Sign in to follow this  
SayidSomal

Horta ma is waydisaan?

Recommended Posts

Sabaabta Af Ingiriis loogu qora wixii ka soo baxay labadii shir ee lagu qabtay Garoowe?

 

 

Tan kale - xujooyinka lagu xiray ka mid noqoshanimada wakiilada cusub waxaa ka mid ah:

"no record of serious crime or crimes against humanity" :o

Marka waxaa iswaydin mudan; - oo markiii hore xujadaan miyeeysan ka mid ahayn markii la soo xulaayey kuwa hadda jooga? mise dadku hadday caqliyeysteen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee afenglishtu Wa afki calaamka. Hormaray mahiga iyo Calamka. Wa inay ogadaan Waxa lugu shiray afsomali xita walugu qoray

 

Dee qof dambi aan galin ba iska yar hada wa somalia meeshu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf - Adiga waxaan u malaynayaa in aad qoralka ku baratay intarnetka oo ibidkaa iskool tegin - sabaabta ah - qoralkaagu meel u ka jeeddo iyo meel u jeeddo ba maleh - weedh walbo aad qortit waxaa ka buuxa khalad ama naxwe ha ahado ama yeedhis ama habbaal la'aan. :D

 

Marka arintaan adiga lagama waraysanayo - tan kale - xaggee baad ku aragtay heshiiskii Garoowe oo Af Soomaali ku qoran?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacaylbaro;791760 wrote:
Serious ,, eh ??
:D

Jacaylbaroow - ninyahow maad meshaan ku soo dhejisid sawirada aad 'facebook' ku haysid - oo tusaya khaladdada ay Soomaalidu samayso markay isku dayaan in ay Af Ingiriis ku qoran magacyada dukaamadooda?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaji Xunjuf siyaasada Soomaaliya si fiican ayuu ula socdaa, Universaltv inaan ku arko asagoo lagu casumo waan jeclaan lahaa hal mar. :D

 

Kulmiye kan Ingiriiska u fadhiya 100 jeer ayuu dhaamaa. Noolow awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Sayid*Somal;791757 wrote:

Tan kale - xujooyinka lagu xiray ka mid noqoshanimada wakiilada cusub waxaa ka mid ah:

"no record of serious crime or crimes against humanity"
:o

Marka waxaa iswaydin mudan; - oo markiii hore xujadaan miyeeysan ka mid ahayn markii la soo xulaayey kuwa hadda jooga? mise dadku hadday caqliyeysteen?

Sayid, wixii hore ma soconayaan, dhalinyarada soo koreysa ayaa dowlada ku qasabtay in wixii hore la kala hurgufo, la haadiyo oo si fiican loo kala shaandheeyo. Odayaasha waxaa ka buuxa: Dhiigyo cab, Calooshiisa u shaqayste, Qabiiliiste iyo Baranbarooyin. Marka Odayaasha hadda ka dib waa in si fiican loo hurgufaa oo qashinka laga saraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jiiroow Bakaal;791770 wrote:
Shirka Garoowe waxuu kaloo ansixiyey in LUUDHIYIINTA ey ka mid noqon karaan baarlamaanka cusub

 

 

CAJIIB TALOOW KUWII SAXIIXEY MA WAX BAA U QARSANAA

waad caytamaysaye - nin weyn oo muslim aa tahay isku xishood saxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;791774 wrote:
Xaji Xunjuf siyaasada Soomaaliya si fiican ayuu ula socdaa, Universaltv inaan ku arko asagoo lagu casumo waan jeclaan lahaa hal mar.
:D

 

Kulmiye kan Ingiriiska u fadhiya 100 jeer ayuu dhaamaa. Noolow awoowe.

Somalina - Dakharay waa saxiibkay darisna waa nahay - taas waxana kasii muhiimsan waa nin muslim aan saaladiisu dhaafin - marka fadlan walaalo ka wantoob waxaad ka tidhi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayid Somal kagan tuuladi qardho ka yimid dee waxaagu wa kalay na dawada Somalidu maxay english wax ugu qoraan adeer dee englisthtu ma waxad u haysata lahjad ka mid reer budhlayn ku hadlan hada wa af calaami ah wana wax lo bahanyahay in lugu qoro si ay dadku isku fahman mala fahanka kugu yar, isweydi Somalida halkan maxay englishta ugu doodaan ma ingriis baynu nahay dee wa af dadku isku af gartan

 

Lool@ Somalina kuwaas beri hore baan geed ku xidhi laha:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayid*Somal;791769 wrote:
Jacaylbaroow - ninyahow maad meshaan ku soo dhejisid sawirada aad 'facebook' ku haysid - oo tusaya khaladdada ay Soomaalidu samayso markay isku dayaan in ay Af Ingiriis ku qoran magacyada dukaamadooda?

Ma aniga ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;791783 wrote:
:D
Xaji Xunjuf wuu yaqaan sida loo hadlo, kan Kulmiye waa mid lagu qasaarey, waa JB oo suit loo xirey oo la yiri noo hadal.
:D

Xataa anaa ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this