Sign in to follow this  
kingofkings

Puntland Cade muse in Mugadishu

Recommended Posts

Muqdisho(Pi) Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cade Muuse Boqor ayaa booqasho shaqo ku jooga Muqdisho, Madaxweynaha ayaa muqdisho yimid maalintii talaadada wuxuuna la socdey Waftigii Raysal wasaaraha, Warar ku dhow Xafiiska

 

Cade Muuse ayaa noo xaqiijiyey inuu Muqdisho u joogo arimo la xiriira xoojinta Nabadeynta iyo xalinta khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Mudane Cade wuxuu sheegey inuu ku faraxsan yahay imaatinkiisa Muqdisho, oo uu sheegey in rajo wanaagsan ka muuqato amaanka magaalada.

 

Madaxweyne Cade wuxuu Muqdisho joogayaa dhowr todobaad, isagoo kulamo la yeelan doona Xildhibaadana Soomaaliya iyo Madaxda dowlada.

 

Faahfaahinta Safarka Madaxweyne cade waan idiinsoo gudbinaynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

`

A_Khadar;812050 wrote:
;)
Xagee kula kulantay? And do tell that us little more about your meetings..

it was in a addis hospital, he was there with his son. oddayga kalyaha ayaa laga hayay. very friendly weeyaan odaygu.

 

i have some beef with his little oil cousin though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Exactly what is he good for again? Dadkan kolba qofkii tago bey amaanaan kuwa joogana waa caayaan. Beri markuu Faroole tago kuwaa ku odhan he was the best LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this