Sign in to follow this  
NASSIR

Maakhir Resources Company, Ltd. Interview with CEO Faysal Ahmed Yusuf by Indo-African Journal

Recommended Posts

Somalia   

K.O.W;808302 wrote:

What do Somalis say, "Qosal Gariir"? You keep repeating, "It's funny", because...you came to realize that your dream of ruling over a wide area, over 3 huge clans, under the umbrella of "Tolnimo" has come an end.
:D

Nah, I'm stating the obvious, I don't care for those areas in term of resources.

 

Why do you people seem hell bent on whatever resources that may or may not be there when you can't even get your act together and rule the place?

 

I think Puntland should get one of these for its own sake, are you with me? :D

 

bb182_1_evil_eye_jewelry.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Somalia;808306 wrote:
Nah, I'm stating the obvious, I don't care for those areas in term of resources.

 

Why do you people seem hell bent on whatever resources that may or may not be there when you can't even get your act together and rule the place?

 

I think Puntland should get one of these for its own sake, are you with me?
:D

If you say so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Stop replying, you know what I meant, K.o.W, which gender are you though, I've been meaning to ask you for some time?

Share this post


Link to post
Share on other sites
xiimaaya   

Somalia;808314 wrote:
Stop replying, you know what I meant, K.o.W, which gender are you though, I've been meaning to ask you for some time?

 

gabadh baa laga dhigtay lool:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC097181.jpg

 

C/Qaadir Kaarshe oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State Ayaa Balan Qaaday In Maamulka Khaatumo La Shaqeen Doono Maakhir State Si Loo Helo Horumar Iyo Midnimo Soomaaliya

 

 

Khaatumo State of Somalia Welcomes Maakhir State

 

 

Maamul Goboleedka Khaatumo State Ayaa Si Weyn u Soo Dhoweeyay Maamulka Goboleedka Maakhir State of Somalia

 

 

Madaxda Khaatumo State oo Khudbado Qiimo Badan Ka Jeediyay Xafladii Maamulka Maakhir State

 

 

Source: GalgalaNews.com

 

 

http://www.galgalanews.com/?p=9904

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Halkan Ka Daawo Xafladdii Maamul Goboleedka Maakhir State Of Somalia Iyo Heestii Lagu Maamuusay Dib u Abaabulka Maakhir State Government. Enjoy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dowlada Khaatumo State oo Casho Sharaf u Samaysay Xubno ka Tirsan Madaxda Maakhir State Of Somalia (Sawiro)

 

Source: Galgala News

 

 

Wakiilo Meteliyay Maamulka Khaatumo State OF Somalia ayaa Casho Sharaf la Agaasimay u Samaysay Wufuuf ka ka Timi Dalka Kenya Kuwaasi oo ka Tirsan Maamul Maakhir State,Casho Sharafta ay Fidiyeen Wakiilada Khaatumo State waxa ay ka dhacday Hotel Day To Day ee Magaalada Kampala.

 

Waxa Xaflaasi Furay Siciid Lugaasi oo ka mid ahaa Wakiilada Khaatumo State isaga oo Sheegay inay Casho Sharaftan ugu Tala Galeen sidii Labada Maamul ee Khaatumo State iyo Maakhir State ay u Noqon lahaayeen Kuwa iska Kaashada dhankasta Madaama ay Daris Meelo badan ka Yihiin.

 

Sidoo kale waxa Halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo State ee dalka Uganda Mudane C/qaadir Kaarshe isaga oo Tibaaxay in Dadka Labada Deegaan ay Yihiin Dad Isir Wadaag ah isla markaana wax badan oo Dano ah ay ka dhexeeyaan, waxa uu Ku Adkeeyay Carabka in Labada Jaaliyadu ay is Kaashadaan si Loo Gaadho Hadafka.

 

Cumar Daahir oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Jaaliyada Khaatumo State ayaa hadalka isna Qaatay waxana uu ugu baaqay Labada Jaaliyadood inay xidhiidh wanaagsan Yeeshaan oo la Abuuro Gudi Isku dhaf ah oo Wada Shaqayn Xoogan Yeesha.

 

Caaqil C/qani Maxamed Qoobay oo ka mid ah Waftigii Reer Maakhir ee dalka Kenya ka Anba Baxay ayaa ka sheekeeyay Taariikhtda Qotada dheer ee labada Bulsho ay lahaayeen isaga oo Soo Qaatay Taariikho Qoran oo dhexmaray kuwaasi oo ah kuwa Dhanka Wanaaga ahaa.

 

Caaqilka ayaa Doca kale Tilmaamay in Deegaanadaasi Labada Bulsho ku Dhaqan Yihiin ay yihiin Kuwa ay Ragaadiyeen Horumar La’aan taasina ay Keentay Buu Yiri iyadoo Beesha Caalamka laga dhaadhiciyay in Deegaankaasi ay Yihiin Dhul Aan Amaan ahayn.

 

Gudoomiyaha Jaaliyada Maakhir State ee dalka Uganda Cabdi Qaraaje ayaa Gaba Gabadii xusay in Labada Jaaliyadood ay Xidhiidhkoodu wanaagsan yahay isla markaana la sii Laba Jibaarayo, isaga oo Mahadnaq balaadhan u Jeediyay Jaaliyada Khaatumo State ee Uganda oo uu sheegay inay Si Wanaagsan ugala Shaqeeyaan Munaasibadii Balaadhanayd ee Maakhir State loogu qabtay Magaalada Kampala.

 

Maxamed Xasan Ruush

 

 

DSC07718.jpg

DSC07715.jpg

DSC07714.jpg

DSC07713.jpg

DSC07710.jpg

 

 

DSC07708.jpg

DSC07707.jpg

DSC07705.jpg

DSC07704.jpg

DSC07703.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
xiimaaya   

NASSIR;807788 wrote:
Indeed bro. Maakhiris have woken up and they are so engaged with the development of their motherland, bearing in mind the challenges ahead.

 

Halka kaa sii wada inshallah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this