Sign in to follow this  
Dr_Osman

Saracen Officer Killed In Puntland After Slapping One Of The Trainees.

Recommended Posts

Dr_Osman   

Meydka Sarkaalkii u dhashay dalka Mareykanka ee lagu diley Gobolka Bari oo lagu wado in Maanta Jabuuti la gaarsiiyo

April 28, 2012 // diyeeshe // News

 

Isku shuban(PV):- Waxaa Duleedka Degmo xeebeedka isku shuban lagu dilay sarkaal u dhashay Dalka Mareykanka kaasooi ka tirsanaa Shirkada qaabilsan dhinaca ammaanka iyo tababarka ee SARACEN.

 

Dilka sarkaalkaan ayaa la soo sheegayaa inay timid kadib markii ay is afdhaafeen ama murmureen askari ka tirsan la dagaalanka burcad badeeda Dowlada Puntland xili sarkaalkaasi uu u ahaa tababare,isku dhaca ayaa yimid in sarkaalka ajnabiga ah ee u dhashay mareykanka uu si aad ah uga carooday markii ciidamadu ninka wax dilay ay ku jireen ay xerada ka baxeen iyagoon la socodsiin sarkaalkaasi.

 

Sarkalka Mareykanka ayaa la sheegay u gacan qaaday askarigii Soomaaliga ahaa isagoo dharbaaxo ku dhiftay taasina waxay soo dedejisay inuu rasaas ku furo sarkaalka oo halkaasi ku dhintay.

 

Wararkii ugu danbeeyay ee aan heleyno ayaa sheegaya in sarkaalka la dilay oo isla dhalay galab markii la dilay la gaarsiiyay magaalada Boosaaso lagu wado in maanta loo sii duuliyo dalka Jabuuti.

 

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay madaxda Dowlada Puntland iyo Dowlada Mareykanka kaasoo looga hadlayo dilkaasi sida lama filaanka ah ku dhacay.;

 

puntlandvoice.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I warn Saracen to behave in puntland in a way that is appropriate or else situations like this are inevitable. Even though I think the Puntlander soldier over-reacted but there has been rumours surfacing about saracen officers behaving in dictatorship fashion and slapping trainees. There needs to exist mutual respect between the trainees and trainors or these sorts of thing will escalate into a violent situation.

 

Please note Saracen: Puntland is a nomadic society no man can harm another man here without a fight. This is the culture and tradition of the people and saracen needs to behave in way that is mutually respectful or pay the heavy price. Do not think your not expendable because Puntland can source other trainors to fulfill the training requirements of the marines that you guys are being paid very well for. And the funding is not coming from you guys but dubai you guys are just there for one thing to do the training. Stick to it and respect the local traditions and cultures of the land or else we will find someone else that can.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Boosaaso : Faahfaahin ku saabsan Dilkii Sarkaalka Sarcen.

28 April 2012

 

Boosaaso (APL ) : Sarkaal ka tirsan tababarayaasha ciidamada Badda Puntland ayaa shalay galinkii Dambe uu toogasho ku dilay mid kamida ciidamada tababarka ku jiray ee deegaanka Timirshe ee aan ka fogayn degmada Isku shuban. Sarkaalkaan ayaa asal ahaan kasoo jeeda dalka koonfur Afrika deegaanka Lagu dilay ayaa magaalada Boosaaso u jira 160 km aadna ugu dhow degmada Isku-Shuban.

 

Ninkaan ayaa dhowr xabadood ka haleeleen madaxa iyo xabadka waxaana islamarkiiba uu ku geeryooday goobtii iyadoo Maydkiisa lagu soo qaaday diyaarad nooca yar yar ah.

 

Waxaa dilkaan lagu tuhmayaa mid kamida ciidamada Dawladda Puntland kaas oo aan ilaa hada magaciisa la cayimin, waxaana sidoo kale loo xiray kiiskaan 40 askari oo ka tirsan ciidanka Badda. Ilaa hada waxaa socda baarista la xiriirta dilka sarkaalkaan,Sarafkoodana saraakiisha howlgalka Saracen ee tababarka u wada ciidamada Badda Puntland kama hadlin dilka Sarkaalkan.

 

Dilkaan ayaa ka dambeeyay qaadasho la'aan amar loo soo jeediyay askariga ka dambeyay dilka sarkaalkaan ka tirsanaa howlgalka Sarcen . Howlgalka la magic baxay Sarcen ayaa dalka Soomaaliya ka bilowday sanadii 2010 waxaana markii dambe loo soo wareegiyay Deegaanada Puntland kadib hishiiskii la dagaalan burcadbadeed.

 

Xafiiska Wararka AllPuntland Boosaaso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Deg-Deg. Laba kamida ciidamada shirkada SARACERN oo Iskushuban lagu dilay

April 27, 2012 // Warar Somaali

 

Magaalada Iskushuban waxaa ka dhacday shaqaaqo ay ku dhinteen laba kamida ciidamada Saracern oo u dhashay dalka Koonfur Africa.

 

Ciidamadan ayaa maalmahan duleedka Iskushuban iyo garoonka diyaaradahaba ku sugnaa waxayna maanta doonayeen inay u gudbaan tuulada Timirshe, balse waxaa halkaasi ka dhacday shaqaaqo kooban oo ay ku dhinteen laba kamida ciidamada Saracern, inkastoo la sheegayo in mid kamida ciidamada aanu dhiman oo uu dhaawac yahay.

 

Dadka deegaanka Iskushuban ayaa ka hor yimid diidmana kala hor tagay in ciidamadan fariisimo ka samaystaan deegaanka.

 

Shirkadan ayaa dadka deegaanka Iskushuban ku eedeynayaan inay gacan saar weyn leeyihiin islamarkaana si ka baxsan awoodda dalka ay u hubaynayaan beel kamida beelaha reer Bariga, taas oo dadka deegaanka tuhmayaan in la doonayo in deegaanka lagu qabsado ciidamo calooshood u shaqaytayaal ah oo aan la ogeyn meel ay ka diiwaan gashan yihiin.

 

Maalinimadii shalay waxaa shaqadii barasaabka Iskushuban isaga tagay C/risaaq Muuse Cartan, oo wax laga xumaado ku tilmaamay arrimaha iyo dhaqdhaqaayada ay ciidamadan ajnabiga ah ka waddaan deegaanada Iskushuban, oo uu ku sheegay inay magaalada xoog kusoo degeen, xilli loogu baaqay inaysan soo degi karin magaalada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I knew this qandala boys would not be welcomed in kings territories becuz lets be honest everyone knows the marines are 80% from qandala but then again PIS is 80% from qardho so we can't have our cake and eat it twice. I think wa in loo daaya marineska qandala and if anything happens we still got the PIS looking after our back. So whats the big deal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

One says the killed trainer is one American, another 2 south Africans, another says its one south african.

 

 

What you seed is what you get. Saracen should stop arming Somali's and leave the country. Before all trainers are hunt down and killed by their trainees.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Carafaat;824095 wrote:
One says the killed trainer is one American, another 2 south Africans, another says its one south african.

 

 

What you seed is what you get. Saracen should stop arming Somali's and leave the country. Before all trainers are hunt down and killed by their trainees.

Even if saracen goes someone else will do the training for the marines. It has an allocated $50 million just for it yearly. So it doesn't matter who does it, it will happen regardless but it's best saracen learn local culture and traditions of the area they're working in. As they say "When in rome do as the romans" when in puntland do as the puntlanders

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalia: Puntland Maritime Police Force instructor killed on duty

28 Apr 28, 2012 - 7:04:26 AM

 

ISKUSHUBAN, Somalia Apr 28 2012 (Garowe Online) – A Puntland Maritime Police Force (PMPF) instructor was killed on duty in a district in Iskushuban located in Bari region Friday evening, Radio Garowe reports.

 

According to the Puntland Ministry of Security’s condolence letter, instructor Lodewyk Pietersen was killed while the PMPF were conducting an anti-piracy operation in Hul-Anod a district in Iskushuban where pirates have used as a base beforehand.

Puntland Maritime Police Force(PMPF)Photo(Garowe Online)

 

 

Although reports are still unclear instructor Pietersen accompanied the PMPF in the operation and was killed shortly after entering Hul-Anod district.

 

Puntland forces have encountered resistance in Hul-Anod before in March 2011 pirates holding a Danish family hostage attacked Puntland forces that were stationed in the district, 5 soldiers were killed.

 

The Puntland government approved Friday’s operation by the PMPF and it is unclear what exactly occurred in Hul-Anod Friday afternoon but Puntland authorities have already set up an investigation into the killing of Mr. Pietersen.

 

On behalf of the Ministry of Security the Puntland government sent its condolences to the family of Mr. Pietersen who was a South African national. Mr. Pietersen’s body was flown to South Africa where he will be buried.

 

In a bid to stop piracy and illegal fishing of the coast of Puntland PMPF forces have been stationed along the coast of Puntland. Bases in Eyl and Bossaso have been established to prevent pirate activity.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

I deplore Somali on Somali violence, so ofcourse it isn't true for the Somaliland/Khaatumo beef. My remark was to congratulate the brave Somali soldier who refused to let a white man humiliate him in his own country. This sense of dignity is what sets Somalis apart from the rest of the continent, even though unfortunately it's slowly being eroded by the situation we've been in for the past 21 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wadani;824399 wrote:
I deplore Somali on Somali violence, so ofcourse it isn't true for the Somaliland/Khaatumo beef. My remark was to congratulate the brave Somali soldier who refused to let a white man humiliate him in his own country. This sense of dignity is what sets Somalis apart from the rest of the continent, even though unfortunately it's slowly being eroded by the situation we've been in for the past 21 years.

If a person slaps you, you should kill him?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool....Geesi geesi dhalay ku lahaa....Soomaalidu danaano badanaa waa waxa aan nabad ku weyney, qof ay yaqaannaan haddii qof kale la dagaalo kay yaqaannaan bay u hiillin gar iyo gardarro. Anigu waxaan dhihi lahaa horta arrinta in la baaro ayaa roon intaan la horboodin. Ninka wax toogtey dembigii hore ee uu galay, Kan wax dharbaaxay oo la diley sidaas wax ma u dheceen? Inuu xabbad ku kala jeexo ma fiicnayn hadda dil buu geystey, do you think in la cafin? Ama waa la xiri amase waa la toogan ama noloshiisa inta ka dhimman carar buu ku dhammaysan.

Markii horeba qalab loogu talo-galay in dan guud lagu fuliyo hadduu bannaanka la aadey amase ku soo danaystay amase qayb ka ahaa arrintaas wuu khaldanaa, kan la leeyahay wax buu dharbaaxayna isagana haddii sidaas wax u dheceen wuu ka daba khaldamay, midka dileyna kaba sii daran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Somalia, no u shouldn't, but it's better than being docile and doing nothing. Even though the soldier over reacted, this will atleast send a message to all foreigners in the region, that they better respect this nomadic warrior people, or else face serious consequences.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this