Sign in to follow this  
Liibaan

SL VP: “Sh.Shariif Waxa uu Natusay Cadownimada u HayoSomalidiidka ”kadib Aqoonsigii Khaatumo State

Recommended Posts

Liibaan   

SL VP: “Sh. Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State"

 

 

 

 

Madaxweyne Kuxikeenka Somaliland Saylici: Shiikh Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State"

 

 

February 28, 2012

Hargeysa:-(RT) Madaxweyne ku xigeenka maamulka lamagac baxay S/land C/Raxman Saylici ayaa ka qayla dhaan aan jawaan kataganayn u diray Madaxweynaha Somaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo uu ku tilmaamay inuu tusay cadownimada uu u hay jiritaanka Somalilnad waa siduu hadalka u dhigayee .

 

Mr.Saylici ayaa waxa ay jawaabtiisani daba socotaa aqoonsigii Uu madaxweyne Shariif U aqoonsaday Maamul goboleed Buuxiyay shuruudihii looga baahnaa khaatumo State Of Somalia.

 

Mr.Saylici ayaa sidoo kale Uu ka sanqadhiyay in ay ku soo fool leeyihiin Somaliland Al-Shabaabkii koonfurta laga soo eryaday isagoo sheegay inay kuwa waaweyn yaqaaniin laakiin kuwa yar yari ay khatar yihiin waa siduu hadalka u dhigayee,hadalkan ayaa waxa uu yimi xili beryahan danbe saxaafadu ay aad u hadal haysay in Somaliland iyo Al-Shabaab xidhiidh soke ay lee yihiin ,lama oga sababta xiligan keentay in qaar kamid ah madax Somaliland ay ka qayliyaan in Al-Shabaab ay yimaadaan Gobolada Woqooyi Ee Somaliya.

 

 

http://youtu.be/KqQhS7LBImg" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's funny the secessionist's catch phrases are becoming more ridiculous by the day, everybody that disagrees with them, their line of argument starts with the following: He's the enemy no:1 of SL, The Siyadist - defeated lot, We are the victims and the abused ones, Koonfuria is illegitimate unruly and ********s.

 

 

Waar dadku qof caqli leh kuma jiro miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this