpg

 

w2-600x450.jpg

 

w11-600x450.jpg

 

w8.jpg

 

w13.jpg

 

7282457240_8d82e5a242.jpg

 

7282458786_3690d83321.jpg

 

7282458434_c333205fc2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this