Sign in to follow this  
Haatu

Midowga Afrika oo qalab Milatiri ku wareejiyay DKMG Somaliya (Sawirro)

Recommended Posts

Haatu   

Ururka Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay qalab Milatari dowladda KMG Soomaaliya kaas oo ay ugu deeqday dowladda Maraykanka.

Munaasabadani oo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay Midowga Afrika, AMISOM iyo dowladda KMG ayaa waxa uu Midowga Afrika qalab milatari uu ku gudoonsiiyay dowladda KMG Soomaaliya taas oo ka dhacday fariisamaha ugu weyn oo ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdisho.

Qalabka milatari ee lagu wareejiyay dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay is kugu jireen gaadiidka dagaalka, kuwa ciidamada lagu qaado ee waa weyn iyo waliba booyadaha biyaha qaada, waxana deeqdan ay ka timid dowladda Maraykanka iyadoo loo soo marsiiyay ururka Midowga Afrika si loogu wareejiyo ciidamda dowladda KMG Soomaaliya.

Ra’isul wasara ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo war shadaha ee xukuumada KMG Cabdi Wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo dowladda KMG u gudoomay qalabkan milatari ayaa waxa uu sheegay intani ay tusaale u tahay in ciidamada qalabka sida ay cagta saareen wadadii loogu talagalay.

Cabdi Wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada xooga dalka Soomaaliya ay diyaar u yihiin in ay gudtaan dowrkooda kaga aadan hanashada dalka Soomaaliya.

Ugu danbeen goobtan qalabka milatari lagu wareejinayay ayaa waxaa ku sugnaa Jerry Rawlings oo ah ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya waxana uu sheegay in qalabkan Milatari ay ciidamada dowladda ka caawinayso in ay ka guuleeystaan Al Shababa oo dagaalo kala soo horjeeda dowladda.

Share this post

Link to post
Share on other sites

MoonLight1;831700 wrote:
oo goormaa cunaqabateyntii hubka Somalia laga qaaday. or are they breaking the embargo.

Where do you see hub?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abdul   

This should give the gov troops extra muscle to maintain peace achieved so far.good stuff.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Cunaqabateynta haka qaadaan haddee run sheegayanaa Reer Galbeedka. These mere crumbs waxba ma'aha, waliba Amisom loo soo marsiinaayo because they don't want to 'breach' the sanctions they themselves put in. Amisom waxee rabaan soo dajisan karaan but not dowladda. Xabashada iyo Kiikuuyada hubkee doonaan dalka lasoo gali karaan but not dowladda jirto la aqoonsanyahay.

What kind of dowlad is that. Inay hormartaba lama rabo, waa curyaamin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mario B   

^^ Somali National Army needs all the logistics it can get, we dont need fighter jets, helicopters and tanks to defeat an urban terrorist group. We just need enough men who know how to fight in urban conditions...I think helmets and bullet proof vests are more important for our men and women so that we can take this war to the heart of Al shaabab. This will be a house to house, room to room fight in order to flush out these cowards hiding inside the civilian population. You and I know Al shaabab wont be fighting in the open...so lets get on with it, when are we going to storm Afgoye? This terrorist HQ is only few miles away from Villa Somalia!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Mario B;831808 wrote:

Are you kidding me this war in Somalia was never intended to be complete in few years more like many many years. These African troops

Need to feed thier wives and children . What a better way to come to Somalia funded by USA and European Union.

This helps their country's economy.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mario B   

walaalkis;831909 wrote:
Are you kidding me this war in Somalia was never intended to be complete in few years more like many many years. These African troops

Need to feed thier wives and children . What a better way to come to Somalia funded by USA and European Union.

This helps their country's economy.

Yeah, I know that...but it doesnt mean we can't fund our war ourselves, using our own men and women, fighting for our interest and survival. We have a big room to manouver if we are creative enough. We are also the ones who caused the mess, it can only be fair that we are the ones to fix what we broke ourselves in the end. As for the rizk that the Ugandas and co are reaping...well God works in a mysterious way. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this