Carafaat

The Somalia-Somaliland talks Thread

Recommended Posts

Gaadhhaye Somaliland independence is non negotiable what is being discussed is all the other issues no one is expecting Somalia to accept Somaliland this is something we are all aware off. The issue of Somalia and Somaliland and the final settlement will be eventually reached when there are international mediators come inbetween the 2 countries.The issue will be discussed but it will not be agreed on this meeting most likely in the next talks in London.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qodobadda Soomaaliya Burisay Ee Heshiiskii hore ku jiray

July 8th, 2013

Ankara, (Somaliland.Org)- Dawladda Somaliland ayaa soo bandhigtay Qodobbadii ku jiray heshiiskii Ankara ee bishii April ee sanadkan ay Soomaaliya kala saxeexdeen ee ay jabisay dawladdaasi.

Wada-hadaladii u dhexeeya dawladdaha Somaliland iyo Soomaaliya oo shalay dib uga furmay dalka Turkiga ayaa ergooyinka ka kala socda labada dawladdood ay soo bandhigeen ajandaha ay wataan, isla markaana Somaliland ayaa shaacisay qodobaddii lagu heshiiyay shirkii in qaar ka mid ah ay madaxda Soomaaliya jabiyeen.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ka mid ah ergada Somaliland uga qayb galaysa shirka wada-hadalada Somaliland iyo Somaaliya oo shalay u warramay Idaacada VOA ayaa Madaxweynaha dalka Soomaaliya ku eedeeyay inuu jabiyay qodobka todobaad ee heshiiskii ay hore u wada gaadheen labada Dawladdood ee Somaliland iyo Soomaaliya bishii April 13-keedii.

Guddoomiye ku-xigeenku waxa kale oo ka hadlay xayiraada diyaaradaha Qaramada Midoobay ay hore Somaliland u saartay, isagoo xusay inaanay isku xidhnayn arrinta hawada iyo qodobadii lagu heshiiyay.

Baashe Maxamed Faarax oo ugu horeyn ka hadlayay, ajandaha ay Somaliland shirka la tagtey waxa uu yidhi. “Anagu (Somaliland) waxaanu doonaynaa waa wax iska cad wax qarsoodi ah maaha ajandaha sidii dhaqanku ahaan jiray marka la isku yimaado in laga heshiiyo oo qolo waliba waxay wadato ay keento oo guddi loo saaro oo guddidaasi ajande midaysan ay soo diyaariso oo guddida la dhex keeno, ka dibna laga wada hadlo, markaa ajandahayagu wax qarsoodi ah maahee waa madax-banaanida Somaliland ayaa qodobka koowaad ah.”

Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sidoo kale sheegay qodobka ay dawladda Soomaaliya jabisay eek u jiray heshiiskii hore, waxaanu yidhi. “Qolo waliba waxay doonaysay way sheegatay. Anagu waxaanu sheeganay qodobadii Ankara lagu kala saxeexday qodobadaas oo qaar ka mid ah ay dawladda Soomaaliya jabisay, Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa shirka ka hor akhriyay, iyaguna way sheegeen waxay u socdeen, waxaanay dawladda Soomaaliya jabisay heshiiskii hore ee Ankara qodobaddii lagu heshiiyay qodobkiisa todobaad, shirkana waanu ka cadeynay, wixii aanu ku heshiinayna waxbaa ka jabay, iyadoo aanay saddex bilood ka soo wareegin.”

Guddoomiye ku-xigeenka oo wax laga waydiiya inay qodob ka mid ah jabiyeen, maadaama Somaliland Qaramada Midoobay duulimaadyadeedii ay mamnuucday, waxa uu ku jawaabay. “Arrinta duulimaadyada wax iskugu kaaya jira Soomaaliya ma jiraan, hawadayada anagaa xukunna, Soomaaliyana kala tashan mayno, iyagaa hawadayada soo galay oo jabiyay cid aanu u daba fadhiisanayno hawadayadana ma jirto, mucaawinadaa aanu joojinayna waa mid anaga noo socotay ee may ahayn mid Soomaaliya u socotay, ergaduna qodobkaanu ku haysano may jabin ee waxa jabiyay Madaxweynaha Soomaaliya.”

Share this post

Link to post
Share on other sites

xaaji xunjuf;967422 wrote:
gaadhhaye somaliland independence is non negotiable what is being discussed is all the other issues no one is expecting somalia to accept somaliland this is something we are all aware off. The issue of somalia and somaliland and the final settlement will be eventually reached when there are international mediators come inbetween the 2 countries.the issue will be discussed but it will not be agreed on this meeting most likely in the next talks in london.

what a waste of time......

in the country, hargeisa or mogadishu;;; :cool:

go change the agenda,,,,,,,

Share this post

Link to post
Share on other sites

BREKING NEWS:— Wareegii Labaad ee wadahadalka Maamulka Somaliland iyo DF oo ka furmay magaalada Istambuul ee Turkiga

Ergooyin ka kala socda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa hadda ku sugan magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga iyaga wareeg labaad ee wadahadalka uu maanta furmay.

Ergooyinka ku sugan halkaasi ayaa dhinacba kan kale uu wataa qorsho u gaara waxaana dibadda ka jooga diblomaasiyiinta Turkiga.

War hordhac ah ee la soo gaarsiiyey warbaahinta ayaa sidaan hoos ku qoran ah:-

Qodobada Ajandaha Shirka:

Maamulka Somaliland wuxuu miiska soo dhigtay in Dowladda Soomaaliya Aqoonsado inay Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideeda, halka Dowladda Soomaaliyana ay soo dhigtay in midnimada Dalka Soomaaliya la tixgaliyo, waxaa kale oo ajandaha Shirka ka mid ah in Somaliland oo dalbatay in inta wada hadaladu socdaan meeqam laga siiyo shirarka caalamiga ah, halka ay Dowladda Soomaaliyana dalbatay in maamulka Somaliland ogolaato isu socodka labada shacab. Somaliland ayaa dalbatay in Dowladda Soomaaliya soo qabato Wixii Danbi ka galay Shacabka Somaliland wakhtigii dowladdii hore ee kacaanka, magdhawna laga bixiyo.

Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale dalbatay in shirarka kale ee DF iyo maamulka Somaliland lagu qabto Dalka gudihiisa. Sidoo kale waxaa ku jira qodob ay Somaliland ku dalbanayso in loo madax banaaneeyo hawadeeda.

Maxamuud Cabdi Yuusuf

Share this post

Link to post
Share on other sites

GaadhHaye;967430 wrote:
what a waste of time......

in the country, hargeisa or mogadishu;;;
:cool:

go change the agenda,,,,,,,

This will be discussed it doesn't say it will be agreed on to hold a conference in hargeisa and Mogadishu it doesn't work like that, because its not neutral ground on both sides. Neutral ground and international mediation thats the best way forward for these talks. Or else we will continue to talk about talks lol.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;967433 wrote:

Mr. blindfolded, in case your eyes are open now, here is the agenda again ( English inserts are my mine):

1-in la fududeeyo isusocodka siyaasiyiinta iyo shacabkaba si siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland dhalasho ahaan ee k a tirsan xukumada somaliya looga qaado xayiraada helaana fursad ay ku booqdaan Somaliland iyo degaanadooda oo dadkooda kula soo hadlaan,kulana soo tashadaan.

(Unionist politicians and federal government employees visiting north region, the triangle area, should not be threatened by the SNM gang).

2-in wadahadalada ama shirka kan Istabuul xiga lagu qabto dalka gudahiisa sida Hargeisa maa Muqdisho.

(the next meeting should be held inside THE COUNTRY).

3-in xeer u gaar ah shirka oo ergada lagu hago la sameeyo si looga dheeraado isqabsiga,muranka iyo wixii hakad ama carqalad gelin kara habsami u socodka wadahadalka.

(Develop mechanism to control emotional outbursts some members may experience in the meeting hall).

Geesta kale wuxuu Khaalid sheegay in Ergada somalilanda dhankooda ku darsadeen Ageendaha dhawr qodob oo uu ka xusay

1-qodob ku saabsan saami qaybsiga maalgashiga iyo kheyraadka dabiiciga ah.

2-qodob kale oo ku saabsanaa in Somaliland loo madaxbaneeyo maamulida hawadeeda .

Isku soo wada duuboo wuxuu khaalid sheegay in shirku si habsami ah u socdo ilaa caawana socon doono hase yeeshee beri gelinka danbe la soo gebagebeyn doono war murtiyeedka ka soo baxana la saxeexi doono.

wixii warara ee ka soo kordha shirka isha ku hay Qarannews.com

Qarannews

Hargeisa

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

Just because it is the agenda the Somalia brought to the table doesn't mean it has been agreed.

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAROODI   

Who will gain who will lose: by talking SOMALILAND equals its status with Somalia. It shows a problem exists hense why they are both their. Somalia on the other hand has nothing to negotiate with in terms of tangible incentives. They have recognition and that's it. SOMALILAND is just using the talks to increase its standing and world acknowledgment and to an extent that has worked. It can always wait for a more favourable government considering the rest have failed when the dust settles SOMALILAND will get stronger.

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAROODI   

HARGEYSA (Somaliland.Org)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay ajandaha shirka Istanbul ee wada hadalladda Somaliland iyo Soomaaliya ay geeyeen qodobo ka turjumaya masaalixda iyo danaha Somaliland isla markaana ay qaranka ay matalayaan u soo bandhigi doonaan inay difaacaan qadiyadda Somaliland.

Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu u waramayay saxaafadda isagoo ku sugan magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga oo ay maanta si rasmi ah uga furmeen is araggii afraad ee wada hadalladda Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sheegay in ajandaha shirkan horyaalaa uu ka kooban yahay 10 qodob oo ay soo diyaariyeen guddi afar xubnood ka kooban oo isku dhaf ah.

Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu taxay qodobadda ay ergaddii Somaliland ku guulaysteen in lagu darro ajandaha laga wada hadlayo, waxaanu yidhi “Shirkii saaka ayuu si fiican u furmay, waxa ajandaha samayntiisa loo saaray afar xubnood oo ka kala socday labada dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya, ajandihii aanu wadanay Somaliland ahaan iyo kuwii ay wateen Soomaaliya ayaa la isku keenay. Ka dibna dood badan ka dib toban qodob ayaa lagu heshiiyay oo ajande ah oo miiska yaala, ajandaha macnihiisu ma aha in lagu heshiiyay ee waa waxa miiska la soo dhigo.”

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu tafaasiil ka bixiyay ajandaha ay shirka soo hordhigeen ee ay wateen ergaddii reer Somaliland, isagoo arrintaasi iftiiminayayna waxa uu yidhi “Ajandihii annagu weftigii Reer Somaliland ka socday ay wateen waxa uu ahaa qodobka koowaad ee u horeeyay inay aqbalaan oo aqoonsadaan la soo noqoshadii madax-banaanidda iyo gooni isku taaga jamhuuriyadda Somaliland, qaranka Somaliland waxay gooni isu taagooda iyo madax-banaanidooda la soo noqdeen 1991-kii hase yeeshee waxaanu miiska keenay inay aqoonsadaan arrintaasi.”

“Qoddobka labaad waxa uu ahaa inay ogolaadaan oo nidaamkeedii la mariyo wixii dhibaato loo geystay dal iyo dad reer Somaliland ee ka soo gaadhay taliskii kali taliska ahaa ee Maxamed Siyaad Barre, maadaama oo dalku ku burburay, dadkuna ku burbureen oo dhibaatadaas loo geystay oo dadkii dambiileyaasha ahaa ee dhibtaas geystayna sharciga la horkeeno ayaanu miiska shirkan soo dhignay,”ayuu yidhi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu intaas ku ladhay “Qodobka sadexaad ee aanu shirka soo dhignay waxa uu ahaa inta uu socdo wada hadalku inay ogolaadaan waxa la yidhaahdo (Defucto Stus) oo ah Somaliland aqoonsiga inta aanay gaadhin in la sameeyo nidaam ama hab lagu macaamilo oo macaamilo innagu dhex mari karto, sida imikaba dunida kale mucaamilo noocan oo kale ahi noo dhex marto haddii aanu Somaliland nahay.”

“Waxa kale oo aanu miiska shirkan soo dhignay in muranka laga saaro arrinta khilaafka taagan ee maamulka hawadda Somaliland iyo in khayraadka dabiiciga ah oo isna lagu murmo in dhinacba wixiisa ILAAHAY u calfay qaadato. Annagu qodobadaas ayaanu miiska soo dhignay iyaguna arrimo kuwaas oo kale ah ayay soo dhigeen.”ayuu yidhi Wasiir Xirsi.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu tilmaamay inuu rajaynayo in wada hadaladan guul iyo is faham laga gaadho, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Waxaan rajaynayaa in wada hadalladan guul laga gaadho oo is faham ka yimaado oo daraf waliba guul ka gaadho.”

“Dadka reer Somaliland waxaan ugu bushaaraynayaa wixii ay noo igmadeen ee ay noo dirteen inaanu inshaalaahu tacaalaa ku metali doono oo aanu geynay miiska, una soo gudbin doono wax u cuntama,”ayuu hadalkiisa ku soo gunaanaday Wasiir Xirsi.

Share this post

Link to post
Share on other sites
GAROODI   

SOMALILAND said:

We want you to recognise our sovereignty based on the two states we were in 1960, pay us war damages, arrest all war criminals, each state to to keep what is theirs I.e we don't want anything from you you get siltch from us etc.....

Ugandan protectorate can not dictate anything to anyone... Separation or status quo.

They want to come to the holy land lol.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Qodobo Xasaasi ah oo ay La Hor-fadhiisteen Soomaaliya

July 8th, 2013

“Waxaanu Horgeynay Qodobo ay ka mid ahaayeen inay aqbalaan oo aqoonsadaan la soo noqoshadii madax-banaanidda iyo gooni isku taaga jamhuuriyadda Somaliland”

“Qodobka Labaad Waxa uu ahaa In ay Ogolaadaan Dhibtii Taliskii Siyaad Barre u Geystay Dadka & Dalka Somaliland, dambiileyaashiina Sharciga la horkeeno”

“Dadka Reer Somaliland Waxaan ugu Bushaaraynayaa wixii ay noo Igmadeen Inaanu miiska Saarnay wax u Cuntama”

HARGEYSA (Somaliland.Org)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay inay ajandaha shirka Istanbul ee wada hadalladda Somaliland iyo Soomaaliya ay geeyeen qodobo ka turjumaya masaalixda iyo danaha Somaliland isla markaana ay qaranka ay matalayaan u soo bandhigi doonaan inay difaacaan qadiyadda Somaliland.

Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu u waramayay saxaafadda isagoo ku sugan magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga oo ay maanta si rasmi ah uga furmeen is araggii afraad ee wada hadalladda Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sheegay in ajandaha shirkan horyaalaa uu ka kooban yahay 10 qodob oo ay soo diyaariyeen guddi afar xubnood ka kooban oo isku dhaf ah.

Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu taxay qodobadda ay ergaddii Somaliland ku guulaysteen in lagu darro ajandaha laga wada hadlayo, waxaanu yidhi “Shirkii saaka ayuu si fiican u furmay, waxa ajandaha samayntiisa loo saaray afar xubnood oo ka kala socday labada dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya, ajandihii aanu wadanay Somaliland ahaan iyo kuwii ay wateen Soomaaliya ayaa la isku keenay. Ka dibna dood badan ka dib toban qodob ayaa lagu heshiiyay oo ajande ah oo miiska yaala, ajandaha macnihiisu ma aha in lagu heshiiyay ee waa waxa miiska la soo dhigo.”

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu tafaasiil ka bixiyay ajandaha ay shirka soo hordhigeen ee ay wateen ergaddii reer Somaliland, isagoo arrintaasi iftiiminayayna waxa uu yidhi “Ajandihii annagu weftigii Reer Somaliland ka socday ay wateen waxa uu ahaa qodobka koowaad ee u horeeyay inay aqbalaan oo aqoonsadaan la soo noqoshadii madax-banaanidda iyo gooni isku taaga jamhuuriyadda Somaliland, qaranka Somaliland waxay gooni isu taagooda iyo madax-banaanidooda la soo noqdeen 1991-kii hase yeeshee waxaanu miiska keenay inay aqoonsadaan arrintaasi.”

“Qoddobka labaad waxa uu ahaa inay ogolaadaan oo nidaamkeedii la mariyo wixii dhibaato loo geystay dal iyo dad reer Somaliland ee ka soo gaadhay taliskii kali taliska ahaa ee Maxamed Siyaad Barre, maadaama oo dalku ku burburay, dadkuna ku burbureen oo dhibaatadaas loo geystay oo dadkii dambiileyaasha ahaa ee dhibtaas geystayna sharciga la horkeeno ayaanu miiska shirkan soo dhignay,”ayuu yidhi Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu intaas ku ladhay “Qodobka sadexaad ee aanu shirka soo dhignay waxa uu ahaa inta uu socdo wada hadalku inay ogolaadaan waxa la yidhaahdo (Defucto Stus) oo ah Somaliland aqoonsiga inta aanay gaadhin in la sameeyo nidaam ama hab lagu macaamilo oo macaamilo innagu dhex mari karto, sida imikaba dunida kale mucaamilo noocan oo kale ahi noo dhex marto haddii aanu Somaliland nahay.”

“Waxa kale oo aanu miiska shirkan soo dhignay in muranka laga saaro arrinta khilaafka taagan ee maamulka hawadda Somaliland iyo in khayraadka dabiiciga ah oo isna lagu murmo in dhinacba wixiisa ILAAHAY u calfay qaadato. Annagu qodobadaas ayaanu miiska soo dhignay iyaguna arrimo kuwaas oo kale ah ayay soo dhigeen.”ayuu yidhi Wasiir Xirsi.

Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu tilmaamay inuu rajaynayo in wada hadaladan guul iyo is faham laga gaadho, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Waxaan rajaynayaa in wada hadalladan guul laga gaadho oo is faham ka yimaado oo daraf waliba guul ka gaadho.”

“Dadka reer Somaliland waxaan ugu bushaaraynayaa wixii ay noo igmadeen ee ay noo dirteen inaanu inshaalaahu tacaalaa ku metali doono oo aanu geynay miiska, una soo gudbin doono wax u cuntama,”ayuu hadalkiisa ku soo gunaanaday Wasiir Xirsi.

Share this post

Link to post
Share on other sites

In Post-Morsi Diplomacy, Turkey Hosting Somaliland & Somalia Talks

By Matthew Russell Lee

UNITED NATIONS, July 8 -- With events in Egypt putting Turkish diplomatic forays ever more in question, the country has gone forward with its attempts to mediated between Somalia and Somaliland.

Could this reverse things for Turkey, casting it in the role of Qatar on Darfur or Burkina Faso on Mali?

As Somaliland's Minister of Trade and International Investment, Dr. Mohamed A. Omar and Somalia's Minister of Interior and National Security, Abdikarim H. Guled met, it was Free UN Coalition for Access member Mohamoud Walaaleye who asked, obtained and sent us a document said to be the 1960 (ill-fated) union on Somalia and Somaliland.

We put it online here. But why was the UN seat not called Somali Republic? Here are the Somaliland side's points:

1. SFG should recognize that Somaliland reclaimed their independence

2. As long as discussion continues for two sides Somaliland should be allocated separate seat during international conferences concerned what was used Somalia

3. Somalia should arrest and hand to Somaliland all individuals committed crime against humanity, and given compensation

4. Somaliland should have authority of managing its airspace.

5. Getting investment for Somaliland resources.

Somalia’s five point agenda was:

1. Unity of Somalia should be abiding

2. Permit free movement of people and politicians on each side.

3. Other remaining dialogues be hold inside country

4. To hold future dialogues inside Somaliland or Somalia

5. Design standard procedure abiding for future dialogue

The UN unilaterally transferred Somaliland's airspace to Mogadishu, leading to a cancellation of UN system flights. UN envoy Nicholas Kay has been told that the new UNSOM mission should not open in Somaliland.

Meanwhile, Kay declined to confirm or deny that in Mogadishu UN Mine Action Service boss David Bax shares information with US intelligence. Kay told Inner City Press this is a question for the UN in New York, where UN Peacekeeping under Herve Ladsous refuses to answer Press questions. That is now being fought by the Free UN Coalition for Access. Watch this site.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.