Sign in to follow this  
Peacedoon

The corpses of Alqeada Terrorists lying on the streets of Dhuusomareeb

Recommended Posts

Jaahil iyo badow ayaa ku farxo waxaan. Soomaali da'yar isleeneyso loo kala been sheegay. Mar qabiil lagu dagaal gilin jiray, maanta diinteena lagu dagaal gilinaayaa iyagoo wali waxba diinteena suuban ka ogeyn.

 

Rabi ha hanuuniyo dhalinyaradaas kuwooda nool wali, kuwaas ku geeriyoodayna Rabi ha u dambi dhaafo. Cawaanta soo sawirtayna soo bandhigtayna iyaga waxaan dhaho ma garanaayi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Meel walba halagu soo dhejiyo ayagoo la jarjarey. Doofaar dadkiisa qarxinaaya oo caruur aan waxba galabsan bambo dhex dhigaayo maalin walba, lugaha iyo gacmaha ka gooynaayo dadka kuwa excuse ka u sameynaayo ayaa ka daran oo u baahan in ayaga la toogto.

 

Qaangaar dad muslim ah u taagan inuu ugaarsado waxaa u dabeeyaa in sidii baqti dhintey jidadka lagu jiido. Masaakiinta la qarxinaayey yaa u ooyey? cidna, yaa u aarey cidna. AUN masaakiintaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

AUN. I'm no fan of Shabaab but we should not treat the dead, Muslim or not, in such a fashion. Give them a proper burial and move on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Haa, Alhamdulillah. Much needed sabbatical from the effects of SOL. It's interesting to observe how the old timers have matured, while an entirely new crop of single-minded, stubborn, and passionate youth have surfaced. It's quite the circle of life. :-)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

BN;807852 wrote:
AUN. I'm no fan of Shabaab but we should not treat the dead, Muslim or not, in such a fashion. Give them a proper burial and move on.

Well said.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Salaadda subax ka hor ayay magaalada soo galeen, illaa barqadii ayay ku sugnaayeen magaalada, Ciidamo Suufiyada ah oo Guriceel ka soo gurmaday ayay meel dhexe u galeen, oo laayeen!, kadib iskood ayay uga baxeen magaalada, waxaan mayd eh inye ka imaadeen?.

 

Ps. Dhowr & Toban suufiyo ah ayay horay u qaateen oo qaarkood soo daayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;807783 wrote:
Baqti wadan maleh. Sida dharka la qalejinaayo banaanka halagu war waro, saasa ka fiican sidaan.

baqti wadan wa leeyahay, hadaan godob lo hadleenin. Baqtiga burundibo waxa lo celiyaa burundi.

Ereyga ''baqti'' maqurux badno koleey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this