Sign in to follow this  
K.O.W

People of Ceel-Afweyn Town In Support Of Somalia's Unity!

Recommended Posts

K.O.W   

Today, the people of Ceel-Afweyne town of Sanaag burn Somaliland's so-called flag and rose Somalia's flag in the town.

17045_103607272996022_100000402506664_88

Mudaharaad balaadhan oo khasaare naf iyo maalba geystay oo ka dhacay Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag,inta la ogyahay 1qof oo dhimasha ah iyo dhowr qof oo dhaawac ah iyo waliba khasaare kale Oo hantuyeed leh taasoo ay ka danbaysay xadhigii Boqor Buurmadow iyo labadii Agaasime guud ee dibu-dajinta iyo Arrimaha dibeda ee midina ku jiro jeelka Hargeysa ka kalena ay xukuumaddu xayiraada ka saartay inuu dalka ka baxo.

Sida ay ku soo waramayaan dad goobjoogayaal ahi waxa saaka ka dhacay mudaharaad aad u balaadhan oo lagaga soo horjeeday xadhiga maamulka Siilaanyo kula kacday madax dhaqameedkooda iyo Agaasimayaashaasi u dhashay deegaankooda waxaanay maamulka Siilaanyo ugu baaqeen inay deg Deg u sii dayso ragaas sida ugu dhakhsaha badana in xorriyadooda loo soo celiyo.

Sida ay noo xaqiijiyeen dad ku sugan magaaladaasi Ceel-Afweyn waxaa wadooyinka magaaladaisugu soo baxay dadweyne aad u cadhaysan Oo gubaya Sawirka Siilaanyo iyo Calanka cagaarka iyo Casaanka ah ee Maamulkiisa,waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ay kaga soo horjeedaan maamulka Siilaanyo waxayna dadkaasi si lama filaan ah mar keliya ula soo wada baxeen calnkii buluuga ahaa Ee Somaliya Oo mudo 21sano ahaan lagu arag magaaladaasi.

Isku soo wada duuboo dadweynahan mudahraadayay ayaa isugu soo rugmaday badhtamaha magaaladaasi halkaas Oo ay kula hadleen Cuqaal,Odayaal iyo Qabanqaabiyayaashii Banaanbaxan

Share this post

Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Xaaji Xunjuf;808250 wrote:
nonsense where is the source pictures atleast something

Silaanyo arrested in China -- you said "nonsense"

Siilaanyo hold up in the gates in London's conference -- you said "nonsense"

SNM militia defeated in the battles of Cayn -- you said "nonsense"

SNM soldiers defect to Khaatumo Republic -- you said "nonsense"

Reer Hergeisa Commander defect to Khaatumo Republic -- you said "nonsense"

Nabaddiid terrorists in Gaashaamo -- you said "nonsense"

Journalists arrested and beaten in Hergeisa -- you said "nonsense"

Civilians in Laascaanood, arrested and killed for being Anti-Somaliland -- you said "nonsense"

For you, everything is nonsense, if it goes against your way, even if it's the truth.

Share this post

Link to post
Share on other sites
xiimaaya   

K.O.W;808253 wrote:

So true:D

Xaaji is hardcore tribalist. his qabil could do no wrong.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somaliland Cabinet also say the support Somalia's unity ....

The parliament voted against Somaliland and say they are going muqdisho tomorrow on Jubba Airlines.

Ohhh ,,, I forgot the chickens :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

It's widely known that Ceelafweyn folks are diehard Unionist. They have even given refuge to Cade Muuse and his militia and succesfully mediated peace between Abdullahi Yuusuf and Cadde Muuse.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacaylbaro;808540 wrote:
Somaliland Cabinet also say the support Somalia's unity ....

The parliament voted against Somaliland and say they are going muqdisho tomorrow on Jubba Airlines.

Ohhh ,,, I forgot the chickens
:D

Jubba Airlines afkaada ka leexi. :)

Share this post

Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Carafaat;808574 wrote:
It's widely known that Ceelafweyn folks are diehard Unionist. They have even given refuge to Cade Muuse and his militia and succesfully mediated peace between Abdullahi Yuusuf and Cadde Muuse.

ragga tolkooda haka reebin. Iyagaaba SL u taliya...

Share this post

Link to post
Share on other sites

the issue was to do burmadow..they wanted him released. :cool:

as soon as a village has a little demo it doesnt mean they are unionists you dreamers. hahaha

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this