Sign in to follow this  
kingofkings

President Faroole Visits Puntland Defense Force in Garowe

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Farole, Madaxweyne ku xigeenka Cabdisamad Cali Shire,Taliyaha ciidamada Daraawiishta Gen. Siciid Dheere iyo saraakiil ka tirsan dowlada ayaa maalintii Sabtidii lasoo dhaafey 10 March,2012 booqasho ku tagey xerada 54aad oo ku taal duleedka magaalo madaxda Garowe.

 

Xeradaas oo tababar uga socda cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta ayaa Madaxweyne Puntland warbixino ka dhageystey sariisha sare ee ciidamada iyo tababarayaashooda kuwaasoo ka socda dalka Ethiopia.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa ciidamada Daraawiishta ku booriyey iney ka faa'ideystaan fursdaaan qaaliga ah.

 

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa Mud.Cabdisamad Cali Shire ayaa kulan gaar ah la yeeshey saraakiisha ciidamada hogaamisa iyo tababaraasha kuwaasoo isweydaarsadey warbixino ku saabsan qaabka tababarka u socdo.

 

Xukuumada Puntland ka arimisa ayaa inta talada haysay muhiimad gaar ah siisey dhismaha ciidamada guud iyadoo kor u qaadey tayadooda.

 

ciidamada_Daraawiishta3.jpg

ciidamada_darawiishta2.jpg

daraawiishta9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this