Sign in to follow this  
Qaranki

Sh. Umal on the constitution

Recommended Posts

nuune   

^^ Kan kaa korreeyo waa gaalada ugu waaweeyn ee SOL ku jirto ee ku dhuunta magaca atheist, murtad diintiisa ka baxey oon faraxsaneyn, ceyna u taagan culumada iyo ummada Soomaaliyeed, waligaa il-naxariis ha ku fiirin gaal Soomaaliyeed oo is moodey inuu yahey Einesteyn kolkuu diinta ka baxey.

 

 

 

MMA, Culumada in la aflagaadeeyo waa shey aad iyo aad looga xumaado, khaasatan Sh Umal oo la wada ogyahey mowqifkiisa ku aadan barbaarta, heer waxaan mareenaa la dhaho Sh Umal naag buu fara-xumeeyey, ilmana ka soo ridey, korsana ku dhahey, meel cidlana ku xoorey.

 

AT&T wey ka dhicistey markan, as Jacphar said, halaga xishoodo culumaa u diinka, the least person oo qabiilist lagu tilmaamo waa Sh Umal, inuu dumar ku cayaarana xaasha lillaahi xaar tubaaka ma noqdo.

 

You can disagree with his views on dastuurka, but in la caayo for no reason waa shey khattar ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Haa magaalbaa? Muxuu noogu dhuuntaynany hadalkiisa marka macno badan iima yeesheen ee waxaan mooday inuu qof muslim ah yahay.

 

Sheikh Umul is right and is against any form of man made constitution. Waa sax weeye waana runtiisa, Diinta Islaamka iyo waxyabaha hoos biniaadamku ka walaqdo iyo isreer magaaleeynta yaan la isku khaldin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Farmaraa   

YAAB, waxaa iga yaabiyay WADAAD xumuyaal !!! wadaadkan miyuusan ogon in masaajidka uu tujinayo, xoriyada uu ku hadalayo, diinta uu ku fudinayo dunida uu yahay mid tastuuri ah.

 

Baasaboorka uu haysto oo Kenyentiga ah waxaa lugu bixiyay dastuur. Dhulka Xajka iyo xaramka ilaahay ee barakaysan ma kitaab ilaahay baa lugu maamulaa mise dastuur umadi isku maamusho.

 

Ganacsiga uu Umal ku jiro oo uu ku noolyahay oo uu ku cibaadaysto waa dastuur Kenya leedahay. Wadaadadu Somalida waxay u baahayn yihiin inay si fiican oo macquul ah u fakaraan oo ay umada Soomaaliyeed wax fiican u sheegaan, looma baahan nonsense-kan uu Umul ku hadalayo oo caqliga iyo cilmigaba ka fog. COMMON SENSE yaa wadaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

with respect to the sheikh, I would ask him

 

if he is so in love with Sharia law, why can't he go and live just across the border in Kismayo? why is he still preferring to live under the secular Kenyan constitution?

 

I really need an answer for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this