Sign in to follow this  
Dr_Osman

Qardho Small Time Traders Feeling The Pinch Of Inflation. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Ganacsatada yar yar ee Qardho oo ka cabanaya hoos u dhaca qiimaha Dollarka [sawiro]

Updated:- 2 hours ago| 0 Commnets

 

Ganacsatada ku nool magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar ayaa cabasho weyn ka muujiye isbadalada joogtada ee sarfika lacagta dolarka, kaas oo ay ku tilmaameen in uu keenay suuqu jahwareer dhanka iibka soo wajaho.

 

Qaar ka mid ah ganacsatada oo la hadlay warbaahinta Horseed Media ayaa waxa ay sheegeen in bilihii la soo dhaafay ay jireen hoos u dhac balaaran oo ku aadan dhanka sarifka lacagta Dolarka, kaas oo sameyn balaaran ku yeeshay dhamaan qeybha kala duwan ee bulshada, iyaga oo tilmamay in wali badeecooyinka kale ay joogaan lacagtii l a siinjirey illaa iyo hadda wax sameyn oo ku yeeshay sarifka dolarka ma jirto.

 

Xaamud C/llaahi Xaaji oo ka mid ah ganacsatada Suuqa Qardho ayaa waxa uu sheegay in sarifka dolarka oo sameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqii ganacsiga ka jiray suuqa qardho, waxa uu tilmaamay in hoos u dhac balaaran laga daremayo dadkii wax ka iibsanjiray suuqa iyaga oo qaar kood ku wareersan qiimaha ay siisanayaan waxa ay doonayaan.

 

Cabashada ugu badan ayaa waxa ay ka imaaneysaa dadka lacagaha loogu soodiro dibadda, waxa ayna dadkaan sheegeen in saddax sano ka hor qiimaha lasiin jiray raashiinka oo wali intiisa taaganyahay,waxa ayna Dowladda Puntland ka codsadeen in ay soo faragaliyaan arintaani.

 

Guud ahaan shacabka ku nool magaalada Qardho ayee sameyn ku yeelatay isbadalka sarifka lacagta dolarka,iyadoo dhawaan suuqa Qardho laga wayey Hilibka taas oo cabashadii ugu weyneyd ay ku sheegeen dadka ka ganacsada Hilibka isbadalka sarifka lacagta dolarka.

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cali [black]

Horseed Media

Qardho

 

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-1.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-6.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-7.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-9.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-12.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-14.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-16.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-21.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-22.jpg

Suuqa_Qardho_Sarifka_Dolarka.-24.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom;798221 wrote:
Sad lol

loool, ka daaa..the whole world is feeling it..but at least they conducting halal business..good on them..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this