Sign in to follow this  
A_Khadar

Ardayda Gobolka Sool oo Diiday Inay Imtaaxinka S/L gallaan Aadayna G/Cayn si ay ugu galaan Imtixaank

Recommended Posts

Aaliyyah   

^ Silly odey, you clearly have comprehension problems. They are writing their exams. Just not under your mamul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

So which one will they enter? In PL they could enter Asian universities directly, and now Eastern European. they are more than welcome at home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@NGONGE waa soo toosay

 

recent developments in the Somali peninsula include

 

1- Somaliland militia battling with armed militia in Hargeysa

2- Khatumo High School tests in Buuhoodle

3- Puntland president meeting with Indian goverment on the recent Oil discovery

4- Constitution making process in Xamar

 

But ngonge chose to comment on Khatumo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ishii Buktaay Ku Bikaacso Daawo Sawirada Dhamaan Aradayda Gobolka Sool oo Caawa Xaflad Qaran Loogu Qabtay Cabdi Guray Placa Hotel + Warbixin

 

Waxaa Caawa lagu Qabtay Hotel Cabdi Guray Blaca Hotel oo Kuyaala magaalada Buuhoodle Xafalad balaadhan oo Loo Qabtay Ardayda Kusugan magaalada Buuhoodle ee Kasoo Kicitimay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

 

Xafladan ayaa Waxaa Soo Qaban qaabiyey Axmed Cabdi Guray oo Kamida Qurbajoogta deeganada Khaatumo State Kana Mida Ganacsatada magaalada Buuhoodle waxaana Kasoo Qayb galay Maamulka Khaatumo State, Culimo , Waxgarad iyo dhamaan Qaybaha kala duwan.

 

Ugu horayn ayaa Xaflada waxaa lagu furay Aayaadka Quraanka Kariimka Ah.

 

Axmed Cabdi Guray oo Isugu soo qaban qaabiyey Xafladan qiimaha leh ee loo dhigay Ardayda Gobolka Sool ayaa Halkaasi Ka Hadlay. wuxuuna Ku dheeraday Muhiimada Ay leedahay In ardayda loo sameeyo soo dhawaymo noocan oo kala ah, Sidoo kala waxuu cambaarayn dusha uga Tuuray Horgalada dhibaatada la daba jooga ardayda.

 

C/raxmaan Maxamed Axmed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Cayn ee Maamulka Khaatumo State kuna Hadlayey Magaca maamulka Ayaa Halkaas ka jeediyay qudbad dhinacyo badan taabanaysay.

 

Qaar kamida Ardayda Gobolka Sool ee loo sameeyay Xaflada Qaran ayaa kawaramay dareen kooda, Sidoo kalana waxay jawaab Culus ka bixiyeen Hadalo ay shaqsiyaad calooshood ushaaqaysta yaal ah Saxaafada Mariyeen.

 

Deeq Cabdi Jaamac oo ku hadlayey magaca Araday Gobolka Cayn & Urururada Dhalinyarada Ayaa isna halkaasi ka hadlay waxuuna ka warbixiyay siday Uga go antahay inay soo dhaweeyaan walaahooda kasoo baxay gacanta gumaystaha.

 

Xasan Faarax Baad oo kamida odayaasha gobolka Cayn ayaa Isna madasha hadlakooban ka jeediyey waxuuna Sheegay in ardayda uu maalinta beri ah gayndoono Garoon diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle.

 

Ugu danbaytii ayaa abwaan Yuusuf Suusle oo kamida Abwaanada Deeganada khaatumo State uu Qabsaday codbaahiya wuxuuna Soo bandhigay Maalintii ugu horaysay Gabaygii uu tiriyey, Kaa oo uu mariyey Sanadii 1983 isagoo saa gaaadhsiiyey Tan iyo Qabsashadii Magaalada Laacaanood Ugu danbaytiina wuxuu kusoo Afmeeray Gabayadii Gabay layidhaah wadno gariir kaas oo uu mariyey Markii lagu dhawaaqay Maamulkii hore ee xoraynta Gobolada Sool Sanaag iyo cayn.

 

Xafladan balaadhan ee loo qabtay dhamaanba ardayda katimi gobolka Sool ee Kusugan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa kuso idlaatay jawi aad uwanaagsan iyadoo dhabar jabwayna ku ah Calooshood ushaqaystayaashii dhibaatada ku hayey aradaydaasi.

 

 

116.jpg

 

 

213.jpg

 

 

310.jpg

 

117.jpg

 

 

232.jpg

 

 

58.jpg

 

 

201.jpg

 

 

182.jpg

 

Reer buuhodle went above and beyond anyone's expectations..mashallah! Ilaahay ha garab galo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

xiinfaniin;831121 wrote:
LOL@NGONGE waa soo toosay

 

recent developments in the Somali peninsula include

 

1- Somaliland militia battling with armed militia in Hargeysa

2- Khatumo High School tests in Buuhoodle

3- Puntland president meeting with Indian goverment on the recent Oil discovery

4- Constitution making process in Xamar

 

But ngonge chose to comment on Khatumo...

Limited one, why are you wasting all your energy with all this typing. Do what little Aaliyaah did and just call me silly. ;)

 

p.s.

Silly kids.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;831416 wrote:
Limited one,... call me silly.
;)

 

Perhaps I am not interested in name calling. There are other ways to comment on someone's level of understanding and comprehension.

 

You are indeed a respectable nomad with poor judgement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Maansha'ah.. I see the great abwaan there electrifying the crowth with his powerful poems..

 

By far, the kids went above and beyond to protest against successionists..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ masha allah caruurtaas shaqo wacan ayeey qabteen waana ilaahay mahadii..but it wouldn't have been possible without reer buuhodle. Dad lagaadhi karo ma aha reer buhodle masha'allah..aad iyo aad ayaan ugu mahadnaqaya sida wacan ee usoo dhoweeeyeen ardayda. Ilaahow garabjoog.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cambaro   

caruurtan naftoodii khiyaantay ee wax barashadi ka carartay baa guulaysatay miyaa allow sahal amuuraha. waa ceeb marka wax walba colaad laga dayo.

caruurtu wax ha baratee umadiinan western countries jogtaa carurta jar ha uuga boodina.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this