Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Government signs airport construction agreement with China hono group.

Recommended Posts

Wasiirka Duulista iyo Shirkad Ajanabi ah oo kala saxeexday heshiiskii dhismaha madaarka Hargeysa

March 3rd, 2012

 

Hargeysa(Somaliland.Org)-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland iyo shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha oo la yidhaahdo China Hono Group, ayaa maanta waxay si rasmiya u kala saxeexdeen heshiis lagu dhisayo madaarka magaaladda Hargeysa.

Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay

xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ku sheegay in dhawaan dhisitaanka madaarka la bilaabi doono.

“Sidaad la socotaan waxa dhawaan la qaaday qandaras ku saabsan madaarka Berbera iyo Hargeysa.” ayuu yidhi Maxamuud Xaashi.

Wasiirku waxa uu inta ku daray hadalkiisa “ Waxa lagu dhawaaqay natiijadii dadkii uu tartamayeey

qandaraasyadda ee ka soo qaybgalay waxa ka mid ah shirkan (maanta), heshiiska aanu halkan ku kala saxeexanayno. Waa shirkadii ku guulaystay qandaraaska madaarka Hargeysa.”

Wasiirka Duulista iyo Hawadda Md Maxamuud Xaashi Cabdi, waxa kale oo sheegay in la bilaabi doono madaarka magaalada Berbera oo ay shirkad kale ku guulaysatay dayactirkeeda, waxaanu yidhi “Sidoo kale shirkad kale ayaa ku guulaysatay qandaraaskii magaalada Berbera loogu dhisayey madaar cusub. Marka maanta waxaanu saxeexayna, haddii lagu dhawaaqay

17 bisha oo 18 bishan aanu siinay warqad ka hadlaysa iyagu inay dhisayaan oo ay iyaguna keenaan aqbalaad. Nidaamka iyo xeerkuna waxa weeyaan in soddon maalmood in heshiiska la saxeexo oo ay qalabkooda soo raran sidii shaqadda loo bilaabi

lahaa.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

more phantom agreements, surely this is the 4 or even 5th such agreement in the last few years alone. Is this like the Ballore port agreement or the Chinese port extension and pipeline programme. I'm just highlighting a trend Xaaji.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

This is real Archie. Chinese company have been given:

 

* Hargaisa airport runway expansion

* New terminal buildings

* Installation of security scanners etc

 

The tender process was followed. The administration of the contract will be done by two guys who are part of the Kuwait Fund's internal Procurement and Contracts Dept.

Share this post


Link to post
Share on other sites

here is what am thinking, Hargeisa airport is ok and functioning at or below capacity. aren't there more pressing infrastructure needs if the admin has some money for like roads that would relay more on local labor rather then foreign expertise

Share this post


Link to post
Share on other sites

N.O.R.F;798295 wrote:
This is real Archie. Chinese company have been given:

 

* Hargaisa airport runway expansion

* New terminal buildings

* Installation of security scanners etc

 

The tender process was followed. The administration of the contract will be done by two guys who are part of the Kuwait Fund's internal Procurement and Contracts Dept.

In that case its good news. Any renderings of the terminal building?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxar Nugaaleed;798362 wrote:
here is what am thinking, Hargeisa airport is ok and functioning at or below capacity. aren't there more pressing infrastructure needs if the admin has some money for like roads that would relay more on local labor rather then foreign expertise

 

True, we should take any scheme/project critically and only welcome those that align with the bottom line of easing the conditions of the marginalised without disturbing the local environment (however nice or expensive it may sounds, it should pass the test of being all about and the most efficient way of improving their lot).

 

And please, for all of us, let's not post developmental updates in the Politics section or use them to score points.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this