Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

Isku Aaadka Gobolada iyo Federaalka 2012

Recommended Posts

Azaania state:

Jubada hoose

Jubada dhexe

Gedo

__________

RRA state

Bay

Bakool

Shabeelada hoose

_________________

Banaadir Capital State

______________________

USC state

Shabelaha DHexe

Hiiraan

Galgaduud

_________________________

SSDF State:

Mudug

Nugaal

Bari

__________________

SNM/USP State:

Sool

Sanaaag

Togdheer

Waqqooyi Galbeed

Awdal

_____________________

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Why not build one Soomaaliya now. Bring the nation together and then si caddaalad ah uga feker haddii uu Federalism shaqaynayo?

Share this post

Link to post
Share on other sites
peasant   

Abwaan sedex boqol oo scholarship ah oo caawino ah baa muqdisho dhaafi waayey ma kula tahay in dhaqaalaha wadanka oo dhan u dhaafi doono hadii aysan jirin dowlado federal ah oo u dooda xuquuqda gobol walba?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

peasant;791422 wrote:
Abwaan sedex boqol oo scholarship ah oo caawino ah baa muqdisho dhaafi waayey ma kula tahay in dhaqaalaha wadanka oo dhan u dhaafi doono hadii aysan jirin dowlado federal ah oo u dooda xuquuqda gobol walba?

peasant I understand your point laakiinse haddii dad xilkas ah aan xilal u dhiibanno markaas way dhaafaysaa? You think in Muqdisho ay ka tagayaan dadka baxayaa? Dad Nairobi iyo Sudan jooga ayaa ku baxay....That means afar-jeeble ayaa gadanaya....Xitaa haddii degaannada kale laga soo billaabo I think the same would happen....We need in dad xukunka u qalma wax loo dhiibo, not loosers iyo dad waalan oo qabiil, selfish-nimo iyo aqoon la'aan iskugu aruurtay!

Anigu anti-Federalism ma ahi ee waxaan leeyahay caqli haku dhisnaato, Not boob...Nabad iyo caddaalad marka hore halla helo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
peasant   

^ Waa run dad xil kas ah wax badan waa ka qaban karan musuqmaasuqa.

Lakiin aniga waxaan qabaa in federalism ay tahay sida ugu wanaagsan uu gobol walba xaqiisa ku heli karo. Siyaad bare dowladiisi muqdisho un ayey kaabihi dhaqaalaha ku soo koobtay taaso arin khaldan ahayd waayo meelaha kale waa loo baxsan lahaa kadib burburkii wadanka marka uu dhacay hadii ay dhisnaan lahaayen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
faarah22   

it already works abwaan. federalism is being instituted right now in kenya in the form of counties. centralized government does not work, period. so get used to the new dispensation instead of yearning of old nostalgic ways.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

peasant;791438 wrote:
^ Waa run dad xil kas ah wax badan waa ka qaban karan musuqmaasuqa.

Lakiin aniga waxaan qabaa in federalism ay tahay sida ugu wanaagsan uu gobol walba xaqiisa ku heli karo. Siyaad bare dowladiisi muqdisho un ayey kaabihi dhaqaalaha ku soo koobtay taaso arin khaldan ahayd waayo meelaha kale waa loo baxsan lahaa kadib burburkii wadanka marka uu dhacay hadii ay dhisnaan lahaayen.

Waan kugu raacsanahay in dowladdii mileterigu iyo kuwii ka horreeyeyba ay diiradda saareen Muqdisho keliya, sida muuqatana that is why dhibka ugu badan uu Muqdisho uga dhacay waayo waa meeshii dowladnimada loo asteeynayey...Anigu waxba kama qabo haddii Federalism Soomaali ay si caddaalad ah uga fekereen Soomaaliya laga hirgelinayo laakiin waxaan ka soo horjeedaa in iyadoo aan ognahay xaalka waddanku guud ahaan marayo in duuduub lagu laqo...!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Federalismku runti Somalia uma wanaagsan goboleysi qabileysan dabeedna dawlad dhexe oo awood yar waxay danta ugu jirta Ethiopia iyo kenya awooda hadaad siisiid goboleysi dee maxaad so kordhisay Somalia ma dad kala diin iyo kala af iyo kala qawmiyada baaa? Oo la kala ilaalinayo Bal hadaad dhowr gobol oo caadi ah u samaysiid oo isku jir ah dawlad dhexe oo adag maha in wax walba xamar laga dhigo hayadaha dawliga qaar waxaad ka dhisi karta garowe qaar baydhabo qaar galkacyo si dalka oo dhan isu gaadho.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;791461 wrote:

That is a very good point XX...Oraah Soomaaliyeed ayaa oranaysa "Bil 3 xero ayay kaa saartaa ee xero kale kuma geyso" Macneheeduna yahay haddii dayaxa dhalashadiisu 3 beri jirto iftiin badan ma lahan aan ka ahayn xoogaa yar oo aan la isku hallayn karin. Oo reer miyigu habeenkii inay socdaan bay u isticmaalaane haddii aad hal reer ka tagtid reer kale kuma gaareysid dayaxaas 3-da beri keliya ah oo weli iftiimaya, Maba laga fekerayo siyaasadda dibedda iyo dowladaha deriska ah ee waxaa un lagu khafiifay Federalism for us!!! Waana ayaandarro!!!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan: Waxna waa wixii fiicnaan lahaa, waxna waa waaqiciga aynu ku jirno. Federalism-ku waa laba nooc, mid tight ah sida Maraykanka iyo mid loose ah sida Germany kaynu dooranaaba innagay innagu xidhan tahay. Way wacnaan lahayd inaynu dawlad dhexe oo caddaalad ah helno balse waaqiciga dhulka taagan taa ma ogolaanayo, cadawga dibada khatarta uu jiritaankeena ku hayo ka gudaha baa ka daran. Tusaale, waxaa kuugu filan oday Xaaji maamul beeleedkiisa buu aaminsan yahay inuu wadan yahay, maamul beeleedkaygana wuu ka soo horjeedaa, dawlad dhexe oo xooggan in la dhistona wuu inooga sheekaynayaa, Agah, tolow xagay iska qabsan la'dahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;791478 wrote:

lol...XX haddii uu rabo inaan isku sii baaba'no wuxuu dhihi lahaa Federal noqda hadda ayaan is leeyahay. Wuu ogyahay runta jirta haba iska dhigdhigee inuusan ogeyn....Hadduu cid kale dowladnimo u diidey tan ciddiisa uu la jecelyahayna ma shaqaynayso...:)...Teeda kale wuxuu dowlad-dhexe oo xooggan u taageerayaa sheekadu inay is beddeshay buu la socdaa oo wuxuu is leeyahay mid adeer ah oo uu hadda ku qanacsan yahay baa madax ka noqon doona ee ninku ma foga Taleexi:)

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this