Sign in to follow this  
nuune

Mombasa - Famous for its Mganga - PICTURES

Recommended Posts

raula   

ar maxey dhoocil xun meel ka boode. Talow Nuune ma kuwaano kale buu isha kula dhace asagoo Nyali iyo pirate beach wifeeynaayo. Nunka..ar ka carar baan ku dhihi lahaa..habraha iyo duqooshinka sixirka iyo unsiga isku qasaayo garab qabso baan ku oran la haa ani. hadii kale wale si fiican aad uu walaan noh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Raula, dookha ha iga dilin, dhoocilahaan hanjafka ibriiqa wada leh aageyga maba soo mareen hadey xataa kalxamaha iska soo wada siibaan sidii goodir gaadmo ku haayo garanuug dibirtey,

 

MMA, naga daa waxaas, hada waxaa i dhihi rabtaa in aa ka heshey that video waxa ku jiro, even tan yara xijaaban waa heyhaata heyhaata limaa tuucaduun, I know you like the color blue in women, si fiican u fiiri mar kale ayada bas,

 

raali ahoow camal hadee ku jiraan dad aa taqaano aniga saan wax u arko aan u fasiraa, ha ila yaabin qalanjooyin jiman ah ayaa agteyda saas u dhooban oon insiga waxbaba u arkin korkooda kaliya hadaa saas u taabato ayaa saddex bilood oo isku xigto oogadaada jiriirico aan ka dhamaaneyn iyo julbeyn, waa xaqiiqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad aan aqaano iyo dad u dhow kuma jiro laakiin dadkaas dabeecadee meesha kusoo bandhigeen waa dabeecad aan Islii kusoo bartay. Badankoodana ruwaayad walba saas u taaganyihiin, oo kaamirada inay isku aadiyaan jecelyihiin meesha ayeena soo koraan. Waa dad kooban.

 

Tusaale ahaan gabadhaas kaas Khaalid la dhaho la ciyaareyso oo diraca jaalaha wadato cajalkaan ka muuqato (in 0:30 seconds markee tahay), ruwaayad kale bishaan la sameeyey ayee ku jirtaa oo Islii ah. Waa tan:

 

 

 

1:12 soo muuqanee. See tan kale meesha lasoo istaagtay indhaha ugu gubeyso ma aragtaa. Yacni maxaa meesha iigula soo istaagee waaye. Suuro dumar, whoa!

 

Laakiin runtii qaarkood wey dhalaalayaan, maashallaah waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

MMA torchka iska dig bisinka..lol

 

nuune - at least wax meel lagu qarxiyee majiriin inta sawiradaan aad soo digtee - unlike some.

 

Istanbul looks good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Nuune.. seeing it with different eyes, not so depressed :) I think I'll give the bus ride a miss, waxay ku fiican tahay dadka daydayga malahan :P certainly not a family with young ones, though it sounds fun..I love traveling with Somalis waa xaraabo and some people can also be really nice and helpful..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool deyday,30 bas ka badan waxa wada saaraan deyday ma ahan dee, heedhe families wey ka buuxeen basaka ee tijaabi jidka dheer, ha cabsan, waa iska caadi, at least bal yara arag xoogoow qaxar lagu darey fun, I wouldn't advise you diyaarada though, even though Kenya Airways flies there all day long.

 

with baska, dee Soomaalida haddalkooda qeelada sheekooyinka is daba dhacaya from Somalis going into space to building jasiirad Soomaali ah oo ka go'an itoobiya and kenya, these werethe usual conversations, anything, one lady one time suggested as well a business idea, her idea was making the Khat in liquid form, bottling it, and sending it to qurbaha, allmen agreed with her niche idea, innaba caadi ma ahan, waad un qurqurin, name for the khat liquid was then the discussion, some called it khat maraaci, islaan duqaa soo boodey oo tiri miyaan la idin barin COPYRIGHT wax la dhaho ordoo la yimaada magac kale, dadkii dhannaa baa wada qosley, the khat liquid idea was in her mind for the past 5 years, and the name khat maraaci belongs to her, she told us hahaha

 

 

adoo daal iyo rafaad aan dareemeyn ayaad salaada subax imaan Mombasa, compare to that a depressed one hour flight

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

^ I see no difference between those chicks with a bikini and a bottle, and the Somali guys who sleep with women outside of marriage. Both groups are immoral in equal measure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this