Sign in to follow this  
Saalax

Sidee Garissa uga wareegtay gacantii dadka soomaalida?

Recommended Posts

Saalax   

Waxaa sunnaha Rabbaaniga ah, in haddii ummad lagu ammaanaystay dhul, xoolo ama hanti kale, ay u maamuli waayaan ama u hanan waayaan sidii Rabbi ugu amaanaystay, inuu ka qaado, isla markaana ku wareejiyo cid kale oo ka faa’iidaysata fursadaas qaaliga ah, iyo khayraadkaa ilaahiga ah!

Magaala madaxda gobolka waqooyi bari ee kenya ama Garissa, ayaa waxa ku socday ood riixid lagu sameeyey ummaddii Soomaaliyeed ee degaanka u lahayd asalkii hore waqti hadda ku siman 11 sannadood, waa marka laga soo bilaabo 2001kii! Ood riixaddan oo ka timid qabaa’il kale oo dega Bartamaha dalka Kenya lana yiraahdo Akamba.

wax waliba Rabbi sabab ayuu u yeelaaye, arrinkani wuxuu sababsadey ka dib markii qabaa’ilka degi jirey Garissa, ee u badan haanta weyn ee ****** ay is indha buuxin kari wayeen, ama ay is colleysteen; sabab kalena waa dadka degaankaas oo ka haajiray waxa loo yaqaan barashada sancada ama fuundinnimada. Iyagoo ka faanaya sancadii noocay u tahayba jahli dartii. Tusaale ahaan guri karti ay ku dhistaan iyo aqoon midna ma leh, waxaa la mida wixii ku saabsan koronto ama mechanical work.

Arrimaha aynnu kor kaga soo hadalnay dhammaan waa dhab, waxayna sababtay, in maalin walba shan bus soo daabulaan shaqaale ku degaamooba garissa balse aan u dhalan, waxa is bedelay hab dhaqankii meeshu lahayd,luqadii iyo weliba akhlaaqdii fiicnayd.

 

dhanka kalena, dadkii u dhashay magaalada Garissa, waxay u sii dahriibayaan south Africa iyo weliba waddamada reer galbeedka oo aan ceeb iyo yaxyax maahee wax kale u ool, maxaa yeelay dal nabada oo dihin intay ka tagaan, ayey door bideen inay gacanta hoorsadaan

Ahmedey Mussa.

Garissa, Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I concur the above article is true , i have seen it with my own eyes , too many Mkamba (Sawahili ) are in Garrisa,. They say its a save plc

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

B_A_L_L_E_R_Z;799858 wrote:
another case of "Doqonkii O****N Gaarisa laga qaadye. loo diid Nfd iyo haduu dego ciide" with little remix

Not funny. Now go and suck a stick. Bad mouthing an entire clan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

My Somali reading comprehension is limited, is the author complaining about the Kamba people? Is he calling the Somalis from Garissa lazy and unskilled in home building? There is no reason to be whiny-pants.The Kamba will never take over Garissa from the local Somalis.Back in the days as i remember the non-Somalis were soldiers and teachers while Somalis were business people that owned properties....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

I never understood why Somalis don't make better use of the Tana River which intersects Garissa and provides a lot of the city's drinking water. Tana River can easily irrigate 50,000 ha in the NFD defeating malnutrition, food shortages, hunger, famines and poverty all in one go.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

STOIC;800196 wrote:
My Somali reading comprehension is limited,
is the author complaining about the Kamba people? Is he calling the Somalis from Garissa lazy and unskilled in home building? There is no reason to be whiny-pants.The Kamba will never take over Garissa from the local Somalis.Back in the days as i remember the non-Somalis were soldiers and teachers while Somalis were business people that owned properties....

Why not self-study and learn your mother tongue? Bar ama Baro afka hooyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this