Carafaat

The Somalia-Somaliland talks Thread

Recommended Posts

^^I told you Oodweyne that polished version of your muscle borrowing attempt is not going to work, for no one will do it for you what you yourself failed to achieve. Waxaad nimanka cad ku leedahay i qaad, anagii niri na kicina waad nagu maadsanaysay :D

 

Ninku yiri i kici waa ka mudan yahay kan ku yiri i qaad. Waa liability qaadidu. Ragga H block dhulkoodu bay joogaan degmo iyo mid uun baa ka maqan wayna soo ceshan, adigu meelaha sawiro ku gal, ama hadba mid naga mida oo musulafay Hargeysa ku qayishiisii :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Well , who said xiinfaniin is not relax about this ?

 

You mistake our vigilance lest your desperation to ally your self with the real power base in Mogadishu goes unchecked to a lack of confidence in the integrity of our plans to keep you part of Somalia. Don't.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland:Mixed Signals on the Future of Somaliland/Somalia Talks

Signing-of-Ankara-Comminque.jpg

 

Signing of Ankara Comminque

 

By M A EGGE

 

Sirens that are being sounded do not augor well for the future of SL/Somalia relations.

 

Given the manner of Somali president’s vow in his speech that he swore to defend what he termed as the “Three Ds” and that he would not “accept anything less than (any thing short of) those spelt out in the vows”, three perturbing issues arise.

 

Firstly it goes against the spirit of the past three (London, Dubai and Ankara) accords.

 

Secondly it is a vow on what is unjustified (quite illegal) and, thirdly and worst of all, it is a blunt threat to our sovereignty – thus a sort of outright declaration of war.

 

He described the three “Ds’ as Diinta, Dadka and Dalka (loosely translated from Somali they mean -religion, people and land) to remain as one. He openly and practically claimed the whole of all the territorial lands of Somaliland by saying he has to unite (at all costs) the land from Ras Asayr to Rascamboni.

 

He did not say how nor did he rule out war!

 

He was talking as if the former Somalia regime had signed a MoU on the Charter of Union! What a false oath!.

 

As bold and as pragmatic as this column has always been, we take to affirm that SL’s case is both technically and practically legally based.

 

Now that the turn of events have charted out talks as a way settling out issues between Hargeisa and Mogadishu the core matter should be upper most all minds.

 

In other words the bone of contention that is at stake, is one that concerns the legal

 

rights of millions of people, whose aspirations gingerly rests upon.

 

This aspiration so dear to them, we repeat, is of a legal conjecture, notwithstanding the nature of politicking doing rounds.

 

For the talks to succeed, and for that matter to fruitful conclusion, SL should be bold and unequivocal on the crux of the matter.

 

We do not know nor understand whether the southerners are trying to sabotage the future talks.

 

The Dubai and Ankara talks made it clear that both sides should refrain from derailing the talks hence do all necessary efforts to avert such.

 

When a principal of the talks and his lieutenants indulge in such age-old drumbeats of doom, then, the future of the talks may as well be off-road.

 

On the same note, it is quite sad, that given the Wednesday/Thursday live transmission of the London Somalia celebration till past midnight by almost all Somali TV stations e.g HCTV, UNIV, SOMNATION, etc), not even one Somaliland media-house dared to point out the graveness of the matter.

 

It is equally sad that it had to be the Turkish foreign ministry that interpreted the meaning, inclinations and insinuations of the blared horns whose sirens portend repercussive reverberations.

 

It is to this effect that SL should set its mind straight and re-affirm, revitalized, re-assure and revamp her people and resources, politically or otherwise.

 

Somalilandpress.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Sheegay Inay Aqoonsan Yihiin Himilada Somaliland, Balse Kala Gurashada Hargeysa Iyo Muqdisho Ay Somalida U Taalo.

 

London(Ramaas) May21, 2013 - Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay aqoonsan tahay himilooyinka shacabka Somaliland, balse ay Somalida u taalo sida uu noqonayo xidhiidhka mustaqbal ee Somaliland iyo Somaliya.

 

Wasiirka Ingiriiska ee Afrika Mark Simmonds, oo shalay galab ka jawaabayay su’aalo lagu weydiinayay barta uu ku leeyahay Twitterka, ayaa waxa kale oo uu ka hadlay khilaafka dhinaca hawada ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya. Mid ka mid ah dadkii su’aalahaas weydiinayay ayaa wasiir Mark Simmonds su’aalay mar haddii uu Ingiriisku aqoonsaday dawlada federaalka Somaliya, bal in la gaadhay wakhtigii uu Ingiriisku ka shaqayn lahaa aqoonsiga Somaliland, ayaa wasiirku wuxuu ku jawaabay, “Waxaanu aqoonsanahay himilada Somaliland, laakiin Somalida ayay u taalaa inay ku heshiiyaan xidhiidhkooda mustaqbal.”

 

Su’aal kale ayaa la weydiiyay wasiirka oo uu nuxurkeedu ahaa in khilaafka dhinaca hawada ee ka dhex oogmay Somaliland iyo Somaliya uu waxyeelaynayo wada hadalkii u socday labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya, waxaanu Wasiirka oo su’aashaas ka jawaabayaa uu yidhi “Arrimaha hawdadu waa dhab ahaan sababta ay Somaliland iyo Somaliya ugu baahanyihiin inay wada hadlaan.”

 

Wasiir Mark, ayaa waxa la su’aalay bal qiyaas ahaan wakhtiga uu filayo inay Somaliya lugaheeda dib isugu taagi karto, waxaanu yidhi “Labaatan sannadood oo colaado ah ka dib, Somaliya waxay samaysay horumar balaadhan labadii sannadood ee u dambeeyay. Waa inaynu ilaalinaa dedaalkaas.”

 

Mar la su’aalay sababta uu Ingiriisku u cambaarayn waayay dilalka ciqaabta ah ee uu maamulka Puntland ee Somaliya sida deg dega ah u fuliyo, wuxuu yidhi “Ingiriisku wuu ka soo horjeedaa dhammaan ciqaabta dilka ah meel kasta oo dunida ah. Dib u habaynta cadaaladu waa ahmiyada madaxweynaha [somaliya], waxaan rajaynayaa inuu dhinacaasna eego.”

 

Mid ka mid ah dadkii su’aalaha weydiiyay ayaa su’aalay in dawladda Kenya ay dhibaato ku hayso dawladda Somaliya iyo dedaalka Ingiriiska ee nabadaynta Somaliya, wuxuu sheegay in gobalku ka shaqaynayo degenaanshaha Somaliya, Ingiriiskuna uu dhammaan dhinacyadaas oo ay Kenya ka mid tahay kala shaqaynayo sidii xal loogu heli lahaa Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Xaafadaha Muqdisho Ka Taliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Xubno Baarlamaanka Soomaaliya Ka Tirsan Caawa Madaxtooyada Villa Soomaaliya Ugu Sheegay Inuu Doonayo Inuu Ka Baxo Heshiiskii Somaliland

posted by admin | May 21, 2013 | In Waaheen News

 

Muqdisho (Waaheen)–21/05/2013– Sida xubno xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay caawa u xaqiijiyeen shabakadda Halbeegnews madaxweynaha ka taliya xaafadaha Muqdisho qaarkeed Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa kulan kula lahaa xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya qaar ka tirsan baarlamaankiisa ayaa u sheegay inuu damacsanyahay in dawladiisu ka baxdo heshiiskii ay bishii April kula galleen magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga.xasan sheekh maxamuud

 

Sida xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo isagu kulankaasi ka qayb gallay uu khadka telefoonka caawa ugu xaqiijiyey Halbeegnews ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud ku sababeeyey isagoo aan awood u lahayn inuu isku maareeyo xaaladda jubbooyinka iyo wada hadaladda Somaliland isla markaana uu u arko in heshiiskii Somaliland uu la gallay ay dawladiisa wiiqayso.

 

Xildhibaanka oo magaciisa ka gaabsaday inaanu sheegno sababo dhinaca ammaankiisa ah awgeed ayaa u sheegay Halbeegnews in Xasan Sheekh Maxamuud uu waraaq tallo ku saabsan wada hadalka Somaliland ay u ballansanaayeen dhawaan uu diray safaaradda turkigu ku leeyahay agagaarka madaarka Muqdisho taasi oo uu ku sheegayo inaanay dawladiisu wakhtigu u saamaxayn in ay wada hadaladda Somaliland ay kula jiraan sii ambaqaadaan.

 

Xildhibaanka oo Halbeegnews weydiisay in ay isku xidhanyahiin kelmadaha ka soo baxaaya dawladda Xasan Sheekh Maxamuud iyo arrintani wuxuu ku jawaabay “maalmahanba waxaa jiray marmarsiiyo ka dhex socday magaalada Muqdisho oo Xasan Sheekh Maxamuud ku doonayo inuu wada hadalka kaga baxo, kelmadaha uu warbaahinta marinaayeyna waa qaar uu uga dan lahaa inuu ku buriyo heshiiskaasi” ayuu u sheegay Halbeegnews xildhibaankani.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumada oo ka hadashay mooshinka lala noqday, arrimaha Jubaland & Somaliland.

 

Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa soo dhaweeyay go’aanka baarlamaanku uga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa dawladda. Waxaa kaloo goluhu ka wada hadleen arrimaha federaalaynta dalka ee la xiriira Jubaland iyo wada xaajoodka Somaliland.

 

Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafada si toos ah ugala hadlay shacabka Soomaaliyeed kadib markuu dhamaaday shirkii golaha wasiirada. Kadib markuu soo dhaweeyay go,aankii baarlamaanka ee looga noqday mooshinka ka dhanka ahaa xukuumada, waxaa uu ka hadlay xaalada Kismaayo, horumarka gobolada koonfureed iyo magaalda Muqdisho iyo halka ay marayaan wada-hadaladii dawlada Soomaliya iyo maamulka Somaliland. Isagoo ku hormaray mooshinkii guul daraysatay ee ka dhanka ahaa xukuumada ayuu xusay in dawladda wax badan uga kordheen arrintaas.

 

“Si wada-jir ah baan u xalinay dareenkii xildhibaanadii mooshinka keenay hadaan nahay labada gole ee dawladda. Kala duwanaanta fikirka hadii si fiican loo isticmaalo wax badan baa laga faa’iidaa, waxaana oran karaa, ka dawlad ahaan waan ka faa’iidaysanay mooshinka. Maanta iyo maantii mooshinka la bilaabay maantaan kalsooni badanahay, oo aan dhihi karaa faham buuxa yaan ka qabnaa qaabka wada shaqeynta labada gole,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo siweyn ugu mahad celiyay shacbiga Soomaaliyeed ee taageerada buuxda u muujiyay xukuumada mudadii mooshinku socday.

 

Ra’iisal Wasaaraha ayaa si kooban uga warbixiyay horumarka arrimha guddaha iyo dhaqaalaha dalka. Waxaana uu sheegay inuu jiro kobac dhaqaale oo yididiilo leh iyo in dalka dib-loogu soo noqonayo muda dheer kadib.Ra’iisul Wasaaruhu waxaa uu ka hadalay arrimha Kismaayo iyo barnaamijka dawladda ee ku aadan Jubaland. Waxaana uu sheegay ugu horeyn in xukuumaddu leedahay masuuliyada federaalaynta dalka ayna doonayso inay maamul-goboleedyadu ku dhismaan sida dastuurku dhigayo ee ummada Soomaaliyeed heshiiska ku gashay.“Dariiqa loo marayo waa inuu noqdo dariiqa saxdaa, waa in dawladdu leedahay doorka hogaanka lagu samaynayo maamul-goboleedka.

 

Sidoo kale waa muhiim in shacabka deegaanku u dhan yihiin oo isku waafaqsan yihiin, uuna waafaqsan yahay dastuurka. Waxaa kaloo muhiim ah inaysan hakad galin ladagaalanka argogixisada iyo sidii wadanka nadab loogu soo dabaali lahaa,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu.

 

Waxaan uu dhanka kale ka hadlay wada hadaladii u dhexeeyay xukuumada iyo Somaliland ee kulankii labaad laysugu soo noqonayo Istanbul bisha soo socota. Waxaa uu sheegay inay wada hadaladaani muhiimad gooni ah u leeyihiin ummada Soomaaliyeed ayna taas ku baraarugsan tahay dawladdu.“Xukuumad ahaan waxaan doonaynaa inaan gaarno Soomaaliya oo mid ah isla markaana federaali ah. Wadada aan u hayno jidkaas midnimada waa inaan la sharaysan ee nalagu taageero hawsha na loo igmaday. Waxaan doonaynaa Soomaaliya oo mid ah, wax-dheeraad ah ma galinayno, kamana saareyno,” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaruhu.

 

Xafiiska Raysalwasaaraha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegtay Inay Turkiga Ka Wada Hadleen In La Soo Horumariyo Wada Hadaladii Ay Somaliland Iyo Somaliya U Balansanaayeen

 

May 26,2013 Hargaysa(Cadceed)Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo shalay hor tagay Mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa sheegay inay dawladda Turkiga ka wada hadleen hindise ah in wareega labaad ee wada hadallada Somaliya iyo Somaliland ee Turkiga la qabto badhtamaha bisha June ee fooda inagu soo haysta, taasi oo muujinaysa in xukuumaddu danaynayso in wakhtigoodii laga soo hor-mariyo.

Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland, waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay diyaar u tahay inay wadahadallada la sii wado dawladda Somaliya inkasta oo Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo masuuliyiinta dawladiisu ay jabiyeen qodobkii dhigayey in la iska ilaaliyo hadallada xanafta leh.

Wasiirka oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Waxaanu aqbalsanahay inaanu muddo sagaashan Maalmood gudahood ah aanu isugu nimaadno (dawladda Somaliya) oo aanu ku wadahadalno, waxa kale oo laba maalmood ka hor Hargeysa noogu yimid safiirka dalka Turkiga, waxaanu ka waramay mashaariicda Turkigu halkan ka wado, waxa kale oo uu xukuumadda uga waramayey mashaariic cusub oo xukuumadda Somaliland hore uga dalbatay Turkiga halka ay marayaan, waxa kale oo u gudbinay codsiyo cusub oo xagga horumarka ah in lanaga taageero oo aanu dawladda Turkiga ka dalbanay, markaa hawlaha Turkiga uu halkan ka wado waa kuwo aanu ku faraxsanahay oo waa sidiimeelo dalka ka mid ah biyo loo galin lahaa, xagga Tacliinta ee ay inaga caawinayaan iyo dhanka caafimaadka oo aanu ka dalbanay”

Wasiirka khaarajiga Somaliland waxa uu sheegay in safiirka dalka Turkiga ah ay ka wada hadleen in shirka Somaliya iyo Somaliland la qabto bisha June, iskuna raaceen in laga wadahadlo “Marka taa laga yimaado, waxa uu noo sheegay in dawladiisu ay diyaar u tahay marti-galinta wareegii labaad ee wada hadalada labada geesood, waxaanuna isku raacnay in laga tashado in bisha june badhtankeeda ama dhamaadkeeda ay wada hadalladu mar labaad dib u bilaabmaan oo aanu anaga iyo Somaliya ku kulano Turkiga, arintaasi waa arin u baahan in labada dal iyo Turkiguba ku heshiiyaan, laakiin arintan hindise ahaanbaa looga hadlay, aniguna waxaan halkan ka caddaynayaa inaanu danaynayno in wadahadalkaasi sii socdo oo aanu la sii wadno, dawladda Turkiguna waxay soo jeedisay in bisha June badhtankeeda iyo dhamaadkeeda ay ku haboon tahay (wadahadalka labada dhinac) oo wixii iyaga dhankooda ku xidhnaa xaggooda diyaar ka yahay”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray isaga oo ka hadlaya shir qaramada midoobay iyo xukuumadda Somaliland shalay ahaan uga furmi lahaa Hargeysa oo baaqday “Qaramada midoobay waxaanu ka dalbanay sidii wadahadal looga gali lahaa maamulka hawada oo ay ku fashilantay masuuliyadii ka saarnayd, maanta oo ay bisha May tahay 25 (shalay) waxaanu ku balansanayn in saraakiil qaramada midoobay ka socdaoo ka imanayey New-york iyo kuwa Nairobi ee arimahan khuseeyaan, way kala habsaameen oo qof ka mid ah ayaa diyaaradihii ka yimaadeen, markaa shirkii dib ayuu u dhacay, laakiin waxaanu rejaynaynaa in toddobaadkan gudihiisa uu shirkaasi qabsoomo si arintaasi xal loogu heli lahaa.”

 

Cadceednews Hargaysa

 

Source geeska

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Khaarajiga S/land Oo Ka Hadlay Dagaalka Kismaayo, Wada-Hadalada Turkiga, Kana Gaws Qabsaday Ka Hadalka Socdaalka Axmed Samatar Ku Yimid Dalka

 

Hargeysa, June 9, 2013 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay Colaada dhiiga badan ku daatay ee ka socota magaalada Kismaayo, waxaanu sheegay inuu ka xunyahay oo uu ugu baaqayo dhinacyadu inay dagaalka joojiyaan oo arrimaha la isku hayo lagu dhameeyo wada hadal. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa sidoo kale ka hadlay Wada-hadalada Somaliland iyo Somalia uga furmaya mar kale dalka Turkiga, kuwaas oo uu sheegay in labada geesood ee Somaliland iyo Somalia ay wadaan arrimo ku saabsan wadahadaladaasi Turkiga. Wasiirka Arriamaha Dibada Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sidaasi ku sheegay Waraysi uu siiyey Idaacadaha Muqdisho ee Radio Sky iyo Shabeele, kaas oo sidoo kale ka gaabsaday inuu ka hadlo xiliga Socdaalka Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo mudo Somaliland diid ahaa uu dalka ku yimid. Ugu Horayna Dr Maxamed oo ka hadlaya Colaada Kismaayo waxa uu yidhi “Colaada Hubaysan ee dhiigu ku daatay ee dhawaan ka curatay deegaanka Kismaayo waanu ka xunahay, waxaananu ugu baaqaynaa dadka in arinta ay isku hayaan ay ku dhameeyaan siyaasad iyo wada hadal oo aanay dan moodin dagaal, waa la ogyahay mushkilada ay Somalia Colaadu u gaysatay mudada 20-ka sanadood ka badan, uma arangno in la sii wado waxaanu ugu baaqaynaa inay joojiyaan dagaalka. Anaga waxa ay nala tagay in dadka deegaanku ay helaan fursad ay xor u yihiin oo danahooda iyo mustaqbalkooda ay kaga tashadaan karaan. Anagu Somaliland hadaanu nahay waxaanu ku gaadhnay nabadgalyada aanu haysano wada tashi, isku tanaasul iyo in danta shacabka laga hor mariyo danaha gaarka ah.

 

Waxa noo muuqata inay halkaasi ka jirto nidaam siyaasiya oo aan fadhiyin waxa noo muuqata in aanay nabadgyalyadu sugnayn, waxa noo muuqata in aan la tixgalinin la tashi guud deegaamada halkaasi wada dega, waxaad moodaa in arimahaasi oo dhami ay meesha ka maqan yihiin, in dadka halkaasi ee deegaamadaasi maamulaa aanay wada tashi lahayn ayaad moodaa, arimahaasi waa arimo aan loo baahnayn oo nabadgalyada xumayn kara”. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo la waydiiyey halka ay ku dambeeyeen wada hadala Somaliland iyo Somalia ee la filayey inay Turkiga uga furmaan ayaa waxa uu yidhi ““Arrimo wada hadaladaasi ku saabsan ayaa socda oo labada geesoodba ay wadaan, dawlada turkiga oo marti galinaysay wada hadaladaasi waxa ka muuqda daal badan oo in lada dhinac ee isku hadhay aanu cayino wakhtiga la kulmayo”. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo la waydiiyey Sida uu u Arko Socdaalka uu Somaliland ku yimid Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar oo isku soo sharaxay Madaxtinimada Somalia ayaa waxa uu ku jawaabay in aanu doonayn in uu arintaasi hada ka hadlo waxaanu ku jawaabay “Waxaan jeclahay in aan mar kale ka hadlo arintaasi”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Q: The Somalia-Somaliland dialogue has been mooted for a while now and preparations are under way for a new round of talks despite the recent ill-tempered row over airspace and aviation issues. How do you assess overall prospects and what would be the outcome?

 

A: The dialogue between the SFG and before it the TFG and Somaliland is a very positive step. This is the first time a government in Mogadishu and an administration in Hargeisa have recognised one another as parties to a dispute and that they have something to discuss. The fact that the ice has been broken and they are talking to each other is a very important development.

 

 

However, it is extremely difficult and the greatest risk in this dialogue is trying to move too fast and arriving inadvertently at a point of disagreement, rupture and recriminations.

 

So, it is very important that these talks proceed, initially, on a technical basis, exploring common ground, where they look primarily at those issues that are of mutual concern — principally security, airspace, maritime space, commerce, economic issues and the movement of people and goods. These are the kind of things that are happening anyway, but could be formally agreed and codified between them.

 

When it comes to political issues between them, there is a dichotomy — a diabolical paradox. Both governments see themselves as constitutionally bound to uphold the rule of law.

 

For Somaliland, that is respect for the declaration of independence in 1991. For the SFG, that is respect for the unity and territorial integrity of Somalia, which is recognised by the AU, the UN and the broader international community. For either of these authorities to shift from those positions would be political suicide. And so neither is able to engage in a political dialogue that leads to an unfavourable predetermined outcome, one way or another.

 

I think the only way they are going to be able to talk about final status is if the outcome remains open, because peaceful resolution of the unity issue can only be achieved through mutual consent — not coercion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Top Federal Govt Leaders Address the Somaliland Talks

 

26 June 2013

 

Mogadishu- — the president of the federal republic of Somalia, prime minister and the speaker all addressed the Somali and Somaliland talks during the celebration marking the 53rd anniversary that ended the British rule in northern Somalia.

 

The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the military rule in Somalia not only to the people of Somaliland but majority of Somalis in the whole country.

 

"We are ready for a dialogue and the dialogue will continue in a peaceful way "said Mr. Hassan. Thousands were killed during and after the military rule that never discriminated the Somali communities living in the entire country.

 

This led to the long inter clan civil war that completely devastated the country.

 

The president ensured all Somalis that he will do everything to maintain the unity of Somalis in Somalia

 

The prime minister of Somalia Abdi Farah Shirdon said that he welcomed the talks and urged the Somaliland administration to forget and forgive the past mistakes of the military regime.

 

The speaker of the national assembly said that the talks should adhere to the Somali constitution and should bring together the Somali communities to prevent what happened in the past.

 

The federal government of Somalia previously welcomed the talks and urged the Somaliland administration to forward its allegations to the federal government leaders.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;964423 wrote:
Somalia: Top Federal Govt Leaders Address the Somaliland Talks

 

 

The president of the federal republic of Somalia admitted that atrocities occurred during the military rule in Somalia not only to the people of Somaliland but majority of Somalis in the whole country.

 

"We are ready for a dialogue and the dialogue will continue in a peaceful way "said Mr. Hassan. Thousands were killed during and after the military rule that never discriminated the Somali communities living in the entire country.

 

This led to the long inter clan civil war that completely devastated the country.

 

The president ensured all Somalis that he will do everything to maintain the unity of Somalis in Somalia

 

.

Wast of the time to talk this ignorant. The new SL foreign minister should make new priorities and focus.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well the koonfurians are hard headed but i still think we should talk to them even letting the talks to fail , for the IC to prepare another form of dialogue with real mediation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.