Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Finance Minister Lays Out The 2012 Developmental Plans For The State

Recommended Posts

Dr_Osman   

Dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixisay Mashaariic ay Britain ka fulinayso degaanada Puntland

cabdirashiid | February 19, 2012

 

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Puntland ayaa ka hadlay mashaariic horumarineed oo la filaayo in sanadkaan gudihiisa Dowladda Britain ka fuliso degaanada Puntland.

 

Dr.Faarax Cali Shire oo la hadlay Barnaamijka Ganacsiga ee BBC-da ayaa sheegay in Dowladda Britain sanadkaan ka caawin doonto Puntland arimaha Caafimaadka,Waxbarashada,nolol maalmeedka iyo dhinaca amaanka gaar ahaan Booliska.

 

Wuxuu hadalkiisa raaciyey in sidoo kale ay gacan ka geysan doonto wax ka qabashada kooxaha Burcad badeeda oo lasoo qab qaban doono deetana lagu samaynaayo dhaqan celin.

 

‘’Sanadkaan laga bilaabo Britain waxay ka caawinaysa Puntland Caafimaadka,Waxbarashada,nolol maalmeedka iyo Booliska sidii amaanka wax looga qaban lahaa.waxay kaloo ka caawinaysa sida Burcada wax looga qaban lahaa oo dhaqan celin iyo nolol loogu samayn lahaa iyadoo lagu wadaayo dagaaladii lagula jirey ee qab qabashada ahaa Badda ama bariga ha ahaadeen’’,ayuu sheegay.

 

Dhinaca kale mar wax laga waydiiyey mashaariic Dowladda Maraykanka u ballanqaaday Puntland ayuu sheegay in ay tahay dhismaha wadooyin oo laga dhisi doono dhulka Xeebaha iyadoo sidoo kale degmooyin qaar la siin doono lacago lagu fulinaayo mashaariic.

 

‘’Wuxuu qabanaaya mashruuc u badan wadooyin oo laga dhiso dhulka xeebaha ah gaar ahaan magaalooyin ku yaalla laga soo bilaabo Garaacad ilaa inta Xeebaha ku wareegsan,si uu u sahlanaado Isgaarsiinta oo dadkii Badda ka shaqaysanayay Kheyraadkooda dadka u keenaan.sidoo kale degmooyinka maamul loo sameeyo baa la siinaaya lacago lagu fuliyo mashaariic’’,ayuu yiri.

 

Wasiirka Maaliyada Puntland Dr.Faarax Cali Shire ayaa sidoo kale la waydiiyey su’aal ku saabsan inta qof oo Soomali ah ka shaqeeyaan Dooxada Dharoor oo bishii hore laga bilaabay Shidaal qodis,wuxuuna sheegay in howsha aanay sidaa u burnayn hadda maadama ay bilow tahay kana shaqeeyaan ilaa 350-qof.

 

‘’Shaqaalaha hadda ka shaqeeya meesha waa wax iska kooban ilaa 350-qof baa ka shaqeeya marka laga reebo dadka amaanka ka shaqeynaaya ee Booliska iyo Daraawiishta,wax walba waxay ku xirnaan doonaan 90-maalmood kadib’’,ayuu sheegay.

 

Dhowaan ayay ahayd markii Suuq Kaluun iyo Qudaar lagu iibinaayo ay Dowladda Britain ka hirgelisay magaalada Garoowe

 

Dalweyn.com

 

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Somalia;794708 wrote:
Man, did you guys invent development plans? :rolleyes:

He's not literally accusing Puntland of copying Somaliland, he's just using the same logic that Osman applies to anything Somaliland does which is "SOMALILAND IS COPYING PUNTLAND!!!"

 

On a related note, I don't think its a coincidence that the Doctor made this thread only hours after I refuted his points in another thread using the Somaliland National Development Plan as evidence. He never responded to my rebuttal regarding the true figures of SL's budget and instead made this thread to flaunt Puntland's development strategy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

He said "biting off Somaliland". Meaning Puntland copied from Somaliland.

 

So would you care to explain how your region invented development plans?

 

He has said a similar thing in another thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

^^^ I never said Somaliland invented development strategies. Don't put words into my mouth. Almost every developing country has multi year growth strategies like PRSPs, SWAPs, or 2020 visions. I was pointing out the fact that the "Doctor" always accuses others of following Puntland's actions when in this case if we were to use his faulty logic, it would be the other way around.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somaliland qorshe shanta sano malaha. This is strictly a puntland thing. 2007-2011 shanta sano qorshihi ma cilowdeen? Shanta sano puntland ba lagu yaqan marka ha is-yelyelin puntland never copy it leads

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The only thing I can remember Puntland copying Somaliland is the neighborhood watch thing which is good initiative and was sorely lacking in Puntland, other then that there is nothing else to copy of significance over there we have two different histories, we focus on the sultanates and the grand history of our clan, the somaliland folks focus on snm rebels. Their like eritrea in a way somaliland, where-as Puntland is more like the gulf states.

 

Havent u noticed how we always hold meetings in yemen and oman? its not by coincidence because we know what model we are looking to follow for our state. Puntland is more a Trading and Entrepeneur society or rags to riches society, where-as somaliland is more of a residential market and boqol suge.

 

So there cannot be copying done its two different societies and ideals. Did u see somaliland business fair? they even had ladies who sell clothes apart of it, it just shows u even shopkeepers is entrepeneurial for them where-as puntland was not like that at all. We focussed on telecommunication, banking, manufacturing, and the import/export trade sector not some avg person in suuqa bosaso. We focussed on multi million dollar companies.

 

Its really best put two different societies. One is remittance depedendant society who builds a house or two and waits for $100 dollar to come through bank transfers, the other is entrepeneurial take a desert and turn into a lush oasis and make the ppl self sufficient in their own needs. Its a society that looked at its rock and said that can definitely store fossil fuels. Its hugely different society. One looks at what it is his surrounding and thinks about how to make it better and more productive while the other looks at his surrounding and sits and takes pension from diaspora.

 

Dadku somaliyeed way kala duwan yihin niyahow marka inaad hal meel ku wada riddo ma aha, Somaliland hal amaan buu lee yahay nabadooda way ilashadeen lakin wax kale kuma amani kari ama been baan isku sheegaya. Qof 20 years mamul ahaa inu intas keliya haysto waa arin lala yaabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this