Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO Wasiirkii ArimahaDibada EeHore TFG Cali Jangali oo Si Weyn u Taageeray KhaatumoState ofSomalia

Recommended Posts

Liibaan   

untitled3.jpg

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

VIDEO: Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Wasiirka oo Khudbad Aad u Qiimo Badan Ka Jeediyey Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Ali jaamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada.

 

 

 

Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

adaa mudan walaal Taleexi. Ur one of the very few Somalis Ive seen who dont get defensive when corrected or given advice, that says a lot about you. And also ive noticed u try to take balanced opinions on issues, good job man, keep it up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

untitledfg.bmp

 

Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali Iyo Xafladii Nairobi Hadaladii Qiimaha Badnaa Ee Uu Ka Jeediyay

 

aamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada.

 

 

 

Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

I had a chance meeting with him last year In Toronto and found him to be soft-spoken and a gentleman.What a great speech in Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;791711 wrote:
Is his wife from india bye the way I knew the family Jamac jangali Back in xamar good family

How old are you?:eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this