Sign in to follow this  
Jacaylbaro

President Silanyo's Speech at the London Conference

Recommended Posts

NGONGE   

^^ Warya, adiga Siciid iyo Xaaj X waa inaad heshiisaan. I always go to Siciid for SL government business. Adigu Mucaaridka ka sheekay and let Xaaji X give us all the PL news. :D

 

(it was a very good speech).

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Oday ayaa xalayto i waydiiyay "adeer maxa shirka London ka so baxay?"..when I couldn't say anything about SL and I already mentioned the increase in AMISOM in Somalia..I said "dhuxusha la mamnoocay"..he thought I was joking! :D :D

 

 

 

201zb_Charcoaltruck1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qaranki   

Jacaylbaro;794189 wrote:
:D:D
...

 

Now some people will be disappointed ,,, lol

 

They will say it doesn't matter because he didn't speak in Arabic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE I just listened to the president not bad NGONGE silanyo ma duray ba ku dhacay xogaha wu yara duraysana. Wa mudaharadki london ka dhacay xaabsada laba koodh xidhna mu koodhka mid siyo silanyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Siilaanyo oo cod lagaga qaaday mobil-lagu majarahabaabinaayo shicibka Somaliland.

 

adeer mobile baa looga duubay ee cidna uma khudbayn

 

http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=12880&Itemid=62London,(Qaran news)- Qaar ka mid ah Madaxda la socota madaxweynaha iyo xubno ku dhow madaxweynaha oo ka tirsan qoyskiisa ayaa ilaa xalay ku mashquulsanaa sidii cod looga qaadi lahaa madaxweynaha maqal ah kaasi oo lagu qaaday mobil- isla markaasina loo kala diray saxaafado shisheeye iyo warbaahinta taageerta xukumadda Siilaanyo.

 

Codkani la qaaday ayaa lagu sheegay ama lagu taariikheeyay in uu madaxweyne Siilaanyo uu khudbad dheer oo 11 daqiiqadood qaadanysa uu ka jeediyay madashii shirkii Somalida ee shalay ka dhacay magaalada London, sidoo kale waxa time-ka ama saacada uu hadlay laga dhigay 11:30-kii subaxnimo xiligaasina waxa shirka ka hadlaayay Raysal wasaaraha dawlada Itoobiya, codkani madaxweyne Siilaanyo lagaga qaaday Hotel-ka uu deganyahay ayaa waxa tageerayaasha xukumada Siilaanyo ilaa xalay lagu lahaa wasaarada arimaha dibada ee Ingriiska ayaa inoo keenaysa Clip- ama codkii madaxweynaha oo aad ka dhagaysan doontaan khudbadii madaxweynaha, taasi oo ah been cad oo majaro habaabin ah.

 

Shabakada qaran news, waxa soo gaadhay codkla madaxweyne Siilaanyo ay xubno ka mid ah xukumadiisu ay ka qaadeen taasi oo lagu mudeeyay in uu hadlay xili ay madax kale hadlaysay anaga oo soo bandhigi doona cadaynata iyo sida beenta cad loo faafinaayo.

 

Sideedba hadii aan qadiyadeena aan runta laga sheegin oo shicibka lagu maaweeliyo been iyo khiyaali in aynu noqonayno shicib aan haynin dhabadii saxda ahayd sida hada uu Madaxweyne Siilaanyo inagu hagaayo.

 

Lasco beenta ay baahinayaan xukumadda Siilaaanyo iyo khudbada beenta ah ee uu iska duubay ee dadka lagu majaro habaabinaayo oo aanu soo bandhigi doono.

 

Hadii uu madaxweynaheenu uu hadlay ha soo ban dhigo vedio maqal iyo muuqaalba leh oo ay dadku rumaystaan looma baahna cod qol madow lagaga duubay oo bug ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this