Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President Returns Home

Recommended Posts

Hargeysa(Golisnews) waxa goor dhawyd garoonka diyaaradaha ee Caasimada Hargeysa ka soo degay madaxweynaha Jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud SIILAANYO.

 

madaxweynaha ayaa lug ka soo bilaabay dhakhtarka weyn hortiisa ilaa madaxtooyadana dadka dhex marayay isagoo halkaasna dadweyne tubnaa kusalaamayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

London wuu ku raagey ma is tiri, he could have toured other European cities, I think his advisers need to be sacked.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Just wondering, why wasiirka daakhiliga is at the end of the line, and wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka on the front, as well as wasiirka caafimaadka, soo ma aheyn wasiirka daakhiliga inuu hor kaco madaxweynaha, protocolkii maxaa ku dhacey, soo adiga maadan qaabilsaneyn xagaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Rooxaanteyda hadaa ma been bey ii sheegtey, kolleey xalay waxaan la dheelmadey Yuqaandooca, iyadaa igu akhrisey malaha waxan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

horta maanta waa ayaantee, khalad weyn baan ku jiraayee, maalintaan isla qayyili jirney baan ka yaabayaa inaan hilmaamey goor ay aheyd, dhibkaas ayey leedahey joogitaanka meel maalintu ay tahey 60 saacadood, maxaan iska dhax arkey

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Dhankayaga kama ahan Sabti, shaley unbey inoo aheyd Isniin marka maanta waa iney noo ahaataa Khamiis saasaan filayaa, 60 saacadood ha hilmaamin yeah maalintayada, ogoow isku arli kuma wada nooline

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this