Sign in to follow this  
Dr_Osman

President Farole Recieves The Qardho Treatment. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Qardho: Ku-simaha Boqorka ******* oo Qado-sharaf u sameeyey Wefdiga Madaxweynaha [sawiro]

 

Updated:- 3 hours ago| 6 Commnets

 

Ku-simaha Boqorka ******* Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta qado sharaf u sameeyey madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxman Shiikh Maxamed iyo qaar ka tirsan wasiiradiisa iyo nabadoonada ku nool magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar.

 

Qado sharaftan ayaa ahayd mid si heer sare ah u dhacday waxaana intii ay socotay mas’uuliyiintii lagu casuumey isweydaarsadeen hadallo ku aadan sida ugu haboon ee nabadda iyo xasiloonida guud ee gobolka looga dhigi lahaa mid sugan.

 

Wasiir ku xigeynka arimaha gudaha Cali Yuusuf Cali xoosha oo saxaafadda la hadalay ayaa aad ugu mahadceliyey kusimha boqorka qadosharafta oo u sameeyey mas’uuliyiinta Dowladda iyo nabadoonada ku nool magalada Qardho,isaga oo sheegay in ay ku faraxsanyihiin sida ay nabadoona ugu soo qeybgaleen kulankan.

 

Gudoomiyaha Nabadoonada gobolka Karkaar Nabadoon Maxamed Aadan Cali oo ka mid ahaa nabadoonadii ka soo qeybgalay qado sharaftaan ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan madaxda dowladda oo ugu horeeyo madaxweynaha dowladda Dr.C/raxman Shiikh Maxamed oo magalada Qardho u joogo xalinta khilaaf u dhaxeeyo beelo walaalo ah oo wada dagan magalada Qardho,nabadoonka ayaa sheegay in aad ugu faraxsanyihiin qado sharafta oo u sameeyey kusimaha Boqorka Boqor Burhaan Boqor Muuse.

 

Ugu danbeyntii kulankaani ayaa waxaa soo xiray kusimaha Boqorka ******* Boqor Burhaan Boqor Muuse oo sheegay in Qadosharaftaan in ay ku aadantahay soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha iyo wasiirada la socda,waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay dadaalada uu madaxweynaha ka wado xalinta qilaafka u dhaxeeyo labada beelood eek u nool Qarhdo,waxa uuna rajeeyeyin dhawaan la xalindoono arintaas.

 

Horseed Media

 

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-7.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-1.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-2.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-12.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-13.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-15.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-18.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-21.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-22.jpg

Casuumaad_Boqor_Burhaan.-23_2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I dont see any protests, as some reporters have been claiming. All I see is caleemo qoyan and a hero's welcome for the president of puntland to one of the 37 jurisdictions that fall under his leadership.

 

Those guys in the pic are not your avg politician but the heavyweight isims of qardho, if he has their blessing you can be rest assured the whole god dam city does too!!! marka igala tag propagandada yar aad la wareegaysid

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;805638 wrote:
I dont see any protests, as some reporters have been claiming. All I see is caleemo qoyan and a hero's welcome for the president of puntland to one of the 37 jurisdictions that fall under his leadership.

 

Those guys in the pic are not your avg politician but the heavyweight isims of qardho, if he has their blessing you can be rest assured the whole god dam city does too!!! marka igala tag propagandada yar aad la wareegaysid

Osmano it's baseless propaganda. God Bless the President of PL. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boqor Burhan Boqor Muuse, the second-most senior member of Puntland’s most prominent clan, hosted a dinner today in the town of Qardho, capital of the Karkaar Sub-Province within Puntland.

 

 

At his headquarters, the chief also hosted the state’s Interior Minister and a small delegation of negotiators that have been in town with President Faroole the past week.

 

The dinner tonight was the largest of its kind in Qardho held for the current Puntland leader. The week-long trip to Qardho ended the last long-standing clan feud in the Karkaar Province, which encompasses the Dharoor Valley.

 

DissidentNation

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys funny seriously funny... What's with the gaadoo obsession...puntland politics. Waaaaaaaa la gaday waa la gadayaay. Manta qaadooo seriously mantana ma bastaa lol funny pirates. Siyasada qadada. Man the names they call u in somaliland suit perfectly I know what they mean and I know why u want mugdisho so bad keep up the qaado politics haha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this