Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

President sh sharif Somalilanders are the founders of the Somali union in 1960

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliya Sh Shariif oo ku dhawaaqay inuu magacaabayo Guddi furta wadahadalada ay xukuumaddiisu la yeelanayo Somaliland

Waxa uu ka jawaabay Eedo sheegay in Ictiraafkiisa Khaatumo burburinayo Somaliland iyo Puntland

 

Muqdisho(Waaheen) Shiikh Shariif ayaa sheegay in la hilmaami karin Somaliland inay qayb weyn ku lahaayeen xoreynta dalka iyo midnimadiisa, isagoo sheegay inay ka hirgeliyeen deegaannadooda horumar dhinaca nabadda iyo siyaasadda ah taasoo aan la inkiri karin.

“Dowladda KMG ah waxay diyaar u tahay inay sida ugu dhaqsiyaha badan u saarto guddi si wadahadal loola billaabi lahaa walaalaheen Somaliland, iyadoo laga faa’iideysanayo fursadda billaabatay,” ayuu yiri Shariif Sheek Axmed.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay in dawladda KMG ah ay ka shaqeynayso burburinta maamullada dalka ka jira, balse wuxuu sheegay inay taageerayso DKMG ah horumarka iyo midnimadooda, isagoo sheegay inay u haystaan inay tahay guul ummadda Soomaaliyeed u soo hoyatay.

Sidoo kale, Shariif Sheekh wuxuu sheegay in dowladda KMG ah aysan albabbada ka laabanayn dadka cabashada qaba, balse ay u furayso cid walba oo wax tabanaysa, waajibna ay dowladda ku tahay inay raadinno fursad lagu mideyn karo Soomaaliya oo dhan.

 

“Baryahaan waxaa suuqa aad ugu jiray dowladdu waxay ka shaqeynaysaa inay burburiso Somaliland inay burburso Puntland taasna waxba kama jiraan, Annagu waxaan u arkaynay soo dhaweynta Khaatumo State arrin dan Soomaaliyeed ku jirto, ujeedaduna ay tahay in dadka la wada hadashiiyo nabadna lagu wada noolaado, taasna waan kala hadalnay walaalaheen in dowladdu aysan waxba bur-burinayn balse ay wax dhisayso,” ayuu yidhi Shiikh Shariif .

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkan ka sheegay xaflad lagu xusayay maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso oo ka dhacday Muqdisho, wuxuuna ammaan u jeediyay haweenka iyo doorka ay kaga jiraan horumarinta bulshada

Dhinaca kale xukuumadda Somaliland ayaan ilaa hada ka jawaabin qaabka ay noqonayaan wadahadalada loo furayo Somaliland iyo Somaliya iyo cida fulinaysa hawshaas. Sidoo kale waxaanay ka hadal Eedaha uu ka jawaabay Sh Shariif ee ka dhashay taageerada uu u fidinayo Maleeshiyada Khaatumo ee dagaalka kula jirta

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Founders of the 1960 Union were SYL and Members of Mixed Clans from Northern Somalia, mainly USP and SNL.

 

The important thing is, "Who are the defenders of the Union of 1960"? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

SYL Somalia

 

SNL USP NUF Somaliland

 

 

Cigaal signing the independence of Somaliland in 1960 Sharif is right

 

cigaal.jpg

 

Cigaal SNL and the union with cabdulahi Ciise SYL

 

Cigaal__A._Ciise__Siyaad_bare.jpg

 

 

Sharif is right we will soon talk and see how we can restore relations between the two countries.

Share this post


Link to post
Share on other sites

As always the silly secessionists jump to the conclusions, you need to read between the lines. Yep, the founders of Somali UNION

 

You know what the talk is going to be about? Hadii aad wadahalka rabtaan inaad latagtaan waan go'aynaa waa inaad jawabta iska hormarisaan, war bax waryee anagu waxba maanu bilaabin ee bal ta xaga noo dhig :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;800494 wrote:
SYL Somalia

 

SNL USP NUF Somaliland

There was no such thing as "Somalia" prior to 1960. Again, there was no such thing as "Somaliland" prior to 1960. Loool

 

USP, SNL were in British-Somaliland Protectorate.

 

SYL were in Italian-Somaliland Protectorate.

 

Even before 1960, the clans in Northern Somalia were Politically divided.

 

Reer Awdal, Reer Khaatumo, Reer Maakhir were in the USP.

 

Reer SNM were in the SNL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;800499 wrote:
^^ So what the Somalilanders are also politically divided today udub ucid kulmiye and back in the days nuf snl and usp:D

Like I said, Reer Khaatum/Maakhir/Awdal were NEVER in agreements with Reer SNM (SNL).

 

While Michael Miriama (SNL) and his clan were supporting the British and were Anti-Somali Unity, the people of Khaatumo, Awdal and Maakhir were in the front lines in Internationally and domestically fighting for Somali Unity. :D

 

Your history revolves around the Colonial Powers (Someone once said). lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

FreshPrince;800510 wrote:
Like I said, Reer Khaatum/Maakhir/Awdal were NEVER in agreements with Reer SNM (SNL).

 

While Michael Miriama (SNL) and his clan were supporting the British and were Anti-Somali Unity, the people of Khaatumo, Awdal and Maakhir were in the front lines in Internationally and domestically fighting for Somali Unity.
:D

 

Your history revolves around the Colonial Powers (Someone once said). lol

Michael mariano was not part of the SNL he was a member of the NUF he and Mujahid Ahmed jimcaale the founder of SNM 1981, were members of the USP party Axmed jimcaale was the deputy chairman and Michael was the chairman.

Somali national league was also very pro union the party of Cigaal and Ali meygaag samatar and the founder of xisbullah.Sayid Axmed Sh.muuse(AL- Azhari ) who later joined with the SNL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;800516 wrote:
Michael mariano was not part of the SNL he was a member of the NUF he and Mujahid Ahmed jimcaale the founder of SNM 1981

Somali national league was also very pro union the party of Cigaal and Ali meygaag samatar and the founder of xisbullah.Sayid Axmed Sh.muuse(AL- Azhari ) who later joined with the SNL.

^ Is funny how all you just named are from ONE tribe. lol Again, thanks for proving my point.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, adigaaba wax isku darayee oo walaaqay marki hore sidee hada lagaaga dhagaysanaya waan kala saarayaa. Boowe taasu majidho. yaa boowe warku waa sidaas. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fresh prince what are you talking about Cigaal was from burco ali meygaag was from hargeysa Sayid Axmed Sh Muse was from ceerigaabo. and Micheal mariano was from ceelafweyn and Ahmed Jimcaale was from berbera.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;800518 wrote:
XX, adigaaba wax isku darayee oo walaaqay marki hore sidee hada lagaaga dhagaysanaya waan kala saarayaa. Boowe taasu majidho. yaa boowe warku waa sidaas.
:D

Boowe maxaad ka hadlaysa ma cumamateen beryahan badruulki ba idin waalay wax israaca iyo wax kala taga ba beryahan kama hadashan eeh maxa jira. Haa dee berigi hore anigu wax isku daray 30 sannan tijiaabiyey hada 20 sannoh wanu duulnay markanu so degno beynu wada hadli doona adeer laakin ma garanayno wakhtigay noqon doonto:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;800520 wrote:
Fresh prince what are you talking about Cigaal was from burco ali meygaag was from hargeysa Sayid Axmed Sh Muse was from ceerigaabo. and Micheal mariano was from ceelafweyn and Ahmed Jimcaale was from berbera.

LOOOOOOOOOL, again, thank you for proving my point. Are you clinically retard sxb? :D All the men you just named (again) are from the same tribe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this