Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Yee yihiin dadkaan

Recommended Posts

BOB   

^^ Camel herders are found in every Somali qabiil unless they've changed the status quo for that as well. :)

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

I'm from Kismayo where we love our fish, lobsters, shrimp and turtle more than camels, cows and goats. :P

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Blessed, Hashii uu B aka MARX i siiyey (intii aanu bridge-ka ka boodin :D), ee aad dharaarta cad iga dhacday in aan wali kuu heysto miyaanad ogeyn horta :mad:. Cakku yeey cakku waliba waxa la ii sheegay in hashaasu aheyd Hal rimey ah. Marka iminka waxaad ogaataa in Hal iyo labo Nirig oo aan anigu iska leeyahay ay xeradaada ku oodan yihiin (maalintii aad hasha iga dhacday 2bo sano ayaa ka soo wareegtay, markaas Hashaasi iyo wixii ay dhashayba xisaabta iigu dar).

 

Here is the thread where I asked B politely if I could have his female camel before he jumped off the bridge http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/10682-OMG!-I-Think-I-Have-Failed-My-Exams!

 

Sawirkaas aad arkeysaana waa reerkayagii oo Hashii irmaan raadkeedii ku jooga,,,,,,,, ka leexda kulligiin

 

PS. MMA asaga Geel maxaas ka kasaa Qooleey lee u sheeg,,,:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

waxba uma jeedo ani walaa hal walaa dad walaa youtube ee sey wax u jiraan

 

jimco wanaagsan horta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Wyre, Jimce wanaagsan to you too........Sxb sawirkan ama Somali online logo ayaan ka hadleynaa

 

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;815272 wrote:
14aejk8.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this