Sign in to follow this  
Liibaan

LaasCaanood: Eheladi Dadka SL Militia Xasuqday Kuwa ee Qafalatay OoShirJaraai'd Qabtay Video+Sawiro

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Laas Caanood: Qaar Ka Mid Ah

 

Eheladii Dadka ee Maleeshiyada Somaliland Xasuuqay Iyo ee Kuwa Qafaalatay Oo Shir Jaraai'd Qabtay(Video+Sawiro)

 

Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012

 

 

 

 

Laascaanod,(lasanod Online)- Waxa maanta magaalada Laascaanood kulan ku qabatay ehelada dadka ku xidhan jeelka Mandheera ee dhawaan..

 

maleeshiyada Somaliland ka taxaabtay magaalada Laascaanood.

 

Halkan ka Daawo Video

 

Waxayna sheegeen caruurtaasi oo aad u yaryar in qaarkooda y xanuunsanayaan lagamana warhayo waa naloo diiday ayay yidhaahdeen inaan soo booqano caruutayada. Hooyooyin halakas ka hadlay qarkoodna way ilmaynayeen, muragada haysata dadka waalidka ah yaa waxay tahay mid saamayn ku yeelatay qoysas badan oo ku nool magaalada Laascaanood,

 

Waalidiintan ayaa waxa ay ka dalbadeen hay'adaha xuquuqul insaanaka inay wax ka qabtaan dhibaatadan lagu hayo caruurtooda aan dambiga lahayn ee ku jirta meelihii ingiriisku ugu talagalay dadka dhiiga qaba.

 

Waxayna mar labaad codsadeen dadaka caruurta naga xidhay inayan shuruud ku xidhnayn siidaynata caruutayada. waxa aan uga digaynaa ayay yidhaah deen waalidiintaasi inaan caruurtayada tacadiyo loo gaysan iyada oo qaarkood markii la qabanayay ay jidhdil ku sameeyeen maleeshiyaadka Somaliland.

 

 

 

DSC06889.jpg

DSC06877.jpg

DSC06871.jpg

DSC06868.jpg

DSC06870.jpg

DSC06868.jpg

DSC06883.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The crimes of the secessionists cult needs to be documented. However, Khaatumo needs to smell the coffee and once and for all to bring the LA saga to an end.

 

Ha la dagaalamo - Dagaal waxaan ahayn daawo lagu waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;807057 wrote:
Xaaji - Wallee reer tolkay oo aan dagaalamin baydaan dulmiga ka deyn.

Taleexiyow waxba ma kala nihin aniguna dulmi ma tageero waligay ba ma tagerin laakin dee sidee xal lo gaadha dadki wada hadal diid.

Dagaal na la arag oo ki buhoodle ka dhacay ba wali qoyan oo khasaaro badan keeney dagaal naf ma leh sabab rag uun ba inagaga dhimanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;807059 wrote:
Taleexiyow waxba ma kala nihin aniguna dulmi ma tageero waligay ba ma tagerin laakin dee sidee xal lo gaadha dadki wada hadal diid.

Dagaal na la arag oo ki buhoodle ka dhacay ba wali qoyan oo khasaaro badan keeney dagaal naf ma leh sabab rag uun ba inagaga dhimanaya.

Xunjuf Beenaale, Jooji beenta badan, soo matihid kii ku faraxsanaa markii Ciidamda Itoobiyaanka Liyu ee Shacabka Buuhoodle xasuuqeen, iyo markii Maleeshiyada Somaliland ee Dagaal kusoo qaadeen shacabka Buuhoodle, oo ee dadkii shacaabka dhibaata badan u geestaan.

 

Nabada cida diidan waa kuwa duulaanka ah ee mar kasta dagaal kusoo qaadaya shacabka Buuhoodle iyo Khaatumo/SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya maskaxdu wa dhag dhag eeh meesha waxa jirta cilad aan la tabanayn halkay sal raacday maalinta ta la sameyo aya xalki la gaadhaya inta ka sakow khaatuumo ha heesto Sh Adan siiro Diinta ha akhriyo cismaan badawi na maqaalada wardheernews haa soo galiyo Siiilaanyo na gogol nabadeed ha ku baaqo tabtaasay u dhacaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';807064 wrote:
Xunjuf Beenaale, Jooji beenta badan, soo matihid kii ku faraxsanaa markii Ciidamda Itoobiyaanka Liyu ee Shacabka Buuhoodle xasuuqeen, iyo markii Maleeshiyada Somaliland ee Dagaal kusoo qaadeen shacabka Buuhoodle, oo ee dadkii shacaabka dhibaata badan u geestaan.

 

Nabada cida diidan waa kuwa duulaanka ah ee mar kasta dagaal kusoo qaadaya shacabka Buuhoodle iyo Khaatumo/SSC.

May may wax kala saar war la tabiyo fikir la dhiibto iyo ku farxiid cid dagaal ku faraxda horta ma jirto laakin markay dhacdo wa in la minimizegereya horta maanta wa guul oo meesha jabhad ssc wa ka baxday oo dhinac kale ba lo gudbay Nabada dadka iyo dalka oo dhan ba uu baahaan laakin liibaanow intad hub sidatid dee inadeerow nabadi siday u islaaxi lahayd way adkanaysa wanad fahmi karta taas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;807067 wrote:
May may wax kala saar war la tabiyo fikir la dhiibto iyo ku farxiid cid dagaal ku faraxda horta ma jirto laakin markay dhacdo wa in la minimizegereya horta maanta wa guul oo meesha jabhad ssc wa ka baxday oo dhinac kale ba lo gudbay Nabada dadka iyo dalka oo dhan ba uu baahaan laakin liibaanow intad hub sidatid dee inadeerow nabadi siday u islaaxi lahayd way adkanaysa wanad fahmi karta taas.

 

Xunjuf aad iyo aad ayaad u faraxday laba jeer, markii maleeshiyada Somaliland dagaal kusoo qaadeen Buhoodle, iyo markii ciidamada Liyu Itoobiyaanku dagaal kusoo qaadeen Buhoodle. Labadaa jeer ba Shacabka Buhoodle ayaa guuleestay, Buhoodle People won both times.

 

Alhamdulilaah, wali Buhoodle waxaa jooga oo kataliya Shacabka Buhoodle iyo Maamul Goboleedkooda Khaatumo State ama SSC loo yaqaan.

 

 

Nabada waxaa diidan waa Somaliland hadii runta la isku sheego, hukana Somaliland ayaa wadata, Cida mar kasta dagaal kusoo qaadasa Buhoodle waa Somaliland. Warlord Siilaanyo iyo Maleeshiyasii Somaliland 9 jeer ayee dagaal kusoo qaadeen Buuhoodle sanadkii ugu danbeeyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jeelka.jpg

 

Waalidiintii Carurtii Laqafaashay‏ oo Hadashay

 

 

 

Walidiintii ay jabhada SNM ka qafaalatay Caruurtooda oo ka dayriyay xaalada caruurtooda daawo videogan.

 

Kulan ay maanta isugu yimaadeen waalidiinta dhalay Caruur ay dhowaan ciidamada Jabhada SNM qafaasheen kuwaas oo ka qabqabteen magalada laascaanood oo loo qaaday xabsiga Mandheera ayaa waxay sheegeen inaysan wax war ah ka hayn xaaladda ay ku sugan yihiin ubadkoodii oo si xaq daro ah loo xidhay islamarkaana loo dhaadhiciyey xabsiga Mandheera.

 

Halkan ka daawo

 

Waalidiinta oo ay ka muuqatay wajiyadoda murugo ayaa waxay sheegeen inay ka wel welsan yihiin xaaladda caruurtooda oo qaarkood ay sheegeen in da'adodu ay ka hoosayso 10 jir.

 

Dhawaan ayey ahayd markii Jamhada SNM oo magalada laascaanood ku xidh xidhay 77 caruur ah kuwas oo maxaabis ahaan loogu qaaday Xabsiga Mandheera islamarkaana lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen banaanbaxyadii ka dhacay magalada laascaanood 07/3/12.

 

 

 

XOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Taleexi;807052 wrote:
The crimes of the secessionists cult needs to be documented. However, Khaatumo needs to smell the coffee and once and for all to bring the LA saga to an end.

 

Ha la dagaalamo - Dagaal waxaan ahayn daawo lagu waaye.

Unfortunately thats the only option.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know in reality..no one can deny the people of las canod and buhoodle were present when somaliland was established in 1991, even Galayd was there and agreed...why are my brother so indicisive. You sign an agreement with somaliland in 1991, then you sign one with the pirates in 1998, then in 2012 one with yourself even though its still split and some support somaliland, some puntland, some ssc and some khatumo.. Yet you blame somaliland. Saxibiyal as your brother the first question you should ask yourself is what have I done and where have I gone wrong. You have no agreed common line...its like a headless chicken approach. No one wants war, no one wants hardship, but you can not deny the truth that your caqils, sultans and even aqonyanahn were in burco and borama and agreed to somaliland. So why are you surprised then that somaliland is trying to build a state within the borders agreed and signed by all of us in 1991. Furthermore not only did you violate the agreement, you claiming the entire regions of Sanag and Sool which no one tribe has exclusive hold over... We live together in Sool and Sanag..so in all seriousness I try to advice and continue to advice but examine logic, you are your own worst enemy walalyal...in all seriousness. Just becuase we are different clans doesn't mean we can't live together and create a state together, we are closer to each other then anyone else..we live in cainabo 40 miles from las canod etc..yet instead of focusing on development, statehood, peace etc you to busy chasing after Galayd a man who signed Somalilands independence now khatumo . You want to see a real massacre a real state orchasterated holocaust visit Hargaisa graveyards and Burcos grave yards. All loss of life is not good...but we all know Somaliland is a state for all no one cares about tribe they care about state since were not going anywhere join and develop it makes security sense, business sense etc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this