Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland xaqsoor political party opens up office in dhahar eastern sanaaag+PICS

Recommended Posts

MAQAL IYO MUUQAAL: Ururka Siyaasadeed Ee Xaqdhowr oo xafiisya ka furtey Magaalada Dhahar ee Xarunta gobolka Haylaan

Written by Jaamac Nuur Muuse

 

 

Dhahar (SPR): Urur Siyaasadeedka Xaqsoor waxa uu kamidyahay ururada siyaasadeed ee kusoo biirey ama ka tirsan deegaanada S/land.

 

Ururka Xaqsoor ayaa mantay xafiis ka furtay magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland xili ay soo dhaw yihiin dorashooyinka dawladaha hoose ee maamulkaasi waana markii ugu hoaraysey ee xaflada lagu daaha furayo xafiska ururkani lagu qabto magaalada Dhahar Waxaana ka soo qayb galay dadweynaha qaybihiisa kala duwan oo ay kamid yihiin odayaasha dhaqanka,wax garadka, culimada iyo ururada haweenka,

 

100_0475.jpg

 

100_0479.jpg

 

100_0477.jpg

 

 

http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=3108:maqal-iyo-muuqaal-ururka-siyaasadeed-ee-xaqdhowr-oo-xafiisya-ka-furtey-magaalada-dhahar-ee-xarunta-gobolka-haylaan&

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this