Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Madaxweyne Karaash: Warlord Faroole Waa uu Iska Butaacaa,Aflagaadadiisa Wax Kasoo QaadMalaha

Recommended Posts

Liibaan   

karaash4.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

VIDEO:Madaxweyne Karaash: "Warlord Faroole Waa uu Iska Butaacaa, Aflagaadadiisa Wax Kasoo QaadMalaha"

 

MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Axmed Karaash oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Hadaladii Faroole

 

 

 

 

 

Lasanod Online. Monday, March 12, 2012

 

 

 

 

Taleex,(lasanod Online)- Waxaa maanta magalada Taleex shir jaraaid ku qabtay maamulka khaatumo state Of somalia, waxaana ka hadlay..

 

madaxwaynaha khaatumo Axmed Karaash oo sheegay hadalada kasoo yeedhay faroole ay tahay aqoondaro kahaysa Beesha Khaatumo/SSC waxaaana filayaa in Khaatumo/SSC aanu wax ka aqoon Faroole, Ayuu yiri Karaash.

 

Waxa kale uu ka hadlay madaxwaynuhu dadka laga qaaday magaalada laascaanood ee ay ku jiraan haweenka umusha ah ee caanuhu ka daayaan iyo macalimiinta, ardayada, ciyaalka kubada cagta ee mandheera lageeyay. waxaanu leenahay soo daaya shacabaka aan idin doonayn ayuu yiri Karaash..

 

Waxaa isna goobtaas ka hadlay oo soo dhoweeyey Madaxweynaha Afhayeenka maamulka Khaatumo Cumar Jaamac Salebaan oo ka warbxiyey ujeedada loo qabtay shirka Jaraa'id.

 

shirkan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa hadal dhawaan ka sooyeedhay faroole oo aan miisaanayn, hadalkaas oo aad loola yaabay, waxa uu ku hadlay iyo aqoondara haysata faroole oo isagu ismooday madaxweyanha Dawlada Soomaaliya. tasoo aan weli wax jawaab ha laga hayn dalwladda Shiikh Shariif.

 

 

______________________

 

 

MadaxWeynaha Khaatumo Karaash oo u Jawaabey Faroole

 

Horseed Media

 

 

Madaxda maamulka Khaatumo ayaa maanta shir jaraa’id oo ay degmada Taleex ku qabteen kaga jawaabey hadal dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

 

Hadalkaas oo ahaa in DKG ahi aysan u madax banaaneyn aqoonsiga maamul goboleedyada ayaa ka caraysiiyey madaxda Khaatumo oo iyagu sheegay in hadalka madaxweyne Faroole uu yahay mid aan laga fiirsan.

 

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo kamid ah madaxweyneyaasha maamul goboleedka Khaatumo oo Saaxafadda la hadlay yaa ka warbixiyey ujeedadii ay shirkaas jaraa’id u qabteen.

 

Wuxuuna sheegay inay tahay sidii ay uga jawaabi lahaayeen hadal uu ku tilmaamay inuu yahay mid aan la fahmi karin oo uu madaxweyne Faroole kusoo hadal qaaday maamul goboleedyada iyo DKG ah ee Soomaaliya.

 

Axmed Karaash ayaa xusay in Faroole uu sheegtay awood aanu isagu lahayn maadaama uu yiri dowladda KMG ahi maamul goboleed aan Puntland ogeyn ma aqoonsan karto taasina ay tahay mid meel ka dhac ku ah sharafta dowladda dhexe ee Soomaaliya.

 

Hadalka kasoo yeeray madaxda maamulka Khaatumo ayaa kusoo beegmayo xilli dhowaan DKG ahi ay si rasmi ah u shaacisay in Khaatumo State uu yahay maamul goboleed ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia;802977 wrote:
Karaash is still on Faroole's payroll. You'll witness this soon sxb, my promise to you.

You wish but not true. Like the people of Khaatumo State of Somalia, President Ahmed Karaash believes Khaatumo State and the self-determination of Khaatumo people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Somalia;802977 wrote:
Karaash is still on Faroole's payroll. You'll witness this soon sxb, my promise to you.

Give us a break from Faroole this and that saaxib.Its getting BORING.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalina;802993 wrote:
Butaaca micnaheed? buufis uu qabaa camal miyaa? lol...

It means Faroole cannot control his bad language, it become a habit for Faroole to insult and badmouth Khaatumo people. Markaa Odeyga Faroole Waa uu fatahaa sidii qasabad jabtay

 

 

 

Here is what Warlord Faroole said;

 

Hadaladii Aflagaadada ahaa ee Faroole." Dhawr Gabdhood, Haween Iyo Caruur Ka Yimid Dabada Dalka Wadamada Europe/America. Taleex Isugu Tegay Maamul Goboleed Ma Dhisi Karaan"

 

Halkan Ka Dhageyso:

http://www.midnimossc.com/wp-content/uploads/2012/03/dhawr-gabdhood-iyo-haween-iyo-caruuro21.m4a

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkan carurtooda iska so dayaaa ha iska modaharadan just get the police riot gear furthermore try people in court legally we are not pirates we need to win hearts and minds build national cooperation move away from bull*** tribalism

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

'Liibaan';803002 wrote:
It means Faroole cannot control his bad language, it become a habit for Faroole to insult and badmouth Khaatumo people. Markaa Odeyga Faroole Waa uu fatahaa sidii qasabad jabtay.

Waa fahmey, thanks Liibaan. Waqtiga ha iskaga dhumin odaygaas, qiimo ha u yeelin hadalkiisa, taada iska wado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalina;803009 wrote:
Waa fahmey, thanks Liibaan. Waqtiga ha iskaga dhumin odaygaas, qiimo ha u yeelin hadalkiisa, taada iska wado.

I agree with you Walaal Somalina :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Somalina;803006 wrote:
That makes sense, I got it now "webigoo butaaca beeraha waraabshoo" waaba heesteydii. Thanks burahadeer.

DSC03655-e1307016262963.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SOMALIVOA.jpg

 

 

VOA: MadaxWeyne Ahmed Karaash: "Maamul Goboleed Uma Hanjabi Karo TFG Dowlada Federaalka Soomaaliya"

 

labada-madxweyne.jpg

 

 

 

Maanta waxaa magaalada Taleex shir jaraa’id ku qabtay maamulka Khaatumo, kaasoo jawaab u ahaa, hadal dhawaan ka soo yeeray Farole oo uu ku sheegay in Dowladda Federalka KMG ah kaligeed aysan u madaxbanaaneyn Aqoonsiga maamul goboleedyada.

 

MadaxWeynaha Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia Axmed Cimi Cisman Karaash ayaan wareysi la yeelanay halkan hoose ka dhageyso.

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

 

 

http://www.voanews.com/somali/news/Karaash-Maamul-Gobolka--Ka-dhisan-Uma-Hanjabi-Karo-TFG-142341365.html

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this