Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Qurbameer state on the verge of collapse while traveling

Recommended Posts

Kooxda Awdal State Oo Burbur Qarka U Saaran Iyo Hogaamiyahooda Oo Xilka Laga Tuurayo Maalmaha Soo Socda.

 

London(Ramaas) Mar.11, 2012- Maamulka Awdal State ee sannadkii hore lagaga dhawaaqay Magaalada London, una xusul duubayo sidii uu deegaamada Awdal iyo Selal u hoosgayn lahaa dawlada federal-ka Soomaaliya, ayaa uu soo food saaray burbur baaxad leh, ka dib markii uu ismaandhaaf soo dhexgalay hogaanka maamulka oo aan lahayn aragti midaysan.

 

Shirar Magaalooyinka London iyo Toronta uga socda siyaasiyiinta aas-aasay Awdal State, ayaa sababay in uu abuurmo khilaafku,waxaana la isku fagaran waayay sida uu noqon doono mustaqbalka maamulka uu ah mid fadhiida oo dibed wareega ah, isla markaana aan haysan taageerada dadka ku nool dhulka ay sheegtaan,iyada oo qaar ka mida madaxdu ay ku baaqayaan in la kala diro xubnaha maamulka oo markii hore lagu doortay si aan sharci ahayn, oo lab la kac ahayd.

 

Madaxweyanaha Awdal State Rashiid Aw Nuur, ayaa noqday go’adoon, ka dib markii ka dareereen xafiiskiisa,iyaga oo ugu hanjabay in ay xilka ka qaadi doonaan oo ay ka fadhiisan doonaan arrintiisa dhawaan,laakiin Madaxweyanaha ayaa hanjabadaas ku tilmaamay aan suurgal ahayn.

Kulan ay maalintii shalay ku yeesheen Magaalad London koox ka tirsan Awdal State oo la doonayay in lagaga wadahadlo sidii loo kordhin lahaa awooda maamulka, ayaa, isa rogay madal lagu kala kacay oo ay hadheeyaan buux iyo sawaxan, waxaana inta badan dadkii kulanka fadhiyay ay isku raaceen in si dhakhso ah maamuska loogu xayuubiyo Rashiid Aw Nuur .

Hogaamiyaha kooxda Awdal State , ayaa booqasho uu taageero ugu raadinayo maamulkiisa dibeda wareega ah ku tagay dalalka Soomaaliya iyo ETHIOPIA, iyada oo uu kulamo uu la yeeshay guul u soo hoyatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Friendly guys, those Awdal men. I hope they stay friends and dont get personal or ignore eachother in Londen Marfish and Maqayad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

If Awdalites are clever they should dump the seccessionist, if I lived in Baki or Lugya I wont want to miss out on the oil bonaza in the south. Most of the money that the world gives to "SL" never leaves the regions toghdeer and Wogoyi Galbeed. Awadalite are never even allowed to build their field of farm named Borama Airport. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

burahadeer;802485 wrote:
the oil is all along the coast,sea & all the Guban(all east regions..also natural gas & coal is here).

I know, you're waiting for "Villa Somalia" to give you go ahead, wise move.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

burahadeer;802535 wrote:
^^ Khatumo dream...searching needle in haystack:D

Needle in a haystack perfeclty sums up "Republic of Slander's" quest for recognition. :cool: The International community told where to go. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;802427 wrote:
or you can say Biibito.

did you say Bibaa...seriously, i never understood southern dialect, no disrespect just never understood it... i had a friend over once...he called my romote control a "cali camando".... i asked him te leave...hahaha

 

no, im kidding, it just sounded strange. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;802539 wrote:
Needle in a haystack perfeclty sums up "Republic of Slander's" quest for recognition. :cool: The International community told where to go.
:D

not to go but finish business of separation & regardless there is nothing you can do about somaliland.Keep counting on others!!!

I'm not surprised at your logic, Siyaad hired S.african pilots & gave away western somalia with one stroke for Mengistu inorder to defeat SNM & rest is history.SNM is still there & will take your shoes this time.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this