Sign in to follow this  
Aaliyyah

Pro Ismaaciil Buubaa Oo taageeray Ku Dhawaaqista Khaatumo State

Recommended Posts

Aaliyyah   

Pro Ismaaciil Buubaa Oo taageeray Ku Dhawaaqista Khaatumo State, Sheegayna In qaar kale Dhawaan lagaga Dhawaaqi Doono Somaliland.

“Runtii Aniga Iyo Axmed Siiraanyo Halgan ayaanu Soo wada galnay, Anigu Waxaan ahay dadka aad u Aaminsan Mabda’ii SNM Oo ahaa in aan Dalka La kala goaynin”

http://toggaherernews.com/pro-ismaaciil-buubaa-oo-taageeray-ku-dhawaaqista-khaatumo-state-sheegayna-in-qaar-kale-dhawaan-lagaga-dhawaaqi-doono-somaliland-waraysi-qaybtii-labaad/

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyah walaal Buubaa waa dayro, reer Somaliland na way dayriyeen, markaa hadalkiisu waxba kasoo qaad ma laha nin aan dhulkuu u dhashay tagi karin, inuu meelahaa dibadaha ka badhaaciyo mooyee.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^maamulka Somaliland lugu sheegyo ee u badheedhay in ay xasuuqaan dad badan oo reer awdal ah iyo reer SSC ah say aqoonsi beena u daba ordaan uma baahna inuu u tago. Waa ninkaas soomaaliga ah ee aminsan in maamul walba xaq uleeyahay in uu madax banaanaado.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;792319 wrote:

miskanaad.

extra extra...The easter bunny and santa clause recognise khatumo..:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;792319 wrote:
^maamulka Somaliland lugu sheegyo ee u badheedhay in ay xasuuqaan dad badan oo reer awdal ah iyo reer SSC ah say aqoonsi beena u daba ordaan uma baahna inuu u tago. Waa ninkaas soomaaliga ah ee aminsan in maamul walba xaq uleeyahay in uu madax banaanaado.

Walaal nabaddu way macaan tahay, ee gogosha nabadeed ee Madaxweynuhu idiin fidiyay aqbala, wax walba wada hadal baa lagu dhamayn karaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ refer to my other thread I started earlier titled "Dhegeyso Maxamuud Sh. Cumar, Kana Mid ah Waxgaradka Gobolka/Cayn". It is a response to your Silaanyo's fake baaqnabadeed. As well as an answer to your sarcastic comment since simple logic is not enough.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abdul   

Caano_Geel;792357 wrote:
Walaal nabaddu way macaan tahay, ee gogosha nabadeed ee Madaxweynuhu idiin fidiyay aqbala, wax walba wada hadal baa lagu dhamayn karaa.

He is your 'president' and not ours,saaxib.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this