Sign in to follow this  
Dr_Osman

In Loving Memory Of Somali Hero Abdullahi Yusuf Condolence Page. A Soldier To The Grave

Recommended Posts

Dr_Osman   

War Deg Deg: Meydka C/llahi Yuusuf Oo Goordhow Lagu Aasay Gaalkayco

Comments (0) | Write Comment

 

Gaalkacyo (RBC) Waxa goordhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug lagu aasay meydka allaha u naxariistee madaxweynihii horre Soomaaliya C/llahi Yusuf Axmed oo saaka salaada janaasada lagula tukaday magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

 

Wariye ka tirsan RBC Radio, oo ku sugan goobta lagu aasay meydka allaha u naxariito C/llahi Yuusuf Axmed ayaa soo sheegaya in meydka ay ka qeybgaleen dad aad u badan oo ay ka mid yihiin madaxda Soomaalida iyo kuwa maamulka Putland.

 

Meydka waxa ka qeybgalay aaskiisa Cali Mahdi Maxamed, madaxweynihii horre Puntland Cadde Muuse iyo ehalka marxuum C/llahi Yuusuf Axmed

 

Warkan oo faahsan iyo sawiro goordhow kala soco Raxanreeb.com, haddii alle idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Barkad Cali Saalax Oo Ka hadlay Tariikh Nololeeda Alla Ha’unaxariistee Ex-Madaxweyne Yusuf (Dhegayso).

24/03/2012 | Filed under: Somali News | Posted by: admin

 

Tariikh Nololeedkii Ex-Madaxweynihii Somaliya Coll Cabdullahi Yusuf Axmed

 

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cali Cabdullahi Warsame oo ka mid ah Guddiga Loo Xilsaaray Aaska Marxuumka

Dhegeyso. Xubin Ka Mid Ah Guddiga Doorasha Puntland Barkhad Cali Saalax Dhegeyso

http://raadreeb.com/2012/03/24/barkad-cali-saalax-oo-ka-hadlay-tariikh-nololeeda-alla-haunaxariistee-ex-madaxweyne-yusuf-dhegeyso/

 

Xubin Ka Mid Ah Guddiga Doorasha Puntland Barkhad Cali Saalax

Dhegeyso http://raadreeb.com/2012/03/24/barkad-cali-saalax-oo-ka-hadlay-tariikh-nololeeda-alla-haunaxariistee-ex-madaxweyne-yusuf-dhegeyso/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Daawo sawiro taariikhi ah Madaxweye Cabdullaahi Yusuf

Posted by Pi on March 25th, 2012

 

Alla ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Taariikhdiisa ma ahan mid maalmo lagusoo koobi karo, lakiin waxaan isku dayeynaa inaan idinka haqabtiro, Waxaa hada lagu aasay Magaalada Gaaalkacyo, sawiradaan waxay qayb ka yihiin Taxanaha Taariikhdiisa ee Daawasho wacan, waadna daabacan kartaan.

 

Cabdulalahi.jpg

Xafladdii-Qalinjebinta-ee-Sargaalnimo-Ro

Madaxweyne-Aadan-Cabdille-oo-u-xiraya-Bi

Madaxweyne-Cabdirashiid-oo-Madaxweyne-Ca

Madaxdii-iyo-Saraakiishii-SSDF-e13326673

Heshiikii-Etoobiya-iyo-Somalia-Dolow-196

19.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo oo loogu magac daray AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed

Updated:- 16 hours ago| Commnets

 

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo ayaa maanta si rasmi ah loogu magac daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed.

 

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo munaasabadii aaskia qaran ee marxuumkaas loo sameeyey ka hadlay ayaa arintaas shaaca ka qaaday.

 

Wuxuuna intaas ku daray in uu go’aankaas kala tashaday madaxda DKG ah ee Soomaaliya gaar ahaan madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

 

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacayo oo horay magac la’aan u ahaa ayaa noqonaya (Abdalla Yusuf Airport), magacaas oo xusuus ku reebi doona maanka bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland.

 

Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya islamarkaana ahaa asaasihii dowladda Puntland waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Gaalkacayo.

 

Waxaana talaabadan uu madaxweyne Faroole qaaday ee ah in uu garoonka diyaaradaha ee Gaalkacayo marxuumkaas geeriyoodey ugu magac daray ay noqonaysaa mid lagu weyneynayao sumcaddii uu Cabdilaahi Yuusuf lahaa iyo taariikhda lama ilaawaanka ah ee uu reebay.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somalia: Col. Abdullahi Yusuf laid to rest

25 Mar 25, 2012 - 12:39:55 PM

 

GALKAYO, Somalia Mar25 2012 (Garowe Online) – Over two thousand people attended the burial of former President Col. Abdullahi Yusuf who was laid to rest in Galkayo the capital of Mudug region on Sunday, Radio Garowe reports.

 

Puntland forces laid to rest the former president

 

Before being airlifted to Galkayo the Colonel’s body was brought to Mogadishu’s Adan Adde airport; where the Bombay military band conducted a military burial ceremony for the departed.

 

President Sharif Sheikh Ahmed, Prime Minister Abdiweli Mohamed Gaas and officials from the TFG then conducted a Janaza prayer an Islamic funeral prayer.

 

President Sharif, Prime Minister Gaas and former President of Puntland Mohamud Adde Hersi and the family of Abdullahi Yusuf accompanied the departed’s body to Galkayo where President Abdirahman Mohamed Farole, religious leaders and clan leaders were awaiting their arrival.

 

Abdullahi was buried in a cemetery a few miles away from Galkayo international airport which was renamed today to Abduallahi Yusuf international airport. A 22 gun salute was fired in honor of the former president’s body landing in Galkayo where he spent many years of his life.

 

At the burial President Farole gave a brief statement adding that his passing could be felt across Somalia, “Abdullahi was a patriotic man whose dedication and rigidness will inspire many to come.”

 

President Sharif also gave a few remarks at the burial praying for the departed and reminding the huge crowd who gathered at the cemetery the magnitude of the Colonel’s passing from the Somali people who he had always kept in his heart said Sharif.

 

Delegates from Yemen, Sudan, Djibouti and Ethiopia and many others from around the world attended the burial.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

abdullahi-yusuf-mwai-kibaki-2008-12-16-7

 

President Museveni offers his condolences to the Somali people

25 Mar 25, 2012 - 12:30:51 PM

 

(Mogadishu- March 25)-My condolences and those of the people of Uganda on the death of His Excellency Abdullahi Yusuf which I only learnt of this morning.

 

President Yusuf was a patriot and suffered a lot for it. He was imprisoned repeatedly in Somalia and outside. He demonstrated that patriotism again, only a few years ago when he stood down from the Presidency in order to create harmony. I salute his contribution to the African cause. May his soul rest in eternal peace.

 

--

Paddy Ankunda

Lt Colonel

AMISOM Force Spokesman

 

Tel: Somalia: (+252) 699 758567

(+252) 618 508181

(+252) 623 80889

 

Tel: East Africa: (+256) 772696070

(+256) 713914411

 

Email: amisomforcehq@gmail.com

paddyankunda@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

AUN and grant the Colonel Jannah. For all my dislike of Abdullahi Yusuf and his politics, I respected the man’s strength & conviction I wish his family my condolences during this difficult time. The last of the Old Guards.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Photo-of-the-president1.jpg

 

President Of Somaliland Sent A Message Of Condolence To The People Of SomaliaHARGEISA(SomalilandPress)-Somaliland President H.E Mohamed Mohamud (Silanyo) has sent message of condolence to the people of Somalia and family of the former President of Somalia late Abdillahi Yusuf Ahmed who passed away on 23rd March 2012 in UAE Hospital where he was undergoing medical treatment. President Silanyo on behalf of the people of Somaliland said that we are deeply saddened by the untimely death of late Abdillahi Yusuf Ahmed, President Silanyo sent his deepest sympathy to the people of

Somalia, family and friends.

 

One of 18 children, Yusuf was born in Galkayo in 1934, now one of the largest cities in the semi-autonomous region of Puntland that Yusuf himself helped to found. At the age of 19, Yusuf was selected by the Italian Trusteeship of Somalia as one of 14 cadets invited to attend Cesano military academy in Rome. Upon Somalia’s independence in 1960, he was one of 13 founding officers of the Somali National Army (SNA), and in 1964 he served as Somalia’s first military attache to the USSR.

 

The cause of death was not immediately disclosed, though Yusuf had been suffering from a liver ailment that required him to seek regular treatment abroad. In 1996, Yusuf had undergone a transplant procedure that subsequently made him the world’s oldest surviving liver transplant patient.

 

Somalilandpress

Biggest English-Somali news portal

Saturday, March 24, 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this