Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Azania captures Afmadow

Recommended Posts

Kenya says seizes Somali rebel bastion of Afmadow

 

Reuters – 21 mins ago

 

NAIROBI (Reuters) - Kenyan ground forces captured the Somali rebel redoubt of Afmadow on Wednesday, a military spokesman said, and were closing in on the port city of Kismayu, the hub of al Shabaab militants' southern operations.

"(We have) secured the town of Afmadow," Major Emmanuel Chirchir said on the social media site Twitter.

Kenya sent troops across the border into Somalia in October, blaming al Qaeda-linked insurgents there for a string of kidnappings on Kenyan soil that threatened to harm the east African country's tourism sector.

The Kenyan incursion is part of a three-pronged offensive against the Islamist al Shabaab, who are also battling Ethiopian troops in central Somalia and an African Union force near the capital, Mogadishu.

The coordinated military push against al Shabaab has seen the militants surrender chunks of territory over the past nine months. Kismayu, where most of the group's foreign fighters have historically been based, remains its most significant bastion.

Al Shabaab, which formally merged with al Qaeda earlier this year, has responded by resorting more to guerrilla-style tactics such as suicide bombings and hit-and-run grenade attacks.

On Tuesday, Kenyan battleships patrolling off Kismayu struck al Shabaab positions in the port city after the rebels fired anti-aircraft guns at them.

Chirchir said 11 rebel fighters had been killed by shells from the warship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-shabaab oo ka baxay degmada Afmadow

 

Ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Jabhadda Raaskaambooni iyo ciidamada Kenya oo is kaashanaya ayaa goor dhow la wareegey gacan ku haynta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.

 

Gelitaanka ciidamada huwanta ah ee degmada Afmadow ayaa yimid kadib markii ay duleedka magaaladaas aroornimadii hore ee saaka dagaalo xoogani ku dhex mareen iyaga iyo Al-shabaab.

 

Al-shabaab oo Afmadow in muddo ah ka ariminayey ayaa lagu soo waramayaa inay baneeyeen fariisimihii ay degmadaas kaga sugnaayeen kadib markii ay ciidamada isgarabsanayaa usoo jirsadeen masaafo dhan 2-km.

 

Afmadow oo ah magaalo Istaraatiiji ah waxay noqonaysaa degmadii 2-aad ee muddo asbuuc gudihiis ah laga qabsado ururka Al-shabaab.

 

Dadka Istaraatiijiyadda dagaalka ku xeel dheer ayaa aaminsan in qabsashada Afmadow ay dhabaha u xaareyso in ciidamada huwanta ahi ay si fudud ku gaaraan Kismaayo oo iyadu xiligan ah xarunta ugu weyn ee Al-shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DEG DEG Ciidamada Dowlada oo la wareegay Afmadow iyo xaalada sida ay tahay.

 

Afmadow(SPR) Saraakiisha Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in gacan ku heynta degmada Afmadow ay maanta la wareegeen waxaana wararka ay sheegayaan in dagaal kooban uu dhexmaray ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa ALshabaab.

 

Ciidamada Raaskaambooni iyo kuwa Kenya ayaa la sheegay inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii maanta lagula wareegay gacan ku heynta degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose.

 

Ciidamada Alshabaab ayaa lasheegay inay isaga baxeen Degmada Afmadow iyo deegaano kale oo ay horay u joogaan kuwaasi oo hoostaga degmada Afmadow.

 

Axmed Maxamuud Maxamed oo ka mid ah saraakiisha ciidamada Raaskaambooni ayaa sheegay in markii ay la wareegayeen Degmada Afmadow ay qabteen labo ka mid ah ALshabaab kuwaasi oo dagaalka ku dhaawacmay,waxaana uu sidoo kale sheegay in ay sii wadayaan dagaalka.

 

Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa kenya ayaa la sheegay in maanta dagaalka ay kasoo qaadeen deegaanka Xayi oo ka mid ah deegaanada hoostaga Degmada Afmadow una jirto 22 KM.

 

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Ururka Alshabaab oo ku aadan dagaalka la sheegay in looga qabsaday Degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose.

 

War qoraal ah oo kasoo baxay dowlada Kenya ayaa lagu sheegay in ciidamada Dowlada Kenya ay maanta qabsadeen deegaanka Xayi iyo Degmada Afmadow ka did dagaal ay la galeen Alshabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this