Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Yee yihiin dadkaan

Recommended Posts

Showqi   

wyre;815608 wrote:
War geela somaali idil buu ka dhexeeyaa dee lama kala laha sxb

Wyre, geelu ha inoo dambeeye ee waxa la'isku heystaa reerku waa qoloma?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Alle U raxmaygi awowgey ahaa wuxuu ka tegay 100 halaad wax kor u dhaafayo haddana nirig meel kuma sheegno

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Safka soo gal aa? Waar timirtii horeba dab loo waa. Wyr-ow iska rawax inaadeer, meesha dagaal aya ka dhici doona. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;815509 wrote:
PS. MMA asaga Geel maxaas ka kasaa Qooleey lee u sheeg,,,
:D

Adiga iyo Blessed qofkaa igu qaldoysiin ma'ogi laakiin anaga lafteena qabiilkeeda magaca 'gaal' ayaaba ku jirto. Not only gaal but xataa inay geelka jecelyihiin. Markaas maa geelahaan am gaalahaan la igula doodaa yaa leh.

 

Therefore reerkaas guuraaga sawiran anagee naga dhasheen. Daliisha waa tan aan hadda kor ku xusay. 058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geelu isamalahee isumana wada ekee, Geelaas sidaa uwaawayn oo uquruxda badan waa geeleenii, xagaa iyo dhulkeeni qandala iyo caluula inta kadhaxsaya waa geela daaqa oo badana kudabaasha, waa geel xeebeed aya layirahdaa kabilic qorxoon geel oo dhan.

 

Bal eega waakan iska dabaalanaya

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Wyre, waxba Blessed bootadeeda ha maqlin. Geella dhankaaga ka soo celi, inagaa isku reer ahee.

MMA qofkaan kugu qaldeyno ammuu Tuujiska yahay........... Asagaa geella ka cabsadee...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

*Blessed;815617 wrote:
Safka soo gal aa? Waar timirtii horeba dab loo waa. Wyr-ow iska rawax inaadeer, meesha dagaal aya ka dhici doona.
:D

ok aniga ciddii guuleysato baan ka mid ahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Raula, usheeg MMA, meel uu geela sidii ciida bacaadka ka yahey inaa soo tusno waaye oo la kala garan waayo carra-maanyada tiradeeda iyo geela tiradiisa isku mid noqdaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this