Sign in to follow this  
Dr_Osman

Tarzan Diagnosed With Aids In Instanbul Hospital. Oh Lord Cure The Mayor Of Mogadishu Settlement

Recommended Posts

Dr_Osman   

tarsan.jpg

 

Tarzan oo AIDS ku-dhacay kana soo baxay Isbitaalkii uu maalmahan ku jiray ee Istanbul-Hospital (Alloow-Caafi Duqa Degmada Muqdisho)

Written by Administrator

Saturday, 12 May 2012 14:21

 

Duqa Degamadda Muqdisho Guul-wadeTarzan oo maalmahan la-dhigay Isbitaal ku-yaal Magaaladda Istanbul ee caasimadda labaad ee Dalka Turkiga,ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho,kadib markii lagu booriyay inta noloshiisa ka dhiman inuu qaato Kiniiniga (HIV-Aidska)loo isticmaalo ee (Truvada).

 

Waa mas'uulkii ugu horeeyay Xukuumadda Soomaaliya ee laga helo cudurka khatarta ah ee (AIDS)inkastoo hadii uu isticmaalo daawadan laga rajo-qabo inuu waqti-noolaado,iyadoo cudurkan dad badan uu ku-dhacay sida Cayaaryahanka caanka ah ee (Magic-Johnson)uu weli 27-sanno nool-yahay,maadaama uu isticmaalo daawooyin qaali ah.

 

Asxaabta Duqa Degmadda Muqdisho iyo ehelkiisa,qaasatan xaaskiisa ayaa ka naxay cudurkan laga helay Guulwade-Tarzan,waxayn Alle uga baryayaan inuu cimrigiisa dheereeyo kana daweeyo cudurkan khatarta ah ee galaaftay nolosha dad badan oo Caalamka ka-tirsan.

Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed C/Laahi Cariik oo sirtan Shacabkamedia u soo gudbiyay,ayaa hadii Guulwadahan uu ka war-helo la saadaalinayaa inuu xilka ka qaado ama dil ugu hanjabo.

 

Fiiro-gaar ah:Sirtan ku-saabsan Cudurka AIDS-ka ee laga helay Tarzan waxaa na soo gaarsiiyay Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariik

 

Shacabkamedia:Beyra:Puntland

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 

Last Updated on Saturday, 12 May 2012 17:09

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

What an old and hard-worked staleness, a disgusting product of the rotten minds somewhere in "the land of misery".

First it was "Mogadishu settlement ", then it was "Degmada Muqdisho", wrapped in what is supposed to be a news article .

Imprisoned in the wretched Somali politics of clan-hatred, our Dr_Osman stewed it in the juice of deliberate journalistic dirty-mindedness.

Vulgar in tone and invariably sterile in artistic invention, only a "boowe" with a life so pinched and narrow could of have been interested.

 

Oy Vey.

Even with the news being true, the chance of harvesting a political point whatsoever with this improper propaganda is next to NULL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Afhayeenkii Maamulka Gobolka Maxamed C/llaahi Cariig, kadib markii uu ku eedeeyay inuu gudan waayay shaqadiisa.

 

Wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha oo uu saxaafada u aqriyay Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayuu ku sheegay in wareegtada xilka looga qaaday markii muddo lix bilood ah uu dayacay howshiisa.

 

C/kaafi Hilowle ayaa sidoo kale sheegay in Mr Cariig uu ku howlanaa faafitan warar been abuur ah oo ka dhan ah Maamulka Gobolka, sidaasna xilka looga qaaday sida uu yiri.

 

Tarsan iyo Cariig oo isku heyb ah, waxaana xil ka qaadistiisa ay salka la galeysa arrimo badan oo labada shaqsi si gaar ah uga dhaxeeyay.

 

Maxamed C/llaahi Cariig oo Afhayeenimada Gobolka loo magacaabay xilligii Gudoomiyaha Gobolka uu ahaa Eng. Nuune ayaa mar uu xalay wareysi siiyay Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ku eedeeyay Gudoomiye Tarsan inuu isaga isku dayay inuu qaarijiyo, isla markaana u diidanaa howshiisa.

 

jowhar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this