Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland and Galmudug Withdraw Participation at Istanbul Conference II on Somalia Joint Statement

Recommended Posts

galia   

Moonlight believe me Caalin no longer represents the people of Galmudug. He is no longer the president of Galmudug.

He has been chased out by the people as a corrupt rat.

 

The elders of Galmudug support Turkey and have already left somalia via Mogadishu for the conference to be held in Istanbul.

 

I know that all Somali's are supportive and happy of Turkey's centralised approach towards Somalia.

Galmudug wants to be controlled from Mogadishu, we support that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Breaking News:- Puntland iyo Galmudug oo qaadacdey shirka ka dhacaya Turkiga

 

Posted by Pi on May 27th, 2012

 

WAR DEG DEG AH:- Puntland ayaa maanta soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddaysay inaysan raalli ka ahayn sida loo maamulay iyo qaabka loo soo xulay shirarka ka socda Istanbul oo ay ka mid yihiin kuwa “bulshada rayadka ah” iyo kan odayaasha dhaqanka, aysanna ka qeyb-galayn. Madaxweynaha Galmudug, Caalim, ayaa isaguna mawqifkaas la qaatay Puntland. War-saxaafadeedka wuxuu ku soo bixi doonaa war-sidayaasha Soomaaliyeed iyo idaacadaha sida BBC-da

 

Warka oo faahfaahsan goor dhow naga filo

 

Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka ay wada jirka susoo sareen Puntland iyo Galmudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland iyo Galmudug oo qaadacay shirka Istanbul

 

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa qaadacay shirka Soomalida ee ay dowladda Turkigu marti gelisey ee dhici doona bisha soo socota ee June.

 

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo madaxweynaha Gal-mudug Maxamed Axmed Caalim ayaa kulan ay yeesheen kadib go’aankaas si wada jir ah u qaatay.

 

Labadan mas’uul oo maanta laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da la hadlay ayaa sheegay inaysan shirkaas ka qayb geli doonin.

 

Waxayna sababta ay talaabadaas u qaadeen ku sheegeen inay tahay maadaama uu shirkaasi yahay mid xanbaarsan ujeedooyin gaar ah.

 

Waxa kale oo ay sheegeen in shirkaas aysan ka haysan macluumaad badan islamarkaana ay ka qayb gelayaan shakhsiyaad ay dad gaar ahi soo xuleen.

 

Lama oga saameynta uu go’aanka ay sida wadajirka ah u qaateen Galmudug iyo Puntland ku yeelan doono shirka Istanbul.

 

Waxaana horay shirka Istanbul u qaadacay maamulka Somaliland inkasta oo maanta wasiirka warfaafinta ee Somaliland uu sheegay in 4-xubnood ay uga qayb gelayaan.

 

Farole-Alin2-640x480.jpg

Farole-Alin1-640x480.jpg

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Spoilers......Somalia will not be hijacked by individuals and groups.....beleive me waxay u egtahay waa baa beryey, "Looma dhamma phrase is finished":D. Waxaan ku rajoweynahay in dowlad taag leh oo taageero caalami ah haysata la soo dhisi doono insha Allaah. Faroole, Caalin iyo ciddii hor istaag is tiraahdana liiska war criminals-ka ha iska fiiriyeen. Lol

 

Intah hal magaalo khad cagaaran u yeeleen, oo laba madaxweyne ka noqdeen bay leeyihiin isku fikir baan nahay...yaa waxaas loo sheegaa? Xitaa isku ceel biyo lagama cabo, that is really sad, dad muslim ah oo Soomaali isla sheegta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Markay puntland tidhi waa qadacday shirka ayey somalilandna tidhi waan imanaya lool. Somali politics humor me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Somalis being Somalis

 

Galmudug and puntland leaders should be labeled as spoilers and obsticale to peace.

 

They said yes to adis ababa meeting why not Istanbul , I guess they mad because they have not recieved aid from turkey

or ethiopia is not happy with the meeting.

 

War waxaan jahiliita ka qabto umada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;834714 wrote:
The funny thing is, none of you will ever understand any of Puntland's political moves.
:D

you mean Istanbul 2 waxaa lagu qaban doonaa Sinujiif.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

These two have benefited the status quo greatly and want to keep it that way. On the letter, they have signed, these two clowns point out Addis ababa's sham meeting as legitimate progress for Somalia, while denouncing Turkey efforts as misplaced, driven by Turkey's interest.

 

This is a joke. these Clan region leaders, get full Tolka support with every dumb move they make - its no wonder Somalis suspicion and mistrust run deep.

 

waxan maqli jiray 'labadii xaaraanta ku heshiisa - xalaashay ku coloobaan".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this