Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Education Policy Meeting. The 5 Year Education Vision

Recommended Posts

Dr_Osman   

Maxamed Cabdiwahaab Agaasimaha Guud ee Cusub ee W. Waxbarashadda Puntland

wahaab-300x156.jpg

 

GAROOWE : Kulan looga hadlay Siyaasadda Waxbarashada Puntland (Puntland Education Policy)

February 25, 2012 10:36 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor

 

Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Kulan ballaaran waxay ku qabtay Hoteel New Rays kaas oo looga hadlay Siyaasada Waxbarasho ee Puntland (Puntland Education Policy), waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaasha Waxbarashada gobolada, Guddoomiyaasha Degmooyinka, Kormeerayaasha Wasaaradda, Kormeerayaasha gobolada iyo Waalidinta Iskuulaadka, waxayna ka kala yimaadeen gobolada Sool, Cayn Nugaal iyo Mudug.

 

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda Mudane, Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa waxa uu ujeedada kulankan ku sheegay in la doonayo in ka soo qaybgalayaashu ka tala bixiyaan Qorshaha Waxbarasho ee 5-ta sano ee soo socota, si uu noqdo qorshahaasi mid hirgala oo dadka lagala tashaday ka soo ka qaybgalayaashu u arkaan mid iyaka ka timid.

 

Agaasimahu, wuxuu sheegay in la doonayo in hay’adaha Waxbarashada ka shaqeeya in loo tilmaamo baahiyaha Waxbarasho islamarkaasna ay iyaku kala hormarsadaan baahidooda oo Wasaaraddu mar kasta ay kala horumariso sida ay ahmiyad u kala leeyihiin, mana dhici doonto ayuu yiri in hay’aduhu iyako ay hogaamin ka noqdaan wax ka qabadka baahiyaha Waxbarasho ee Puntland.

 

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa doonaysa in Waxbarashada Puntland ay noqoto mid aad u tayaysan oo ay ka faa’iidaystaan Ardayda oo ah Mustaqbalka Ummadda Puntland.

 

Todobaadkan gudihiisa ayaa Wasaaraddu isla Hoteelkan New Rays ku qabatay kulan looga hadlay sidii Manhaj midaysan loogu samayn lahaa Waxbarashada dadban (Non Formal Education) ee Puntland, kaas oo loo arkay mid muhiimad gaar ah leh.

 

Puntlandpost.com

 

Saraakiisha W. Waxbarashada PL oo ka doodaysa Siyaasadda Waxbarashada

w11.jpg

w1.jpg

 

 

Maxamed Cabdiwahaab Agaasimaha Guud ee Cusub ee W. Waxbarashadda Puntland

wahaab-300x156.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Are there stats on how many students are being send abroad? I think those initiatives are by the diaspora not by the government, there should be stats on all regions.

 

Hundreds are sent abroad by Mudug every year but we need a central database on these kind of figures.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom;794703 wrote:
Teaching more people to be pirates lool

You could post something more constructive instead of using defamatory terms like *pirates* to condemn an entire community. Trolling is not good thing, mate ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this