Sign in to follow this  
The Hermet

las canod, sool and the entire east needs development not war

Recommended Posts

burahadeer;804125 wrote:
Hermet ,you not expecting logic from these guys .Haku dalin waa fadhi ku dirir:D

Acudubilah saaxib ilahay ha cawiyo wallee lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

The Hermet;804130 wrote:
Because I see no point of being part of a failed state considering.there is no more somaliwyn so seeing I was the first indepedent somali country why should I be hostage to a failed state I want all he children of somaliland regardless of clan to prosper.

Your argument is a fallacy, my friend. First, Somaliweyn seize to exist after Colonial Powers landed on our shores. Secondly, the Somali people had ONE GOAL and that was to succeed in bring back Somaliweyn, to unite the 5 areas Somalis lived, which are NFD, Somali Galbeed, Djibouti, British-Somaliland and Italian-Somaliland.

 

We succeeded in uniting British-Somaliland and Italian-Somaliland.

 

Now, hypothetically speaking, if the clan of Banadir said, "We are seceding from Somalia and we're taking Gedo and Nugaal with us, and we're going to name it "BanadirLand", do you really think, the clans of Nugaal and Gedo will accept it and say, "We were part of Italian Somaliland together so, let Banadirland take us over"? :?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ma sidaas baa dhab ka ah@ burahader's comment about "not expecting logic from this ppl" ..you two (burahader plus hermit) seem to be devoid of any logic. But, anyways you are scripts. Continue your gibberish..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

naxdin badanaa. k.o.w xaajadii oo dhan ayaad kaadi la kor istaagtay.

k.o.w occupation kan iyo waxaan aad ka hadlaysaa waa maxay? dad iyagiiba qaawan oo dibnihii qallaleen ayaad leedahay waxbay occupy gareeyeen. caqli yaridee ma shalay baad dhalatay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good topic guys easy with the Qabiil talk the east of the country needs development and the SL govt should do all to invest in the eastern region of the country.Ceelafweyn ceerigaaabo gar adag laasqoray laascaanood boocaame Buhoodle Qurilugud all have the same needs which is development and prosperity inshallah nafta kheyr u sheega.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^qabileste raba dadka kale in uu ku sheego qabiileste..We support Khaatumo State and the fact that it is a legitimate state in Somalia. Where you support your one-clan state and hoping one day they secede from the rest of Somalia..is wacdi adigu horta. Khaatumo State development iyo horumar dadkeeda bay uga bahanyihin. Somaliland can stop committing the killings of innocent people in the khaatumo regions development warkeeda daaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyaah inadeer ma is maqlaysa khaatuuumo waxa sameystey reer waxana aad leedahay reer ma tageersani laaakin reerkayga baan la raba dawlad miyanay wareer ahayn taasi , inagada waxan reeraha qaranimada iyo dawladnimada aynu dhinac isku raacino Aaaliyaah anigu ha igu sheegin qabiliste , qabyaaladu wa nijaas iska daaya bu yidhi nabigeeni. csw.. Anigu na waxan ahay nin ka weyn waxaas sheekooyin reerooyin hoose iyo reer hebel ba mamuul samaystey. Dadku ama qabilku wa sida basasha hadaad tolka meel ku ururusid iyaga kala tegeya beritoole waad arki doonta, wa dhibaatada haysata budhlayn oo aad adigu mar ka mid ahaan jirtay hada waxad leedahay intaydi baan meel geeystey. Hadaynu u laabaano hormarka wa shay aad u muhiim ah Aaaliyaah adiga wax dhisi kara aniga wax dhisi kara marka dalkeena aynu dhisano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Haa, Khaatum State needs a development in order to compete with its counterparts. Khaatumo needs to catch up with lots of things. With all that said; Somaliland oppressors have to be cleaned out in Khaatumo lands by any means necessary ... as long as they are there - Khaatumo will be singing in a vacuum in perpetuity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Xaaji Xanjuf dalkeenu waa somalia (ma aha somaliland oo ah reer state ee sameesteen) inta horta waaa in aad sifiican iskaga dhaadhicisa oo qabyaalada aduu wadid joojisa oo aad rabtid in aad reer dal ka dhigatid (dadkalena ku maxaafsatid)..Somaliwayn ayaan leenahay waana la wada dhisayaaa..marka iska indhatirita, inkirida, iyo cuqdada somaliwayn u qabtid ka soco ama adi uun isku koob taasi sheeko reer khaatumo u taala ma aha. Reer khaatumo wa reer taasa yaaba diidan, sida reer somaliland reer u yihiin . Laakin waa reer waxooda raba in ay gacanta ku qabsadaan oo mamushaan magaloyinkooda somaliyana ka midnoqdaan. Marka reerka raba in ay go'aan oo ah reerkaga uun baa qabiileste noqonaya? ileen reer walba waxooda inay qabsadaan la iskuma haysto. Laakin reerka leh waan go'ana oo somali ma rabno in aan wax ku darsano laakin labo reer reer khaatumo iyo reer awdal ayaan xasuuqana oo dhulkoda ka xogana sida nalo aqoonsado ayaa ah qabiilnimo ta ugu xun marka sidan si isku dhaam nabigana ha uku saliyin waxaad deen ka taqaano baa iska yaraye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;804367 wrote:
Xaaji Xanjuf dalkeenu waa somalia (ma aha somaliland oo ah reer state ee sameesteen) inta horta waaa in aad sifiican iskaga dhaadhicisa oo qabyaalada aduu wadid joojisa oo aad rabtid in aad reer dal ka dhigatid (dadkalena ku maxaafsatid)..Somaliwayn ayaan leenahay waana la wada dhisayaaa..marka iska indhatirita, inkirida, iyo cuqdada somaliwayn u qabtid ka soco ama adi uun isku koob taasi sheeko reer khaatumo u taala ma aha. Reer khaatumo wa reer taasa yaaba diidan, sida reer somaliland reer u yihiin . Laakin waa reer waxooda raba in ay gacanta ku qabsadaan oo mamushaan magaloyinkooda somaliyana ka midnoqdaan. Marka reerka raba in ay go'aan oo ah reerkaga uun baa qabiileste noqonaya? ileen reer walba waxooda inay qabsadaan la iskuma haysto. Laakin reerka leh waan go'ana oo somali ma rabno in aan wax ku darsano laakin labo reer reer khaatumo iyo reer awdal ayaan xasuuqana oo dhulkoda ka xogana sida nalo aqoonsado ayaa ah qabiilnimo ta ugu xun marka sidan si isku dhaam nabigana ha uku saliyin waxaad deen ka taqaano baa iska yaraye

 

Aaaliyaah inadeero waxbadan baad isku qal qaldaysa bal aan inyar ku sheego Somaliland wa dalkeeni wa dhulki aad ka so jeedid khaatuumo na waxay ka mid tahay gobolada aad ka dagtiid Somaliland , adigu uba aqoonsanow Somalia , laakin maanta yawma na hatha wax Somalia la yidha ma jirto , magac ahaan wa jirta Marka si ay Somaliyana ay u badbaado Somalilandna u badbado wa in la isla jaanqaada si wanaagsan sabab dee shalay ba inaga qolyaha Somalia jooga u tagnay oo wax ku darsanay , Mid kale na an ku sheego Somaliweyn maha Somaliland iyo Somalia oo kaliya wa in inta ka badan wa gobolka O'gaden Djibouti nfd Somalia iyo Somaliland. Marka sidee cuqdad loogu qaadi kara Somaliweyn macquul maha inadeer. Meesha wax go' itaani ma jiro ma dhulka mar go aya Somalidi uun ba kala dawlado noqday Besides Somali lama rabo lama odhan Adigu Somali waxad u taqana inta Somalia degen uun Somali, Inadeer O'gadeniya iyo NFD marka la isku daro ka dad badan Somalia marka dee inaga da waxan aad kala wadid isku ehel iyo dal baynu nahay kala tegi mayno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

indha tirkii uun baad kusii socotaa...Khaatumo awdal iyo besha reer waqooyi galbeed aad kasoo jedid waa states somalia ka tirsan... wax somaliland la dhoho oo dal ahna ma jiro. Somaliana way jirtaa hadal yar oo aad tidhi ma tirtirayo oo calamkoo dhan aya aqoonsan. Marka sida nugukala wad riyadaadana waad iskaga jiri kartaa maxa iga shan iyo toban ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaaliyaah awoow maxaad dadka u kala qeybinaysa adigu raba inad dadka afsomaliga ku hadla inad mideysid hadana dad yar oo isku dal ah isku umad ah isku taarikh ah inta manta Somali ugu mideysan baad rabta inad kala daadisid maxaad marka mideyn hadaad tuulo tuulo kala daadisid aaliyah wa ku sidee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Illyria;804101 wrote:
Dee adeer na daa hadaba. qabyaalada iyo reer miyinimadaba anagaa qaadanaynee sidaa nagu daa. Somali baanu rabnaa baa nu nidhi, adna waxaa nala daba taagan tahay wax aanu hore u diidnay. dee na dhig. oo na daa. oo shaqo kale yeelo.

Succinctly put.:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

burahadeer;804078 wrote:
ciidamadii & calankii somaliland baa jooga.

I'm glad you have admitted that this is an occupation by the "triangle clans".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

somaaali waa mid sxb, reerkaaga oo ah reer waqooyi galbeedna somalidaas ayeey ka mid yihiin intooda ha mamushaan maxa dadkale magaloyinkoda ugu maamulayaan.

dad somaliyeed oo wada dhashayna ninka kala wada waa adiga ninka raba reer khaatumo iyo reer awdal in aad dan ku gaadhid. Reeraha kale ee somaliyeed ku dhahaya war waxba nagama dhaxeeyan dal kale baan ahay oo jirin. Sakhiifnimadaas adaa og mesha la aadasid. Maxa ka dhaxeeya reer khaatumo iyo reer waqooyi galbeed? oo ka dhaxeen reer waqooyi galbeed iyo reer mugadishu/reer puntland mathalan? dhamaan somaali baan nahay oo hal dhul iyo hal dal ayaanu wadaagna Caqlikaaga yar adaa og meshuu ku geenayo. Laakin wax soconaya ma aha wax umada shisheeyana u cuntamaya ma aha oo wax aqoonsi aad helasaan baa iska yar. Ee magaloyinkina ku imaan qaba, Somali oo dhan centeral government ee haystaan kuraas nigu filan ka raadsada taas ayaa caqligu ku jira. ama dee qurafaadka barta ka wadao, sooner than later you will accept the reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this