Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Cabdi Cawar tries to undermine Khatumo's traditional leadership

Recommended Posts

Codsigii C/wali ka dalbaday Oo Golaha dhaqan Ee khaatumo ku gacan saydheen maanta…

May 9, 2012

 

Muqdisho:-(RT)Kulan balaaran oo ay maanta wada yeesheen raysalwasaaraha xukuumada KMG ah ee somalia iyo Ergada dhaqanka sare ee dowlad goboleedka khaatumo state of somalia ayaa ku dhamaaday fashil kadib markii uu raysalwasaraha somalia Dr -c/weli maxamed cali gaas uu ka dalbaday ergada dhaqanka sare ee Khaatumo ay labo isim kusoo darsadaan ergada puntland

 

Kulankan oo ahaa mid saxaafadu dibad joog ka ahayd ayaa warbaahinta ssc xog dhab ah oo ay ka heshay sheegayaan in kulankan uu raysalwasaraha ka dalbaday Ergada khatumo state uu uga gol lahaa in boos loogu baneeyo boqor c/laahi dabagooye iyo caaqil camey oo ay hore uga mid ahaa ergada dhaqanka puntland islamarkaana aan kamid ahayn ergada ka socotay maamulka khaatumo state of somalia

 

sidoo kale ergada kala duwan ee ka socota dhaqanka soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa inuu qaarkood soo wajahay khilaaf kadib markii la sheegay inay maanta kasoo horjeesteen qaabka wax loo maamulayo .

 

iskusoo wada duuboo ergada dhaqanka ee khaatumo iyo weliba ergooyinka kale ee kasoo jeeda qaar kamid ah beelaha soomaaliyeed ayaa hadii ay kasoo horjeestaan ansixinta dastuurka qabyo qoraaleedka noqon kara mid ku dhamaada fashil islamarkaana aan noqon mid qalinka lagu duugo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

He doesn't care about Khaatumo movement's leadership, he wouldn't waste his time on that if his life depend on it, he has a country to run, not give in to them..

 

This is all lies. Viva Cayn State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sheeka xarritaadii baa bilowday ya XX. The PM met Khaatumo delegates weeks ago and Liban has posted the pics here in SOL. Marka beentaan naga daa awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;828600 wrote:
Sheeka xarritaadii baa bilowday ya XX. The PM met Khaatumo delegates weeks ago and Liban has posted the pics here in SOL. Marka beentaan naga daa awoowe

War anigu waxan maan qorin waxay ku taala websitka real taleex oo ah website tageerta Arimaha Khatumo weydi walaalkeen Liibaan he will confirm it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

This is a big fat lie.No such meeting took place today or even last few days.By posting this garbage here,xx is trying incite the usual haters to come here and hurl insults.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

xiimaaya;828606 wrote:
Somalia is alwas easy bate:)

He is too young to be consumed by hate like this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this