Sign in to follow this  
galia

Re: How to Defeat Somaliland Haters

Recommended Posts

galia   

Some lowlife made a thread called "How to Defeat Somaliland Haters".

 

Lets get some things straight Somaliland is not a nation nor a country but just a tribal fiefdom, primarily consisting of only one clan.

 

It is an epic failure and a JOKE. LOL

 

Even Punk-land controls a larger territory than Somaliland.

 

And don't forget SSC wants to remain a part of S.O.M.A.L.I.A.

 

 

Goodbye pretenders and by the way your tribal flag has the ugliest design

 

Besides he did the right thing after all, God Bless

siad_barre_004.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

Madaxweyne Siyad Bare ,May allah rest him soul in heaven. Nin caqli badan buu ahaa waayo waxa uu yaqaanay sida loola dhaqamo SNM iyo taageerayasheedaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Yes Allow Dadkan Caafi, Ninyahow Taleexi Waxaa Cagaaranee Dushaada Dhooban 4 Bey Ahaayeen Anna 6 Baan Sitay Sidey Ku Dhacday Inaad 7 Sii Mareyso Anna Aanan Dhaafin 6 deydii :D War Dee Wax Iga Sii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

wyre;835159 wrote:
Yes Allow Dadkan Caafi, Ninyahow Taleexi Waxaa Cagaaranee Dushaada Dhooban 4 Bey Ahaayeen Anna 6 Baan Sitay Sidey Ku Dhacday Inaad 7 Sii Mareyso Anna Aanan Dhaafin 6 deydii
:D
War Dee Wax Iga Sii
:D

Meeshiiba Xero Xiddigaha la iskugu faano baa laga dhigaye....Misa sawirka siyaad baa ku xusuusiyay barigii kacaanka ee la isku tixi jiray..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Wyre: Malaa sida ay u kordhaan ama u yaraadaan waxay ku xidhan tahay kolkaad golahan ku soo biirtay. Ma hubo, waxaa kaloo jiri kara in doorsoomayaal kale tirada afar-geesoodka cagaaran saamayn ku leeyihiin. Haddaan awoodo, waa kula wadaaagi lahaa balse xannibaad baa waxa ina saaray hawlwadeenada golahan sidaas darteed iimaanso xoogaaga Alle wuu kuu barakayne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War general siad bare ma waxay is leeyihin walaga baqanaya isagu xamar ka khudbadayn jiray baanu ogayn bakooradisa yar bu qaadan jiray sidi odaygi Mabuuto seeko seeko, War madaxweynihi hore Somalia hala dayo maanta wa inaga hooseya eh alayaraxma.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Ma Sidaa Baad Ileedahay :D

Anigu Waxaan Is Iri Howlahani Waxa Loogu Talagalay Tolka, Adna Berigi Lagugu Taxay Wyreyow Waa Lagugu Qaldamay Oo Tolkaa Lagu Moodayay, Maantey Garowsadeenoo Wey Kaa Reebteen :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this