Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

TFG government announces hiiraan Administration

Recommended Posts

Muqdisho: Dowlada TFG-da oo maamul cusub u magacawday Gobolka Hiiraan

11. marts 2012

 

Dowlada KMG Soomaaliya ayaa maanta u magacawday maamulki ugu horeeyey mudo 3 sana ah gobolka Hiiraan, laba bilood kadib marki laga xoreeyey Al Shabaab.

 

Wareegto kasoo baxday madaxweyne Shariif ayaa lagu magacaabay maamulka cusub ee gobolka Hiiraan iyadoo gudoomiye loogu magacaabay C/fataax Xasan Afrax.

 

Munaasabada wareegtada loogaga dhawaaqay oo ka dhacday xarunta wasaarada arrimaha gudaha oo ay kasoo qeybgaleen xildhibaano, iyo xubno ka tirsan wasaarada arrimaha gudaha oo uu ka mid ahaa wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sidoo kale lagu magacaabay duqa magaalada Baladweyne.

 

Duqa magaalada Baladweyne ayaa loo magacaabay Sheekh Cismaan Barre, waxaana goobta ku sugnaa duqa magaalada iyo gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan.

 

Qoraalka kasoo baxay madaxweynaha ayaa lagu sheegay in maamulkan ay si KMG ah u qaban doonaan xilalka ilaa mudo sadex bilood ah.

 

Magacaabista C/fataax Xasan Afrax oo horay u ahaa madaxweynaha maamulka Dooxada Shabelle ayaa soo jiitameysay mudo bil ah, waxaana mudadaasi socday wada hadalo oo uu madaxweyne Sharif kula jiray xildhibaanada kasoo jeeda Hiiraan oo uu aaqirki ku qanciyey in ay aqbalaan shaxda loo sameeyey maamulka cusub ee Hiiraan.

 

Gobolka Hiiraan ayaa waxa dega qabiilo badan kuwaasi oo uu ka dhaxeeyo xafiiltan dhinaca siyaasada ah, waxaaa sugaya maamulka cusub howlo adag oo uu ugu horeeyo amaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Sheick Shariif should replace Governor Faroole as well, if security gets more out of hand, Galkacyo is not united and if he doesnt do his job right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ And Siilaanyo will be replaced by Abdiwali, the only way forward, bring Siilanyo to Xamar, and make him the Mayor or PM of Somalia, it only gets better.

 

 

Ps: Hiiraan alone has 10 states pronounced in the last 6 years, 6 states in last year alone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat i think that's should be an open option if things really get out of hand the garowe clan enclave divided a small city like Galkacyo into clanish fiefdoms. Even baargaal is divided that's a real serious issue Somalia needs national unity instead of division and that's the way forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

nuune;802102 wrote:
^^ And Siilaanyo will be replaced by Abdiwali, the only way forward, bring Siilanyo to Xamar, and make him the Mayor or PM of Somalia, it only gets better.

 

 

Ps: Hiiraan alone has 10 states pronounced in the last 6 years, 6 states in last year alone.

next is Jubba, Gedo, Bay, Bakool and then we do the clan minded central regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well,it means since somalis have fought along clan lines,it means giving every clan to rule its traditional degaan and making national policies after consultation with all the federal entities,as i have mentioned earlier it will come up with 8 federal entities united to form the federal republic of somaia? do you agree or disagree and on what basis ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this