Sign in to follow this  
Maaddeey

Amisom ousted from Dayniile Hospital! (Sawirro)

Recommended Posts

Showqi   

Next Stop Ceelasha Biyaha iyo Afgooye. Al-Shabaab waa ku deysay.

Ciyaalka yaa kula taliya in ay hubka iska dhigaan intay goori goor tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qaranki   

Maaddeey;812462 wrote:
^^ 'Run sheeg' aa la yiri, 'wax kuu marqaati fura ma weyside', Qaranki video-ga soo post-garee if you can.

It was on the tv, i have no way of finding it, they might repeat it though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;812484 wrote:
Next Stop Ceelasha Biyaha iyo Afgooye. Al-Shabaab waa ku deysay.

Ciyaalka yaa kula taliya in ay hubka iska dhigaan intay goori goor tahay.

If ciyaalka dont listen, they get bullet in their head inshallah.

We will never allow irhaabis to tell us how to live our lives.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;812478 wrote:
Eselba xumaaw haddana xoon ha ku cuno!. dullinimo iyo been ha isku darsanin!

 

Post-iga Qaranki ma arkin miyaa, mise gumaysi jacaylaa ku indha tiray?

Reer Godane miyaa qiil ka raadsatey? lol.... you are a desperate man wallee. Ha kugu taagnaato. Eeyaha waa la ersanaa ilaa ay bada ku shubmaan. Betta Believe it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Alshabab has recaptured most of the areas they lost yesterday. Jowhar.com reports

 

Xarakada Al-Shabaab ayaa galabta warbaahinta u soo bandhigay xaqiiqda ka jirta degmada Dayniile, kadib markii shalay dagala culus uu ka dhacay degmadaas, kaasoo Ciidamada dowladda, iyo AMISOM ku sheegteen inay kula wareegeen Isbitaalka Dayniile, Garoonka diyaaradaha iyo Xarunta degmada.

 

Wakiilka Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir Sheekh Maxamed Abuu Cabdiraxmaan ayaa saxaafada soo tusiyay Xarunta degmada, Isbitaalka, iyo Garoonka diyaaradaha, iyadoo ay wehlinayeen Dagaalyahano ka tirsan Shabaab oo ku hubeysnaa qoryaha noocyadiisa kala duwan, wejigana u xirnaa.

 

Abuu Cabdiraxmaan ayaa saxaafada kula hadlay albaabka hore ee Isbitaalka Dayniile, halkaasoo shalay madaafiic ay ku dhaceen, waxaana uu sheegay in gacanta ku hayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wararka ugu danbeeya waxay sheegayaan in airport ay Alqaeda ku hartey, Isbitaalka ma haystaan, guriga Qanyare ma haystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ok, maybe the people who live in Dayniile are mostly irhaabi supporters thats why capturing Dayniile completely is difficult.

Dadka ku nool Ceelbuur iyo Dayniile badankood waa khawaarij kalkaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Bacaaaaac!.

 

Thanx Qaranki Allah yacizzak.

 

Somalina, where art thou? ;)

 

Edit: yaa beenta inuu kabo u geliyo u baahan hadda?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;812560 wrote:
^^ Bacaaaaac!.

 

Thanx Qaranki Allah yacizzak.

 

Somalina, where art thou?
;)

 

Edit: yaa beenta inuu kabo u geliyo u baahan hadda?.

Right here! unlike you, aniga ma cararo, waxaas famous adaa ku ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Wow, weli ma joogtiin, ceebu waa laba af maroojis miyaa!

 

Walaalahaa gaalada iyo marya calasta tuugada ayaa terrorist ah oo dhul dadow oo nabad ah qal-qal geliya!. Aaway ciidanka Amisom meeshi ay qabsatay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ sxb Airport iyo isbitaal baan gacanta ku haaya war kuma naqahaaye, magaaladii dhan ayaa laga saaray markaasa wali ku qeylineeysa airport yar oo macmal iyo isbitaal baan gacanta ku haya,lool sxb is dhiib intey goori goor tahay Al shabaab wakhtigeeda waa dhamaatay sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this